Masaajida Sweden oo isku qilaafay Ciida!

Masaajida Sweden ayaa si weyn isugu qilaafay dhalashada bisha Shawwal iyo ciida. Masaajidka weyn ee Stockholm iyo ururka Islaamka Sweden (Islamiska Förbundet) ayaa isbuucii hore shaaciyay in ay barito oo talaado ah ay ciid tahay, halka galabta ay Sacuudiga shaaciyeen in aysan ciid ahayn taasoo ay ku raaceen masaajid kale oo ku yaala Sweden.

Hadda ayaa waxaa socoto jahwareer ku saabsan in ay barito ciid tahay iyo in kale, iyadoo bishii aan laga arag wadamada Muslimiinta balse masaajida Stockholm iyo kuwo kale ay ku adkaysteen in ay barito ciid tahay.

Arintaan ayaa ka dhex abuurtay qilaaf xoogan Muslimiinta Sweden oo ciidihii hore si wada-jir ah u ciidi jiray.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. Matii says:

    Fududaanta ayaa keeneyso iskhalaafka

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. nuurtomacalin12 @hotmail. com says:

    Asc qilaafka ma fiicna bishii Shawaalna lama arkin marka yaan leysku qilaafin Sweden bil lagana arkin ee sidee köp ciidaa?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. Sayid says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 10

  4. Said says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  5. abdulahi kahin says:

    qararac da soomaalida manay arag waana ciid kulahaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Madaale says:

    War ileen tan oo kale yaa arkey beri waa soon ciid maha aduunka oo dhan majirto meel bisha laga arkey caalamka islaamkana Saudi Arabia ugu weyn tahay beri waa soon marka qof hadalkiisa oo wiliba asaga bishaan arkey laheyn yaanan loo afurin yurub oo dhan ayaa beri soon ah marka masjid dhahey beri ciid waaye yaanan lagu afurin ciida waa arbaco

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. sambur says:

    Khilaaf badan aa jiro Ciida sanadkaan anige waa soo ma nahay magaaladeene waa soon dadka oodhan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. barni says:

    Anagna waa ciidbay na dhaheen oo maanta waanu ciidnay barina insh allh waanu ciidi waa wada ayaamo ilaahay ciid mubarak وكل عام وانتم بخير🙌🙋🙋

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. luul says:

    asc
    waxa la yiri celmi ha laguu dhigee caqliga ku kaasho dadka maanta afuray mexey ku afureen caalamka islaamka lagama arag bishii ayaa la leeyahay ma qof hadalkiis ayaa lagu afurayaa sharuudaha lagu afurikaro waa wada naqaane waxan qabaa in la qalday dadkaas lkin wey soo qaleyn karan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0