Minneapolis oo laga dhisayo wado loogu magac darray marxuum Xuseen Samatar

0

Gobolka Minneapolis ee dalka Mareykanka oo ah gobol ka mid ah gobaladda ay soomaalida Mareykanka aad u degto, ayaa waxaa masuuliyiinta gollaha deegaanka ee gobolkaasi waxaa ay dhagax dhigeen wado loogu magac darray marxuun Xuseen Samatar oo ka mid ahaa waxgalkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee mas’uul ka noqda waaxda waxbarshadda ee gobolkaasi.

Illaahey ha u naxariisto Xuseen Samatar wuxuu sidoo kale ahaa aas aasihii xarrunta horumarinta Afrikaanka ee Mareykanka, wuxuu sidoo kale sanadkii 2012-kii booqasho ku yimid magaaladda Göteborg oo kala shaqeeynayey gobolka Göteborg siddii loo horumarin lahaa ganacsiga soomaalida Iswiidhan oo xilligaasi la bilaabay in daraasad lugu saneeyo. Marxuumka ayaa sanadkii 2013-kii waxaa uu ku geeriyooday gobolkaasi. Waxaana marxuunka Alle uga baryeynaa in janadii Fardoowso geeyo una nuuriyo qabrigiisa.  Aaamiin Aaamin Aaamin!

Somaliska.com-Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here