Maxkamada sare ee Socdaalka oo ku celisay muhiimada luuqada

Maxkamada Sare ee Socdaalka (Migrationsöverdomstolen) ayaa adkeysay muhiimada ay leedahay baaritaanka lahjada qofka magangalyada dalbanaya. Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay Laanta Socdaalka diidmo siisay nin Soomaali ah oo lagu diiday in uu koonfurta ka soo jeedo lahjadiisa darteed.

Ka dibna Maxkamada Socdaalka (Migrationsdomstolen) ayaa arintaas ku qilaaftay Laanta Socdaalka oo sheegtay in baaritaanka luuqada ee lagu sameeyay ninka uu ahaa mid daciif ah isla markaana aysan lahjadu muhiimad weyn lahayn, iyada oo dalbatay ninkaas in kiiskiisa dib loo eego.

Laanta Socdaalka ayaan intaas sheekada uga harin oo waxay racfaan u gudbisay Maxkamada sare ee Socdaalka (Migrationsöverdomstolen) taasoo baaritaan ka dib go’aan ku gaartay in luuqadu muhiim tahay marka la baarayo kiiska qofka balse ay tahay mid shaqsi shaqsi loo isticmaalo oo keliya.

Laanta Socdaalka ayaa mudo isticmaalaysay baaritaanka luuqada iyaga oo dadka cajalad ka duuba ay ku eegayaan lahjada qofka iyo aqoonta uu u leeyahay halka uu sheeganayo in uu ka soo jeedo.

Maxkamadaha Socdaalka ayaa u kala baxa Migrationsdomstolen iyo Migrationsöverdomstolen oo iyadu leh awooda ugu sareysa. Haddii maxkamada Socdaalka ee caadiga ah ay go’aan gaarto ayaa Laanta Socdaalka waxaa u furan in ay racfaan u gudbiyaan Maxkamada Sare.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

37 Responses

  1. HASSAN KAAMILL says:

    Asc mr jimcaale&aqristayasha sharafta leh sln kadib

    waa arin iska macquul ah waayo dadka bentodi ayaa badatay marka waa iney ogaadaaan hadaba inta ow qufko runta kashegayo marka benta an iska deyno hadaan somali nahay!!!

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 10 Thumb down 6

    • rashka says:

      Asc waxan filayaa in badankeena aan runta iska indho tireyno , haddii runta la sheegi lahaa somali sharci cid yurub ka qadato wey yaraan laheyd, cidkasta been iney sheegtay ama hadaba ay shegayaan wey cadahay, marka mahan inaan ku jeesjeesno dad walalaheen ah oo dhibateysay lahjadooda oo ka duwan kan koofurta looga hadlo,aan u duceyno dadka yurub ku dhibeysan ee aan sharciga ku heysan ,sidoo kale iney somali is raacdo.

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

    • canab says:

      ASC waa xaqiiq ninka leh been aan iska deynop inuu isagu been sheegay waayo maba uu san sheegin run xiligas uu warkan qorayo ka hor wuxun aiska melayaa nin aan shegin been laakin qof kasta waa inuusan ku soo qoran iimaha dadku leeyihin keligiin ma AQRTISATAAN WARGERYSKA FADLAN SUMCADIINA ILAALIYA

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  2. deeq says:

    dadbadan ookasoojeda gobalada waqooyi hadana soomaalinimada inkira ayaa ubaahan nolol markasidaas ayaan beenta loodhaafikarin bari iyagana waa lamid oo meelahaas nabad ayaakajirta bro

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

    • kaltuun says:

      waxaan salaamayaa dadka qaar sharafleh sida gabdhaha yaryar ee qurbaha ku koray salaan kadib waxaan u sheegeyaa dad kan qaawan ee meeshan fadhiya iyagaa is garan doonee inaanay moodin dhulkan soomaaliyadii ay labada is dhalay isu hayeen ama ama labada walaalaha ah ee ay dulmiga kaga yimaadeen iyo xoolihii dadka ee ay soo gurteen horta niman iyo naagaba waxaan leeyahay reer woqooyi marbaa ku joogteen dhulkan oo isku dhiibi jirteen wax ceebana maha oo been hadaa been ku joogtaan awelba been iyadoon soomaali kale been aqoon ayaa taqaaneen oo aduunka musuqmaasaq iyo wax isdaba maris ku gubteen dhulkii soomaalidu u shoofii jirtey oo hada soomaalidu haday fiicantahay iyo haday xuntahayba dad baqtiyey looga yaqaanaa naa anaga hadii nala celiyona sharaf ayaan ku tegeynaaye dadkii qaawanaayow idinku dhargashada hadii nala celiyo awelba dhul gaalbuu ahaayoo sharafi may ooline xoolihii islaamka kale iyo kuwii islaamka soomaalida kuwa gaaladana ku darsada haday meel idiin buuxineyaan oo aa cawradiina meelkasta ka muuqata iyo sharaf dhaca idinka difaacayaan munaafiqiin baa tihiine ceeb iyo caydh iyo xaasid aydinaan nafta isu quudhayn ayaa ifka korkiisa la joogtaan anan waa na cunteen intaan walaal idin moodney nacasnimona weeye inaan meeshii masku ku jirey ee aan ognahay inuu weli ku jiro aanu wehel ka dhigano horta anagu weligayo aan gooni isu taagnee wax ceeba dhulkan kuma joogno idinkoon xornoqona xorbaan ahayn hadaba soomaali wax lala wadaago markaa noqotaan oo dad cun nimada iyo sagaalka boqol ee ceebood xataa qaarka mida laydinka waayo markaa soomaali diid nagu dheha laakiin soomaalidu waxay ku maahmaahdaa riyo haday dub leeyihiin dabadooda muuqata ayay ku qarsan lahaayeen munaafiqiin yahay muslin caadi ah laydinkuma sheegi karee aduunkan gaalada iska dhaadhiciya gaaladu haydin qaabishee wixii reer woqooyi ah ee aad aragtaana sheega sidaa awelba usheegi jirteen ilaa waxyaalahaa caan baad ku ahaydeene ilaa waxaa la yidhi nin hooyadiis ka guurey aayadiis uma negaadee macneheedana waad wada garanysaan ayaan fiyaaa waynoo iyo meeshii aa ku danbaysaan ALLAAH AYAA MAHADI U SUGNAATAY

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. xamdi swden says:

    hahahaha sheeko hada ayee cadaatay
    aaway dadkii laha waxaa nahay gooni oo wadan ayaa leenahay iyo calan
    kadibne yurub ku imaado waxa ahay reer koonfur
    hadane waxaa kasii daran somalida oo dhan ceeb ku ah
    in ee walalahooda ee qabii ku liidaan ee hadane 100% kusoo galaan inee kasoo jeedaan qabiilada ee yaseen
    marka wadani waa loo dhashaa cml
    layskama dhigo wadani …..i mean luqada wa muhiim
    ogoow qofkaan somaliga ahow si walbo aad isku gooni gooni dhigto NEVER…NEVER…. ma noqon doontid gooni inta aan ila wadaagto afka iyo midabka iyo dhaqanka iyo dhulka
    aad ayaan u taageersanahy mowduuca
    thnks brother jimcaale

    Fikrad lala dhacay Thumb up 16 Thumb down 4

  4. omar says:

    dhamaan asxbta ku xiran iyo milkiilaha webka iyo asxbtiisa la shaqeysa waxan idiinku salaamey salaanta islaamka asc mid kale sxbta iga horeysey oo dhan waxan u sheegi lahaa marka hore idinku ama kasoo jeeda koonfur ama kasoo jeeda waqooyi ama kasoo jeeda puntland dhamaantiin waxa tihiin soomaali miryooley waxad kaloo ogaatiin gaaladaan ineysan kala jecleyn qabiilada somalida ee iska daaya isxagxagashada qofka marba haduu yahey somali halkan uu yimid maxa ugu diideysaa hadii galadan illaah u cabiidiyo soomaliyeey ilaah ka baqa ee iska daaya xaasidnimada wabilaahi towfiiq

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 5 Thumb down 8

  5. duulmidiid says:

    wad salaaman tihin dhaman somli weyn marka hore aniga waxan qaba in somali oo dhan wey sheegta beenta waayo waxad arkaysa dad sheegta waxan kasojeda madhiman markii eey arkan qof madhiman na wey yasan ee maxaad karabtan reer waqooyi somali oo dhan wa rabta yurub ee afkina u rayo kaseysta reer waqooyi maxaad kasheegi reer waqooyi madan arkin dadka xita wadankodu yahay nabada waxay jecelyihin in aay yimadan yurub ciid kasta oo biliadana uu doonaya in uu ku noolado meel wacan mida kale luuqada cidkasta yaa ku hadashaa waayo somali wa isku af waxaad arkaysa qof ku dhaashay konfuur hadana ku hadlayo af waqooyi

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. ifrah says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxan layaba marmarka qarkood somaliida xasinimo meshee eey kagadhaay wa suu sheegay cumar galadan somali wa u somali ee kama ahaa diida reer waqooyi waxaay diidayan musliminta ku sobadaneysa galbedka imisa reer oo kasojeeda waqooyi ayaa qatay shaarci imisa kasojeeda reer kofur aaya lodiiday shaarci oo jooga mudabadan hada somali waxay u dagila adahay wa waxan oo kale war somalidu warbadana anigu waxan leyahay intad diidaysn reer waqooyi haisku dirina waliladin rer waqooyi waxad hada ku hadliesan wa wax lagacarodo kaba soqad aniga hada waxan ku dhashay koonfuu xafada madiina gar ahan jiidka korantada wa qofkii yaqana hada moye in magaci labadalay waxan kahadaya markay xamar nabada ahaad waxana ku hadla af reer waqooyi waayo waxan joogay keenya waxan ku dhaxjiray bulshada somali weyn oo dhan see marka somali lokala sarii

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  7. samka nuura says:

    asc dhamaantiin war allaah halaga cabsado hana laga tago waxii xumaati ah ama qabiil ah soomaaliyeey qabiilkaad doontaan ahaada waxaadse ogaataan been been iyo qabiil in aysan waxba kuu tareen maalinta qiyaamaha alle hortiisa lataagan yahay ee aad u baahan tahay waxii markaas ku bad baadin lahaa hadaba meel kasta oo aad joogtaan iska badala ereyga qabiil asc gabadh soomaaliyeed

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  8. aabbe says:

    waaa yaaab!!!!!!!!!!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  9. ifrah sharaf says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa la iskA DABA YIMID ceeeeeeeeeeb.com

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  10. umu hani says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maxa ceeb ah bisinka reer waqoyi hadi lo dido sharciga ma caba waa yaab wlhi war somali waa isku mid waqoyi iyo konfurna laba luqadod kuma kala hadlan bara hal ayaa ka dhaxeyso tasna waxa daremi karo qofka og somalinimada waxey tahay kaliya

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  11. cuqdada ka soo hor jeeda says:

    @Hassan kamiil, och hamdi waa xanuunsantihiin ilaah ha in caafiyo hadii cuqdad intaas le’eg inku jirto anigu somali land ma ahi lakiin waan ku faraxsanahay in ee nabad ku noolyihiin ,,, koonfurna ilaah waan ooga baryaya ,,,,,, Deeq somali aan been sheegin ma jiro even adiga !!!! cummar waa runtaa ,,,, somali waa somali

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  12. ANIGA says:

    TO. IFRAX
    abaayo hadalkaada dacwaan ka qabaa aniga kenya ayaan joogay 9sano intii la soo qaxoo idil hadaad adigu afsoomaali ku baratay oo leedahay waxaan ka imaaday muqdisho,afka reer waqooyigaana ku soo bartay.ana waxaan leeyahay intaan joogay nairobi afsoomaaligii ayaaba iga lumay.igamana dacaayad waa iga dhab.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  13. aboowihiis says:

    dhamaan waxaa aan somalida u sheegayaa wadankan sweden in aanu u lahayn faaiiido dadka somalilada ah meel kastoo oo ay ka yimadaan 3000 kr ayaa lagu bahdilayaa somalida waa arin cajiib ah maxkamada saree maaha meel cadalad leh waa qayb ka mid ah laanta socdaalka oo lagu qanciyo ama lagu siii niyad jebiyo qofka sharci raadiyaha ah markaa arinka somalida fari kama qodna

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  14. cadi jamaal says:

    waxaad doontan soqora balse waxan idin shegaa reer waqooyi waxa ay yihiin 1 wa dad islaway o kibir badan 2 waxay ka fanan somalinimada 3 waxay aad ujecelyihin qabiilka iyo qabyalada 4 waxay qabaan cudur xun oo ladhoho cuqdad 5 waxay kaso horjeedaan in la helo dowlad matasha somaliweyn 6 wa dad aad ujecel muqadaraadka iney cunaan sida qaadka sigaarka tubaakada xashiishada qamriga iyo calaqa 7 wa dad aan diinta waxba ka aqoonin kooda yaqaana kuma dhamo 8 markay rabaan iney iska dhibaan dalalka yurubta waxay dhahaan waxan ahay reer koonfur 9 tariiqdooda dhow iyo midooda fog marki labaray waxa laso ogaaday iney yihiin dad aad iyo aad u jecel gaalada 10 mid kamid ah madaxdoda oo hogaamiya xisbi kusheega ucid ina cali waraabe doqonkas afkisa waxa laga hayaa inu dhahay reer koofurka waxaanu ka jecelnahay itoobiyanka acuudu bilaah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  15. yaasir mohamed says:

    mudane cadi jamaal waxad tahay muwaadin somaliyed o dhab ah tobankas qodob ee aad sheegtayna wa runtaa lkn hadi ay somalinidamu dhibeyso oo ay sidaas noo naceen ha noo dhafaan magaceena afkeena iyo dhaqankeena wa ineey raadsadaan dhaqamo kale iyo luuqado kale somalida kale e waqoyiga way rabaan somaliwayn sida gudubiirsi iyo dhulbahante waxa dhintay o uqdada badan wa iidoorka mirqaanku dilay wa dad ayaga dhanbo wada waalan hadi u isaaq kaligiis dowlad noqon karo wala arka waxaanba layaabay horta cidaasi habar badanaa 1 habar yoonis 2 habar awal 3 habar idoor 4 habar carfaan 5 habar jeceyl 6 habar shaydaan qandho habrooshin badan idin dishay kkkkkkkkkkkkkkkk wax wada waal waalan o madaxa loga jiro waaye somali diidow silac udhimo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  16. Muntas says:

    Asc bahda soomaali wayn hadan uguda galo barna mijkan somalididka iidoorku wadan waayahan kamana marman walalahod o wa ku qarabtan K k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k wasax sidad shegtay yasiirow anba hab rahan horan ula yabay mida kale idoorku iskuma fila walala hodna way ka fanayan gosadka ay shegayana adunka ka diday madama ay nagamaar min waxan ugu baqaya in ay somalidoda qirtan hadi kale luqadena hano dayan hargaysa haday nabad tahay waa wadan somaliyed ale ha u siyadsho muqdishana maalin un bay nabad ahan doonta insha alaah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 17 Thumb down 0

  17. yoniis says:

    waxaan kahadlaya hadalkooban tan iyo intay duntay dawladii dhexee ee somaliya waxaa so baxay caqaabado haysta umada somalida ah oo shacaabka ah daalkii an u dhalanayna waxa kalasheegta hogamiiyo kooxeedyo qabiil salka ku haya marka waxaa shacaabka quurbaha kamiidaysnaa 2000 waxii kahooreyay in laa ilaaliyo somalinimada taas waa miid an meel ugaso wada jeednay hada intii kadanbaysay 2000 waxa sobaxay kala jajab iyo niman somaliya oo daadka rufiiyama ama dhegaysta oo yiraahda wan kashaqaysta ceeb bay kutahay ariinta xaga somalinimada iyo xaga diinta an iswaydiino horta manta maxaan nahay somaliya tugsiiga 1 mashaqaystaniimo1 daalbur buray 1 been 1 musuuqmasuuq 1 waxaa iswaydiin mudan dhaliilaha maleenahay miise waa wax suuqa inoo galay maliihiin waxan nahay qoof buka boqool utalisay halayska qaado halka lajoogo hana lagarab istaago daadkasomaliida ah oo jooga iswiidhan siiba kuwiina jaliiyadaha sheegtow kumiidoba daalad guud oo ilaalisa dhaqaankeena iyo danaheen caruutana layska qadanayo halaga hortago hana lagarab istaago dhaliinyarada diidmada haysta iyo wayeelka iyo caruurta aynuu inaagu sheegnay koolay kiishegay khayr maqabee waxaase haboon war inta hartay hasheegiin afka laga gooye

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. Dal_Shisheeye says:

    Asc Dhamaan asxaabta, waxan la yaabay dadkan ku qoslaya luuqada dadka laga qade ee loo kala saaro waqooyi iyo koonfur, bal waxad dib Uyara jaleecda 1991 ka hor maxad isku dhibi jirteen markad timadeen Yurub suaasha markad ka jawabtaanba tiinana laydanka jawabayaa!!!!!

    1991 ka hor maxad isku dhibi jirteen idinkuba?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  19. xamdi sweden says:

    hahahaha…..Hassan kamil och xamdi, de är inte sjuk
    vi pratade bara vad är sant, förstår du Mr c.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  20. Muntas says:

    Qofkan dalshiyaha isku magan cabayow anaa kaga jawabaya taas 1991 ka hor waxan la hen dow lad calan iyo ciidena o nabad ah magaca qoxotina manan garanay yurubna dalxis ban ku iman jirnay hatan o dalkii nabadisu xu matay miyan somalinimada ka fana maya maya maya tas mana dhacayso mel walbod tag tana walal somali unbad tahay jinsiyadana lama badali karo walal e waxan dhihi lahaa walal somaliya somali baa leh qofkana wu qosli kara o adiga qol kuguma xirna walal e tada ka dhibo

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  21. ayuub says:

    walal caadi jamaal waxan kugu mahad ciliyo mabaa qaan dadkaas intaad ku sheegtay wlhi been ugaba meeshiin danbina kasoo gaari maayo mahasanid waxan usoo galay bis inaan kugu mahadcilyo rayigaga cajiibkaa masha alah caadi jamal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  22. ayuub says:

    yaana ka reebiin bro yaasir mahasanid adiganeh walahi meel cidlaa baadkusoo dhaceeysaan markaad yurub tahriibka ku timadaan waad ku tuugsataan waxan ka imaaday muqdisho isku xishooda

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  23. Dal_Shisheeye says:

    Muntaas , beentu ma fiicna somalidunu way is taqana inaad adiguba isku dhiibi jirtay reer waqooyi 91 ka hor , Hadaad xaasid tahay waliga meel gaadhi maysid tusaale yar maxay somaliya la dagi la dahay, waa adigoo midhan indha iska riday . qof ku haduu wax qabsado wala hambalyeya wana loo mahad naqaa , hadii kale wax ku hagagaya iska yar

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  24. Muntas says:

    Aayar duqaynta xaasid ma ahi waxay aniga ila tahay kuwana horumar haday garan waxba kama fa idaysid wayo cuqdad ayaa ku jirta iyo jinsi na ceb ah walal waxana ku shegaya saqsi inadan igarin od rayigada ka hadasho rayiga waa laysku dar sankara lk cay waa ceeb

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  25. Muntas says:

    Shaqsigada ka hadal lakin cay waa ceb dalshisheye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. Dal_Shisheeye says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  27. Muntas says:

    Fikir kaga ka hadal tas aada xor u ah lk adi dadka ha caburinin dal shisheye Warle maa lawada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. ahmed says:

    10/01/2011

    waxaan kahadlaya hadalkooban tan iyo intay duntay dawladii dhexee ee somaliya waxaa so baxay caqaabado haysta umada somalida ah oo shacaabka ah daalkii an u dhalanayna waxa kalasheegta hogamiiyo kooxeedyo qabiil salka ku haya marka waxaa shacaabka quurbaha kamiidaysnaa 2000 waxii kahooreyay in laa ilaaliyo somalinimada taas waa miid an meel ugaso wada jeednay hada intii kadanbaysay 2000 waxa sobaxay kala jajab iyo niman somaliya oo daadka rufiiyama ama dhegaysta oo yiraahda wan kashaqaysta ceeb bay kutahay ariinta xaga somalinimada iyo xaga diinta an iswaydiino horta manta maxaan nahay somaliya tugsiiga 1 mashaqaystaniimo1 daalbur buray 1 been 1 musuuqmasuuq 1 waxaa iswaydiin mudan dhaliilaha maleenahay miise waa wax suuqa inoo galay maliihiin waxan nahay qoof buka boqool utalisay halayska qaado halka lajoogo hana lagarab istaago daadkasomaliida ah oo jooga iswiidhan siiba kuwiina jaliiyadaha sheegtow kumiidoba daalad guud oo ilaalisa dhaqaankeena iyo danaheen caruutana layska qadanayo halaga hortago hana lagarab istaago dhaliinyarada diidmada haysta iyo wayeelka iyo caruurta aynuu inaagu sheegnay koolay kiishegay khayr maqabee waxaase haboon war inta hartay hasheegiin afka laga gooye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. ayuub says:

    waxan idiinkula talinayaa in aad somali weyn dhinac ka racdaan war aan ku xusuusiyee mar dhow wax madaarka adan cade ka dhoofay arday somaliweyn ah turki u socotay bal eeg ceebta ninka madaxda isku sheega idiin ah uuku hadlay marabo hadaladisii foosha xumaa inaan dad weynaha usoo qoro waayo iyagaba arkay xishoodkii waxaba idiinka qaaday daroogada alah waxan idiinkaga baryaa inuu cafimaad idiinsiiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. cabdilqader says:

    asc dhamaantiin anigu waxaan ogahay iney beentii somali run u noqotey xitaa nolo shoodii ay noqotey ay ku dhaqmayeen waxaadna ogaataan qurba joogto iney umahad celiyaan dadka gabooyaha ah waayo risiqoodii ayey noqdeen markuu dawlada hoostago inuu yiraah midgaan laguna siiyo sharciga dibadana ka caayo amam ka yaso war dadkaa umahad naqa oo ogaada awadood inaad ku cuneysaan risiqa ilaah ka sokow talabaad luqadu inagaa is badney oo is nacney kani waa waqooyi waa reer xamer waa bari inagaa keeney is nacney umadada kale arki meysid loo lamanandhaqmo waa dad is jecel is ku lu qada. noona du ceeya sidaa ubama inaan soomaliya madax u noqono

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  31. Hamza says:

    Asc sxb yaal wax kasta yaa laka dhigin kaftan mida kalena ama af waaqooyi hakuhadlo ama af koofur haku hadlo sxb somaali waa soomali mana loobaahna in laka fasiro ama hadal badsi lagu sameeyo kan sidas dhahayo waa mid jecel inow sameeyo somali kala dirkeeda ama kan commnet-ga kabixinayo oo u maleyey walaalihiisa dad kale oo shisheeye awalna adiga wax lagaa helen waxtar malihide waxtar isku samee gaalkas aa kucaqli tahee the only way i say somaali soomali baa leh hana umaleen gaalkan positive-ka bixinayo inoow adiga kuladhashey ee same sheet aan u wada nahey ee ha’ugu riyaaqin waxa beenta ah oow kuuso qoraayo …….

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  32. nuur says:

    edwrtgth

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  33. cabdiqadir says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi somalidu kuligooda waa been waxa aysheeganayaan hadii run lasheegi laha qof sharce hile laha maba jire laheenin walaaliyaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  34. ilove somalia says:

    asc reer waqooyi hadeeyna diidan anaga marabno soomalida kalaa kabadan waxaana leeyahay nin magaala kacaroodow yaa ku og haday soomali diidan anagana ma ubaahnin bas yey dhihin somali baanahay somaliyana hanooga guuraan hargaysa waa wadan soomali ee haka guuraan intaa lee hasa meeyaan ilove somalia

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1