MUHIIM: Mudaharaad ka dhan ah Kenya oo ka dhacaya Stockholm

Maalinta barito ah (jimcaha) ee taariikhdu tahay 11 bisha April 2014 ayaa waxaa magaalada Stockholm ka dhici doona mudaharaad looga soo horjeedo tacadiyada dowlada Kenya ay ku hayso dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi.

Mudaharaadka ayaa ka dhici doona adreeska BIRGER JARLSGATAN 37 oo ah goobta ay ku taalo safaarada Kenya. saacadu markay tahay 14:00 isagoo socon doonaa ilaa 17:00. Hadaba dhamaan dadka ku dhaqan Stockholm iyo nawaaxigeeda waxaa laga codsanayaa in ay ka soo qeyb galaan oo shucuurtooda si nabad ah u muujiyaan.

Wixii faahfaahin ah ee dheeri ah waxaad kala xiriiri kartaa telefoonada 073-5628009 or 073-714075.

;

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. barre muxumud cabdi says:

    asc marka hore waxan salamaya sxb jimcaale salan kadib waa wax loo bahayahay in dadka somaliyeed ay mujiyaan qadiyadooda ku wajahan dhibka dadka somaliyed e shacabka ah kenya ku heso waa wax laga xumaado waxana lee yahay dadka reer sweden haka so qeybgalaan mudaharadka waana mahadsantihiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  2. hassan says:

    dadkeena somaliyeed dhibka allah kadulqaado mudaharaaaaaaaaaaaaaad

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  3. abdi says:

    asc dhamaan shacabka soomaaliyeed yer iyo weyn ee u dhaw naxaaxigaas ha muujiyeen shucuurtooda waana mahadsanyihiin somaliska

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. Yusuf says:

    Waa arin muhiim in dhibka kinya ka jirola aan cadeeyno. Halkaas waxaa ku nool reero badan loo diiday sweden iyadoo lugu xujeeya 2 sano ma wada noolen. dadka ku nool sweden waa in beri soo wada baxa dhib na heesta aan muujina. si nabad ah.
    1- midka somalisa kinya ku heesta
    .2- tan labadaad arinta 2 sano waa in meeshaas ku soo bandhignaa iyadana ka faaideesanaa somalida soo baday.
    boor iyo wax kasto heli karno ku mujiina 2 sano shuruuda ah iyo dhibkeeda.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. Yusuf says:

    1- Dhibka ku heesta somalida dalka kinya ayaa noo ah in aan soo bandhigno.
    2- Arinta shuruuda 2 sano ayadana aan soo bandhigno.
    Marka waa hal dhagax laba shinbir ku dil.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  6. hassan says:

    asxabeey hadiiba waxleesku daraayo singelkana waa mu hiiim halagu daro banaanbaxa

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

  7. Ali says:

    Maa sha ALAAH wax wax loo baahna in lasameeyo kenya waligeed yayeey na baadi jirtay wax ka hadli jirayne ma jirin. Marka waa yaabee ma soomali cusub myaa dhalatay hada?. Jimcaale mahadsanid sxb sida aad wararka noogu soo gudbisid.
    Jimcaale sxb EMAILKA safaarada Kenya ee Sverige i noo soo raadi wax loo dulqaadan karo maahan Dowlada kenya waxa aay sameeynayaan. ! ! !

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2