Mid ka mid ah shaqaalaha Laanta Socdaalka ayaa lagu eedeeyay in uu cuntadii loogu tala galay dadka magangalyo doonka ah uu isagu cunay. Ninkaan oo ka shaqeeya kaampka Märsta ee waqooyiga Stockholm ayaa ka mid ah shaqaalaha hawshoodu tahay in ay quudiyaan dadka magangalyo doonka ah. Ninkaan ayaa hore digniin loo siisay ka markii la sheegay in uu cuntada loogu tala galay soo galootiga cunay asagoo mardhaweyd lagu qabtay asagoo digaag ay lahaayeen soo galootiga daliiqaya. Ninkaan ayaa diiday eedeynta loo soo jeediyay asagoo sheegay cuntada uu cunayay in uu kala yimid gurigiisa. Warbixinta laga diyaariyay ninka oo ay soo gudbisay xarunta Märsta ayaa lagu yiri in ay waji xumo tahay xarunta iyo guud ahaan laanta socdaalka in shaqaalaha ay cuntada loogu talay galay soo galootiga cunaan.

Mid ka mid ah shaqaalaha laanta socdaalka oo cuntada ka cunay magangalyo doonka

Mid ka mid ah shaqaalaha Laanta Socdaalka ayaa lagu eedeeyay in uu cuntadii loogu tala galay dadka magangalyo doonka ah uu isagu cunay. Ninkaan oo ka shaqeeya kaampka Märsta ee waqooyiga Stockholm ayaa ka mid ah shaqaalaha hawshoodu tahay in ay quudiyaan dadka magangalyo doonka ah.

Ninkaan ayaa hore digniin loo siisay ka markii la sheegay in uu cuntada loogu tala galay soo galootiga cunay asagoo mardhaweyd lagu qabtay asagoo digaag ay lahaayeen soo galootiga daliiqaya.

Ninkaan ayaa diiday eedeynta loo soo jeediyay asagoo sheegay cuntada uu cunayay in uu kala yimid gurigiisa. Warbixinta laga diyaariyay ninka oo ay soo gudbisay xarunta Märsta ayaa lagu yiri in ay waji xumo tahay xarunta iyo guud ahaan laanta socdaalka in shaqaalaha ay cuntada loogu talay galay soo galootiga cunaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

1 Response

  1. Massago says:

    ALLOOW YAA OGAADO WAA UUN SOMALI NINKAAS WIRR WAX KALE HA NAQDO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1