Muctamarka 19-aad ee xagaaga Iskandaneeviya

Halkaan ka daawo: http://somaliska.com/live/
Waa markale iyo waqtigii la qabanjiray muctamarka diiniga ah ee xagaaga ka dhaca wadamada Iskaandaneevia. Muctamarka sanadkaan ayaa ka dhici doona magaalada Göteborg ee galbeedka Sweden, taariikhdu markay tahay 30 Juni – 03 Juli.

Muctamarka ayaa ka dhici doona Masjidka Belevue iyadoo ay ka soo qeyb gali doonaan mushaaiqda caanka ah ee ay ka midyihiin…

Sh.Mustafa Xaaji Ismail

Sh. Maxamed Umul

Sh Cali M Saalax

Sh. C/rashiid Sh. Cali Suufi

Sh. Yuusuf Axmed

Sh. Maxamed Shafici

Sh. Maxmed D Rooble

Sh. C/raxmaan Abyad

Hadaba wixii ku saabsan muctamarka ayaad kala xiriiri kartaan telefoonada Masjidka Göteborg ee kala ah +46-31843917 ama +46-739437117.

Sanadkii hore ayaa muctamarka lagu qabtay magaalada Stockholm, iyadoo aan si Live ah uga soo daynay Somaliska.com – Insha Allah haddii ay noo suurto gasho ayaan isku dayi doonaa in aan Live u soo dayno sanadkaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. maandeeq says:

    masha allah,waad ku mahad santihiin.
    ilaahow culimada cumrigooda dheeree caafimaadna sii rabiyow

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  2. Dooyaale says:

    Masha’Allaah war aan Shidaalka soo qaadano , meeshaan haddii kale waan fariianaynaa haddii aanan Mu’tamarada ka faa’iidaysan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. yaska says:

    masha allah walaal wad mahad santahay ilahey hanagadhigo kuwii kudawada wanag

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. maxamed says:

    jimcale walaal aad iyo aad ayaad u mahadsan taahay waayo markasta waxad noqabata wax aan ku faraxno rabii jimcale hakugu badalo ciimriidheer iyo cafiimad

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  5. kayfo says:

    jasakalahu khayr jimcale wad mahad san tahay walaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. abdiraxman says:

    salan sare dhaman akhayaarta
    walal waxaan aad ugu hanwaynahay in aad si toos ah noogu soo tabisaan waxaan joogaa meel ka fog meesha uu ka dhacayo , takale waqtiga goormuu bilaabanayaa waxaan u jeedaa saacada uu bilaabanayo gartay 30 juni lakin waqtiga vilken tid börjar?
    si aan netka ugu sugno

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Raaqia says:

    mashallaah illaahay yow culimada noo xafid meelay jooganba waxan aad u jeclahay dhamaan culimada islaamka gaar ahan culimada somalida dhamaan tood illaahaay iyaga iyo ehelkoda ba ha xafido amiin aaaaamiin aaamiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Raaqia says:

    indina wad ku mahad santihiin bahda somalis.com sida habsamida leh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0