Mursal Ciise oo loo doortay madaxda xisbiga Miljöpartiet

Mursal Ciise oo ka mid ah Soomaalida sida weyn looga yaqaano magaalada Borlänge ayaa habeen hore loo doortay in uu ka mid noqdo hogaanka Qaran ee xisbiga Miljöpartiet (Partistyrelsen). Mursal ayaa noqonaya Soomaaligii ugu horeeyay ee loo doorto jagadaan.

Mursal Ciise ayaa lagu yaqaan in uu ka mid ahaa qabanqaabiyaashii Kooxda ciyaartoyda Bandy ee ka qeyb gashay Ciyaarihii Ruushka isla markaana uu ka tirsanyahay ururka ABF ee Borlänge isagoo mudo dheer Soomaalida halkaas ku nool ka caawinjiray arimaha la qabsiga wadanka.

Mursal oo ka hadlaya jakada loo doortay ayaa yiri “Waa mid weyn oo waxaan rajaynayaa in aan si wanaagsan u qabto kalsoonida la i siiyay. Waxaan aad u xiisaynayaa in aan ku shaqeeyo heer qaran oo waxaan ahay mid jecel in uu wax barto”. 

Xisbiga Miljöpartiet ayaa ah mid ay soo galootigu aad ugu firfircoonyihiin isla markaana ah xisbi siyaasadooda ay ku dhisantahay soo dhaweynta qaxootiga. Waxay sanadihii la soo dhaafay doorweyn ka qaateen arimihii mideynta qoysaska Soomaalida, iyagoo doorka ugu weyn ku lahaa in la furo mideynta waalidiinta iyo caruurta.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

22 Responses

  1. QABIIL JECLE says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 18

  2. hassan says:

    asc aqyaarta webka iyo dad weynaha somaliyed waxan wax idiinka weydinayaa cidii igu dhaanto inaa nooga warkeentaan dadka singelka mala furayaa thnks all

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  3. hanad axmed says:

    wax lafury maba jiraaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. Djiboutiboy says:

    Mahadsanid magaca somalida sverige iinta aad koor uu qaday allah haa ku qadoo koor waan kugu faraxsan ahay , kuun jeer gratis Mursaal!!!!! big respect walioga haa ilobiin meshaa aad katimiid iyo mesha aad uu socoto

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. xussen says:

    waan soodhaweeynayaa waxana urajeeynayaa ina oow noqdo kii dadkiisa iyo dalka oow masuulka kayahay an faco

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Shamsa Asir says:

    Asc mursal waankufaraxsanahay xilka laguu doortay waadna istaahishaa wiliba waad ka soo bixi

    kartaa karti ayaad u leedahay nooloow mursal gratis

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Y. Aden says:

    S.C dhamaan asxaabta somaliska wan idin salamaya. Bacdal salaan wll waxaan ka mid ahaa dadkii 2 sano maantana ayaa DNA loo tuuray familkaga sweden jooga. Waxaan filayaa in la qaaday shuruudii 2 sano.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. 2sano says:

    y aden walaal anigaba waa laga qaaday reerkayga DNA oo jooga sweden anigana waa layga qaaday sidookale kadibna diidmaa nala siiyay marka wali xal majiraan filayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. Ikra Abdulaahi says:

    asc dhamaan walaalahey musliminta ah meel walbo oo aad joogtin. … asc walalkey mursal ciise waxan

    ku leeyahay gratis ilaahey ha kaa dhigo kii dadkiisa iyo diintisa canfaco waana kugu faraxsanahay

    somaalia hadii aan nahay waxaad tahay wiilkii ugu horeye oo sweden kagalo xisbiga Miljöpartiet

    ilaahey ha kaa dhigo kii xilka uu qaadey ka sobaxo my bror marlabad waxaan ku leyahay gratis

    Good luck asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Ikra Abdulaahi says:

    kra AbdulaahiJune 3, 2014 at 13:03 Reply
    asc dhamaan walaalahey musliminta ah meel walbo oo aad joogtin. … asc walalkey mursal ciise waxan
    ku leeyahay gratis ilaahey ha kaa dhigo kii dadkiisa iyo diintisa canfaco waana kugu faraxsanahay
    somaalia hadii aan nahay waxaad tahay wiilkii ugu horeye oo sweden kagalo xisbiga Miljöpartiet
    ilaahey ha kaa dhigo kii xilka uu qaadey ka sobaxo my bror marlabad waxaan ku leyahay gratis
    Good luck ASC Borlänge

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. mandeeq says:

    waw waw waw masha alaah hambalyo hambalyo hambalyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. waa suge says:

    hanbalyo

    su aal mursal ciise .maryan mursal miyuu la dhasha?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. ali says:

    maanshaa-allah, waxaan kuu rajaynaynaa inaad sharaf iyo magac wanaagsan u noqoto dadka soomaaliyeed ee swedan walaal illahay hakuu barakeeyo cimrigaada sharafna illahay hakugugu ilaaliyo , waxaad mudantahay ku dayasho, mursalow walaal waxaad ku dadaashaa in aad u dooddo dadka soomaaliyed waayo dalkaan magac xun oo ah inaan nahay dad xun oo mashaqaysto yaal ah oo cayr qaato oo kaliya ayaa nalaka aaminsanyahay laakiin waa inaad arrintaas ka doodaa oo aad idaacadaha maalinwalbo nala ka caayo aad ka sheegtaa in soomalidu ay dalkaan ku cusubyihiin oo ayna u baahanyihiin in waqti lasiiyo si ay dalkaan u fahmaan gaar ahaan dhibaatadu waa luuqadda iyo dhaqanka iyo is-dhexgalka taasna waqti ayeey u baahantahay, waxaan kuu rajaynaynaa guul.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  14. garaad says:

    maxaa ku jaban haduu la dhashay iyo hadii kale

    waa nin soomaliyeed maryana waa boqorad soomaliyeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Mursal Isa says:

    Dhamaan walaalaha sharafta waan idin salaamay. Walaalayaal sxbayaal, rag iyo dumarba waxaan si ixtiraam leh idinkaga mahad celinayaa taageeradiina.

    Dhamaan rayigiina waan akhristay waxaana dareemayaa in ay ku salaysan yihiin wixii igu kalifay in aan dedaal dheeraad ah sameeyo. Waxaan ka cudurdaaranayaa in aanan markasta soo geli karin laakiin markii aan waqti helo waan idin la soo xariirayaa.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Mursal Isa says:

    waxaan rabaa in aan jawaabo 3 su,aalood. oo aan ka dhex akhriyey dreenkiina.

    1 mida ku saabsan DNA da waxaa jira qorshe aan wadno oo ah in cidkasta oo isjeclaata iskuna guursata wadan kale la isu keeno oo aan lagu xirin baasaboor.

    2 isdhexgalka iyo shaqada waa masuuliyada aynu wadaagno inaga somalida ah iyo dadka aynu wadanka ugu nimid. waxaa loo baahanyahay in aynu dedaalno oo aan xooga saarno sidii aan shaqo ku heli layhn. Markaas ayey inoo fududaanaysaa in la inoo dulqaat. Siyaasada xisbigeena Miljöpartiet waxay ku salaysantahay in masuuliyada la wadaago, sida xafiiska shaqada, hay,adaha dowliga ah iyo ururada bulshada. Taas waxaan isku deyeyaa in ay sharci noqoto insha alah.

    3. sumcadeena waxa hoos u dhigay ma ahan oo keliya shaqada ee waxyaalo badan oo habka fikirka ah ayaa loo baahanyahay in wax laga bedelo. Waxaa ka mid ah hogaaminta dalka, doorashada, ka qayb noqoshada ururada bulshada, wax barashada oo Miljöpartiet uu doonayo in afka hooyo lagu dhigto maadooyin badan sida, xisaabta, sayniska, cilmiga bulshada, taariikhda.

    Waxaa muhiim ah in aynu ka baxno xerada/waabta aynu isku oodnay, iskana deynayno xitaa jaalidaha badnaa aan waxba inoo soo kordhinayn.

    Aan u midowno waajibaadka inoo yaal.

    Xasuus: Maryan Mursal waa fanaanad qaran, gabadhayna waxaan u bixiyey Mursal Mursal Isa.

    Mahad Allah ayey u sugnaatay!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. samira says:

    Info om det somaliska ärendet i Migrationsöverdomstolen
    Somalisk mamma med barn – foto UNHCR
    Somalisk mamma med barn. Foto: UNHCR

    Jag har flera gånger tidigare skrivit om hur det går med det somaliska anknytningsärendet som ligger i Migrationsöverdomstolen sedan oktober 2013.

    Det somaliska ärendet gäller: ”Fråga om det, i fall då en förälder före inresa ansöker om uppehållstillstånd enligt 5 kap. 3 § 1 utlänningslagen och åberopar anknytning till den andre föräldern och deras gemensamma barn, för att bevislättnadsregeln i fråga om identitet enligt MIG 2012:1 ska vara tillämplig, krävs att föräldrarna och barnet har levt i hushållsgemenskap innan anknytningspersonen kom till Sverige.”

    Med jämna mellanrum har jag haft kontakt med handläggaren för att fråga hur det går. Detta eftersom det är många somaliska barnfamiljer som är berörda och som ivrigt väntar på att det kommer ett beslut. Jag får samtal i stort sett varje dag från någon av dem.

    Förhoppningen har varit att det skulle komma ett beslut i målet före sommaren. Men tyvärr så blir det nog inte så.

    Jag hade igår kontakt med handläggaren vid Migrationsöverdomstolen och han säger så här i ett mail till mig: ”Domstolen jobbar på ett avgörande, men andra mål ligger före i hanteringen. Det är mycket osäkert att göra en prognos, men det ser för närvarande inte ut att bli klart före sommaren, utan som tidigast i augusti/september.”

    Om det skulle hända något i målet innan augusti/september så kommer det självklart information om detta här på bloggen.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. Muxibba says:

    Asc Mursal Ciise hambalyo darajada wanaagsan ee aad gaartay aad baan ugu faraxsanahay aniga iyo inta soomaalinimada jecelba waxaad tahay shaqsuí sharaf weyn ku leh bulshada soomaaliyed qaasatan reer borlänge waxaan aad kaaga mahad celinaya inaad tahay Macallinkii ugu horeyey ee aan ka barto eray swedish ah waxaan filayaa dad badan oo maanta sweden ku nool inaad soo gacan qabatay ayna kugu farxi doonaanan heerka aad gaartay .
    Grattis till det nya jobbet! Mursal.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. cilmibodhari says:

    Asc Mursal Ciise hambalyo darajada wanaagsan ee aad gaartay aad baan ugu faraxsanahay aniga iyo inta soomaalinimada jecelba GAAR AHAAN DOWLADA PUNTLAND OO AAD KA SOO JEEDO, waxaad tahay shaqsuí sharaf weyn ku leh bulshada soomaaliyed qaasatan reer borlänge waxaan aad kaaga mahad celinaya inaad tahay Macallinkii ugu horeyey ee aan ka barto eray swedish ah waxaan filayaa dad badan oo maanta sweden ku nool inaad soo gacan qabatay ayna kugu farxi doonaanan heerka aad gaartay .
    Grattis till det nya jobbet! Mursal, INSHA ALLAAHU GUUL.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. cilmibodhari says:

    Asc Mursal Ciise hambalyo darajada wanaagsan ee aad gaartay aad baan ugu faraxsanahay aniga iyo inta soomaalinimada jecelba GAAR AHAAN DOWLADA PUNTLAND OO AAD KA SOO JEEDO, waxaad tahay shaqsí sharaf weyn ku leh bulshada soomaaliyed qaasatan reer Borlänge. .
    Grattis till det nya jobbet! Mursal, INSHA ALLAAHU GUUL

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Abdi says:

    mursal garaatiis 1000 jeer iyo ka badan sharafta soomalidaad ku uqaadaye kor alaaha kuu qaado xilkaagana allaha kula garab galo aammiin ammiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Abdi says:

    mursal garaatiis 1000 jeer iyo ka badan sharafta soomalidaad ku uqaadaye kor alaaha kuu qaado xilkaagana allaha kula garab galo aammiin ammiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0