Mudaharaad ay soo abaabuleen qeybta Dhalinyada ee xisbiga cunsuriga ah Sverige Demokraterna (SD) ayaa ka dhacay magaalada Göteborg. Mudaharaadkaan oo mowduuciisa lagu sheegay in ay kaga soo horjeedaan waxa ay ugu yeereen Neceyb dhan ah Dadka Swedishka ah. Mudaharaadayaasha SD ayaa waxaa wajahay dibad baxayaal kale kuwaasoo ku qeylinayay cunsuriyiin uma ogolin wadooyinkeena. Tirada cunsuriyiinta SD ayaa laba jibaar waxaa ka badnaa kuwa ka soo horjeeda iyadoo boolisku si wanaagsan u kala xakameeyeen in aysan isku dhicin labada dhinac. Dibad baxayaasha ka soo horjeeda SD ayaa ukun ku tuuray kuwa kale. Booliska ayaa sheegay in dibad baxayaasha ka soo horjeeda kuwa SD aysan haysan ogolaansho mudaharaad balse sida sharciga dhigayo ay xaq u leeyihiin in ay mudaharaad jawaab ah qabtaan haddii mid kale lagaga soo horjeeda.

Mudaharaad ka dhacay Göteborg [Video]

Mudaharaad ay soo abaabuleen qeybta Dhalinyada ee xisbiga cunsuriga ah Sverige Demokraterna (SD) ayaa ka dhacay magaalada Göteborg. Mudaharaadkaan oo mowduuciisa lagu sheegay in ay kaga soo horjeedaan waxa ay ugu yeereen Neceyb dhan ah Dadka Swedishka ah. Mudaharaadayaasha SD ayaa waxaa wajahay dibad baxayaal kale kuwaasoo ku qeylinayay cunsuriyiin uma ogolin wadooyinkeena.

Tirada cunsuriyiinta SD ayaa laba jibaar waxaa ka badnaa kuwa ka soo horjeeda iyadoo boolisku si wanaagsan u kala xakameeyeen in aysan isku dhicin labada dhinac. Dibad baxayaasha ka soo horjeeda SD ayaa ukun ku tuuray kuwa kale.

Booliska ayaa sheegay in dibad baxayaasha ka soo horjeeda kuwa SD aysan haysan ogolaansho mudaharaad balse sida sharciga dhigayo ay xaq u leeyihiin in ay mudaharaad jawaab ah qabtaan haddii mid kale lagaga soo horjeeda.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. Abuxudayfah says:

    Xaqiiqdii , qof dool ku yimid oo qaxootiya in aw ku banaan baxo nin wadankiisii u diidan Ajnabi ?

    Sidee ugu banaan bixi karaa nin aan wadankiisa ugu imid ?

    Haye aniga oo Soomaaliya ina Muslim ah , inta Sweden imaado miyaan xaq u leeya in aan SD ku banaan baxo ?

    Svenska ha isku banaan baxaan , aniguse ra’yigaas ayaan qabaa yaa igu ayidsan iguna ama igu diidan ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. johan says:

    men, vem är du. vad bor du. manga somalska är samma svenska menikor. om du kommit nu . det är sent

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. huwan says:

    war commentiga somali ka dhiga aan ini la fahnee waxa mesha ka dhacayaa ,, inkatoo an dari mi koro,,
    waxanse qaba qofku haduu daga nanshi qato waxii xaq u lee yahay waxa danhiisa ka soo horjeeda inuu muujiyo ama mudaharaad ha ku muujiyo ama si kalee

    so ha is oran wax ba ma samayn kartid e wa lagu ogal yahaye codkada ha la maqlo sharciga wadanka aad dagan tihiin ilaliya.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Baashi says:

    Abuxudeyfa bro maskaxda aya laga heysta warkeygana durid ha u arkeyn,, Waxana ad u jeclan laha warkas inadan mel warbahined ku shegin,, Hadi Sweden ku noolaashaheda faabiyo ad ka qabto walalow mad iskaga tagtid maxad dadka mar kale usii qixineysa? Qax wan ku dalnay, Inta an dalkan ku nolnahay bulshadan ayan ku bireysannahay,, Mudaharad ayad shegtay hadey wax qarbudan samana ay kawadan waan la qarbudeyna,, Ee dadka buufiska ka daa,, Aniga iyo dad badan waxan iksu dayna in umada Somaliyed aysan markale si qixin meelaha ay ku nolyihin hadane ay kusi nagadan inta dalkodu ka dagayo,,, Plz Qax kale ma rabno plz plz plz

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. suheer says:

    Abuuxudeyfa ayaan la hadlayaa walaal Waan ku banaanbixi karnaa wixii xaq aan u leenahay kaliya waa inaan sharciga dhowrnaa xisbigaan cunsuriga ah ma kula tahay inuu na deyn lahaa sharcigaa naga celinaayo so adigana sharciga dhowr laakiin ha isku duleyn waan iska celinkarnaa xuquuqdeenaan raadsan karnaa oo aan ku banaanbixi karnaa om du bor i sverige du har befogenhet

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. mursal says:

    sikastadba ha ahaatee looma baahna jinsi sooc
    jag kommer aldrig godkänd är mindre värde än andra

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. daade says:

    abuu marka hore salan sare marka 2aad sxb maisweydiisay hadii aan baanaabixikarin in aadan na codeynkarin oo aadan barlaman mid gobol iyo midkalena adan gali karin marka ogow waxa aatahay kahor inta adan target kahadli plz

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. gacal says:

    s/c aniga waxaan qabaa qof walba oo sharciga daganaashaha heesta maalinba ha joogee xaq ayuu u leeyahay inuu xorriyad ku noolaado sida kuwa kale
    teeda kale maba jira ba waxa ay leeyihiin sverige för svenska 80% cada anmka sweden ku noolow asal ahaan waxa ay ka yimaadeen finland, norwey, denmarka,france iyo germany boqorka wadanka laftiisu waa faransiis boqoradana waa germany wadankaan waa loosoo kala horeeyey maahee cid maka laha waxaa jira dad madmadow oo halkan ilaahay ku abuuray oo aan waligoodba afrika tagin waalidkood unbaa ka yimi marka yaa svenska ah yaa ajaaniba su aashaas maka laga jawaabo?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. jawahir says:

    walaal wankusalaamaya salankadib dadkii xayiraa maxadkahaysa khabar walaa waxa Igamaqan caruurtaydii maxkamadu waxay Iga Aamusantahay 6 bilood maxansamankara

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Abdahas says:

    waa inaad fahansantahay cadaad tahay!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Ahmed dhicis says:

    Muhiimadu waa in lahelo sinan , ee mahan inan u qadano inan lenahay swedan , waxaan nahay dad dal iyo sinjiyad gaara leh madama ay danta iyo dawlad la.anta noo horseeday sidan mahan inan dalka dadka u dhashay latirsano ee waa inan kafakarno sidan dib ugu so ceshanlahayn qaranimadi ,

    mida kale mudaharadkad ku qadaysan dadka dalkoda joga mad isku daydan inad u badashan mid kadhan ah , madaxda dalkina silohelo qaranimo ,

    ugu danbayntii martiban nahay Ee aan yeelano dhaqankii lagu yaqanay martida ,

    thanks dhamantin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. cabirashid says:

    asc dhmantiin walalaha somaliyeed,waaan ku faraxsanahay jawabaha fican ee aad siiseen walalkeen abu,sxb sidas lagugu jawabay wax uqaado una faham,xuquqdada ha daboolin ,mudaharad bad sheegtee wax kasta oo ay iyagu sameyn karaan wax ka badan bad xaq uleedahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0