Maxkamada Socdaalka oo markale dib u dhigtay kiis ku saabsan arimaha Soomaalida

Kiiskaan waa mid aan dhowr jeer wax uga qornay oo ku saabsan shuruuda wadanoolaashaha (labada sano) ee qoysaska Soomaalida kaasoo horyaala Maxkamada Sare ee Socdaalka (Migrationsöverdomstolen) ayaan hada warbixin ka helnay.

Lena Rössel oo kiiskaan si fiican ula socotay ayaa xiriir ay la samaysay maxkamada waxay uga warameen halka ay marayso xaalada kiiska. Maxkamada ayaa horay jawaab looga filaayay ka hor fasaxyada xagaaga balse taas ayaa muuqata in aysan dhacayn.

Gacanyaraha kiiska ayaa Lena u sheegay in maxkamada ay horyaalaan kiisas kale oo ka horeeya kiiskaan isla markaana aysan u muuqan in go’aan laga gaari doono ka hor xagaaga. Waxa uu intaas ku daray in ugu horayn go’aan la filayo bilaha August iyo september.

Wixii ku soo kordhaya arintaan kala soco Somaliska.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

10 Responses

  1. hanad axmed says:

    saan ar ko kuwaan wax maba soo wadaa waaba la isku dali naaa

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  2. Saadaq says:

    LATEST NEWS JIMCAALE asxaabta gaarsiii

    KUNSKAPSPROV PÅ SOMALISKA OCH THAILANDSKA

    2014-06-02
    Från den 16 juni kan du boka och genomföra kunskapsprovet för körkortsbehörighet B även på thailändska och somaliska.

    FIIRI

    http://www.korkortsportalen.se/nyheter/2014/Kunskapsprov-pa-thailandska-och-somaliska/

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 2

  3. um alwalid says:

    laa xawla walaa quwata elaa bilaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. radiya says:

    waa yaab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Abubakr says:

    HADAL QABYA AH WAA LAGU OGYAHAY DADKAAN IYO WAX AYAGA LAMIDKA AH.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. sacid says:

    akhyarta asc,aniga hal sual ayaan qabaa fadlan hadujiro qof igajawabi karo aniga italy ayaan kaimid,xaskeyga iyo cunugeyga ayaa kunool sweden ,sanad kahor ayaan dacwo sweden gudeheeda kaxarestey si an rerkeyga lanolaadho ,2weeks kahor ayaa interview nalosoturey marka waxaan rabaa hadujiro qof sideyda camal mise system kan somarey inu ishego interview kabacdi meqa bilod ayaa jawabta lasugaya ?jawabtana mexey noqon karta fadlan isosheega ,mahadsanidin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sacid says:

    akhyarta asc,aniga hal sual ayaan qabaa fadlan hadujiro qof igajawabi karo aniga italy ayaan kaimid,xaskeyga iyo cunugeyga ayaa kunool sweden ,sanad kahor ayaan dacwo sweden gudeheeda kaxarestey si an rerkeyga lanolaadho ,2weeks kahor ayaa interview nalosoturey ,DNA mukujiro wa interview keliya marka waxaan rabaa hadujiro qof sideyda camal mise system kan somarey inu ishego interview kabacdi meqa bilod ayaa jawabta lasugaya ?jawabtana mexey noqon karta fadlan isosheega ,mahadsanidin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Maslah says:

    asmc dhamaan waa inin slalaame dadka walaleheyga oo ku hadlo afka somaliga salaan kadib walaahi waan ey hada wado maxkamada waa wax lala yaabo ee ilaah ayaa abooda iskale marka anaga waxna kumadarikarno waxna kama dhimikarno marka tii ale hala gu sabro taas ayaan idin idin shegaa .
    midakale aniga mudo 7bilood ayaan jawaab waxaan kasugaaye maxkamada sare laaki diidmo ayeey isiiiyee anigoo dacwadeyda ey eheey dadka 2sano marka ilaah ayaan sugenaa insha alaah ee iska sabra dadka aniga camal asxaabta oo dhan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. mamo says:

    asc dhamaan asxbta inta kasohadasho waan idinwada salaamay Qasatan Jimcale mahad sanid sida aad arinta nogu sogud bisay. midakale waa in aan illaah talada saranaa iinsha allaah waxan rajeyneyna maxkamada in eey nafasaxdo illaah xagiisa wax kama aha iinsha allaah talada alle aan sarano mahas sanidiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1