Munaasabada 1 Luulyo oo si weyn looga xusay magaalooyinka Sweden [Sawirada]

Soomaalida ku nool magaalooyinka kala duwan ee Sweden ayaa si weyn u xusay maalinta 1-da Luulyo ee xoriyada Soomaaliya. Koonfur ilaa waqooyi ayay Soomaalidu muujiyeen midnimo iyo isjeceyl taasoo muujineysa baahida ay u qabaan in Soomaaliya ay markale lugaheedda isku taagto oo laga dhabeeyo guushii la gaaray 1-dii Luuliyo 1960.

Wariyaheena magaalada Linköping ee gobolka Östergotland Siyaad Cabdi Jaamac ayaa ka qeyb galay munaasabadii lagu maamuusayay 1 Luuliyo isagoo noo soo tabiyay sida ay xafladaas u dhacday.

“Munaasabada Linköping ayaa socotay galabtii ilaa habeenkii iyadoo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka socota maamulka magaalada iyo Soomaali fara badan. Munaasabada ayaa lagu saaray calanka Soomaaliya iyadoo ay ka soo qeyb galayaashu ku soo bandhigeen hidayaha iyo dhaqanka Soomaaliya”

Dhinaca kale magaalada Fagersta ayaa waxaa ka dhacday xaflad aad u qiimo badan oo ay soo agaasimeen dhalinyaro isxilqaantay oo lagu qabtay hoolka ugu weyn magaalada. Xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen inta badan dadka magaalada ku nool ayaa lagu muujiyay midnimo iyo galgacalka loo qabo dalkii iyadoo markii heesta calanka la daaray ay dadka ka muuqatay qiiro.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa na soo gaaraya wararka ku saabsan xafladaha ka dhacay magaalooyinka kala duwan ee Sweden inagoo ka fileyna warbixinada iyo sawirada dadka meelahaas ku dhaqan.

Halkaan ka daawo sawiradii xafladaha Linköping iyo Fagersta.

Fagersta

Linköping

WD: Siyaad Cabdi Jaamac (Linköping) & Jimcale

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

15 Responses

  1. waano says:

    asc walal yal wan idin salamay wall yan malinta 1 lulya waaba u dabal dagtene ilaaah ma rali galisen waxa asamenesin ma is waydinay tas intas tumarkeni somaliyed ah oo sas u madax qawan rali nimada ilahay maku so dagesa mase wanagsantahay in an ka hor marina rali galinta ilahay waxyabaha wan waxba taren war ilaah an u tobad keno waxa laga yaba boqolal qof haben kas ayna saladaha farliga ah duganin inti tuganesaybo kuwi horay ugatagay warkoda iska da marka waxa samesen iyo waxa faido laga helay bal ha lesu firsho qofwalba haku dadasho raali galinta ilahaygi na aburtay wax usan rali ka ahena ha iska dayso waxa nafteyda iyo tinaba ku waninaya taqwada alah walalayan ana iska dayno waxyabahan o kale o carada alah ka dhalaneso

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 1

  2. NAJMA says:

    ASC DHAMAANTINA WAXAAN JECLAHAAY INA RAYIGEYGA KU DARSADO WAANO. WAAN KUGU RACSANAHAY FIGRADADA ILE
    XAAFLAD KAASTO LA DHIGO LAMA TURTA DHARKA .ILE MEESHA DUMARKALIYA MA JOGE RAGNA WAA KU JIRAAN .WAXAAN KALO KU DARI LAHAAY XAAFLADA LA DHIGAYO WAA MID XURIYAD NIMO LAKIIN SOMALIYA KUMA JIRTO XILI XAAFLAD LO DHIGO ILE WADAAN NABADI JIRIIN. WAX LOMA DHIGE
    MA.AHAAN WADAAN MAALIINKASTO DHIGA UMADA DADANAYO IN WAX LO DHIGO WAA LAGA FICAAN YAHAY.WAXAAN DHIHI LAHAY IN SOMALIYA ALLE LO BARIYO OO MEELKAASTO ALLE LAGA BARYO LO MARO EE ALLE HAA KA DHIGO NABAD
    ILE WAA DHULKENE HOOYE AAMIIN

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  3. naima says:

    waaaaaaaaaaaw ad aya ugu farxay soban dhigid 1 liliya qasata magalada fagerta oo ah magala deyda in kastoo an ka maqnaa xafladasi hada ad aya ugu farxasanaha madama ey mujiyee malinata calanka lasarar wana u hanbal yey naya dhaman dhalin yarada fagerta waxan kalo uhan balyey naya dhaman dadaka kaloo oo magaloyinka lake kunol oo mujey kowda luliya han balyo dhamana

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. awil says:

    masha allah, waadmahadsantihiin waxaana idin leeyahay noolaada soomaaliya hanoolaato hana is raacdo.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. waano says:

    asc wall ya aniga ku so labtay walashey najma aad aya u mahad san tahay figrada igu racday anigna waxan qalday ilah ha iga cafiyo adiga iyo dhaman muslimintana waxay qalden alaha ka cafiyo lkn ra yigayga hadan u darsado waa sida u shegtay walashey najma xili nabad ah maha waxa qarash meshas lagu dhelayo dadkenina dhulkena ku tabalesanyahay abar iyo xabad isugu darsantay in an sas u dhigna miyenan qalad ahen mahad sanid walahayga rayiga ka dhibtay iyo kuwa hada ka dhiban donaba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  6. Daacad yare says:

    1da luuliyo wa malin aad uqiima yar o aan waxba ahayn wayo kuma dhisna diin iyo xitaa mabda,a sax tas waxaa ku tusinaya waqiciga an ku nolnahay manta marka dabal daga 1da luliyo waxay noqotay dumar qaaqawan iyo dhafar iyo so jed micna an ku fadhin waxadna ogtihin islamka in u qabo 2ba dabaldag o hab mashruc ah ku salaysan wana cida carafa iyo sonfur waxa jir malmo aad ugu qima badan 1da luliyo umada muslimka sida dhalashad nabiga scw tiiyo aad ogtihin mawqifka culimada islamaka ka qaten in ay mamnuc tahay udabaaldagas marka somaliyay xaqa raaca iska daya sheydanimada iyo gaalo jecleysiga wabilahi tawfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Norrköping says:

    Tii Norrköping aaway ma moodaa reer Norrköping inay hurdaan oo aysanba ka war hayn waxa ka dhacaya Sweden war hurdada ka kaca oo faciina wax la qayb sada oo soo gudbiya xafladda aad dhigateen jaaw.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  8. Drcaseyr says:

    Yaabka yaabkisa 1da luuliyo waxay iska noqotay mel wilasha dobka iyo dumarka dobka ah isku kululeystaan wax mesha lo adayo ma.ahan dabal dage waa fuxshi iyo folxumo halkan nairob an jogno waxa ka dhacay mid ba iga shekeyay o tagay kuwa wayaha cusub labaxay ayaa umadi fasahadiyay habla tafa qaaqawan iyo rag nasaha ka jiidjiiday wax kale iskuma iman kaga daran xafladii markay dhamatay o xafadaha laso aaday dad badan tuga jidka ugashay mobiladi iyo dahabki laga furtay maxa la fa,iday waa taa xaqiqda 1da luuliyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Soomaali says:

    Asalamu Caleykum Warahma walaalahayga dhamaan, waxaan ku raacsanahay fikradaha ay walaalahayga Nama iyo “waano” ay qoreen, waxaanse rabay inaan raaciyo ma garaneynaa ula jeedada kowda luulyo mise xaflad unbaan u dabaaldegeynay? Hadaan idiin sheego xoriyada ka bacdi waa koonfuur iyo waqooyi oo is raacday laakiin iskaba daaye waqooyi weey tashatay weeyna is habeeysay, ee koonfurtiiba isma haysato oo meeqo madaxweyne beeynu leenahay? meeqo qeyb beey u qeybsantay koonfurta keligeeda? xaflad nooma taale ee oohin baa nootaal. Wadankii abaar iyo gaajo baa taal. Anagana lacagbaan ku cayaareynaa. Midwalba hadii la weydiiyo maxaad Alla u hormarsatay? maxaad ku jawaabeysaan Walaalahaygoow? ma waxaan leenahay waa hal habeen qura? way oo way waxbaa ina sugaaya maalinta yowmul qiyaama.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. samira says:

    Asc kuligina ka dhibaneysin figradihina .ile figradaha waa wax lo bahaan yahay .waxaan kalo ku dari lahay xili ey ku macaantahay xafladaha waa imaneysa insha alaah xilige nabadi jirto waxaay ku imaankarta iyado Alle lo bariyo
    sida alle noga dhigo nabad wadaankena hooya
    waxaan kalo le yahay lacaagta xaafladaha lagu dhigayo waa in la siya dadka ku dhibateysan wadaanka
    ile somaliya hooya laga dilaay wilashedi malaga yaba iney ku faaraxdo xaafladaha waa may su.aasha.21 ayeey mare somali oo dagaalka jiro maba ahaan ina isku mashqulino xaaflad .waxaaan dhihi lahay dadka iskugu imanayo haa ka hadlano sida loga dhigi lahay hubta dhalinyarada iyo iney nabad ku soo noqodo wadaankena .ille somaliya waa wadaan macaan xaag kaasta ama cimilo ama diin ama dhul ama dad

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. samira says:

    Asc kuligina ka dhibaneysin figradihina .ile figradaha waa wax lo bahaan yahay .waxaan kalo ku dari lahay xili ey ku macaantahay xafladaha waa imaneysa insha alaah xilige nabadi jirto waxaay ku imaankarta iyado Alle lo bariyo
    sida alle noga dhigo nabad wadaankena hooya
    waxaan kalo le yahay lacaagta xaafladaha lagu dhigayo waa in la siya dadka ku dhibateysan wadaanka
    ile somaliya hooya laga dilaa
    y wilashedi malaga yaba iney ku faaraxdo xaafladaha waa may su.aasha.21 ayeey mare somali oo dagaalka jiro maba ahaan ina isku mashqulino xaaflad .waxaaan dhihi lahay dadka iskugu imanayo haa ka hadlano sida loga dhigi lahay hubta dhalinyarada iyo iney nabad ku soo noqodo wadaankena .ille somaliya waa wadaan macaan xaag kaasta ama cimilo ama diin ama dhul ama dad

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. jimale says:

    war heedhe war cadaankaa soomaliyobay waa qoloma

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. To Qofka waano soo qaatey says:

    ASC sxb qofka (Waano) soo qaatayoow 1 luulyo in loo dabaal dago mahan mid xun laakiin si uu allah raali ka yahey haloo dabaaldago, laakiin ha iloobin dadkaan waxaaba moodaa Allah iney raali geliyaan iney ka jecel yihiin ineey nafsadooda u raaxeeyaan iyo gaalada oo raali ka ahaata ayaa waxkasta ugala weyn, marka maasha allah waad ku mahadsan tahey waanadaada allah naga dhigo kuwa wanaada dhageysta kuna camal fala Amiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. nafta says:

    yaa salaam waaaaaaaaaaw mashaa allah waxaan kuu faraxsanahy xafaladaa ad uu weeyn ee ay dhiigeen shacbkaa kuu nool magaladaa Linköping mashaa allah waan kuu faraxay markii an arakay sorry anigaa wan kaa qeeyb qadan lahay lkin wan ka maqanay waa mahadasan tihin reer Linköping saad ugaa qadateen xafaladaaa 1 luulyo ( branbuur( waallhi wadankeenaa wadaan qaliibuu ahay hawoo macan iyo qaboow buulahy dalkiii wabii nadiifiyo badaweeyn buulhy dalkii warshadoo waxsaroo wadan kenaa wuulahy wacdiigaa iyo dinkaa wanag baa laa warinjiiree wiilal laaqalo iyo walaaac muu lahyn dalkii wadad duuntaa qalad uu wariiyaa uu yimid dalkii ilah weeynowadan kenaa wa la guubay )

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. nafta says:

    maxaaa xiinjiir dhiig laa dadshoo xaqsoor laheyn maxaa xabsii leys dhiigo leys xasuusaneyn maxaa xaq laa kalaa galooo xoolo leyska dhacy maxaa xamar leyskuu diloo xisoo coolad laa maray meyeeyna xiisabtameyno is xalin kareyn aduunkuu waa naguu wareere miyan xaaq jiirin xanuunkaa naa garay rabii baa naa xalin karee
    )

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1