Mursal Ciise oo loo sheegay in Sweden aysan wadankiia ahayn, baabuurkiina laga burburiyay

Mursal Ciise oo ah siyaasi Soomaaliyeed oo ka mid ah gudoomiyaasha gobolka Dalarna ayaa saakay baabuurkiisa laga burburiyay, isagoo idaacada u sheegay in arintaan ay ka dambeyso cunsuriyad. Mursal ayaa sheegay in ayaantaan weeraro joogto ah lagu haayay isla markaana hanjabaado joogto ah lagu sameeyay.

Mursal ayaa dacwad u gudbiyay booliska. Waxa uu sheegay in ay fariimo badan u soo dheceen kuwaasoo ay ka midyihiin in lagu yiri in uusan wadankaan isagu lahayn isla markaana uu faraha kala baxo arimaha siyaasada. Mursal ayaa ah siyaasiga keliya ee Soomaaliga ah ee ka mid ah golaha sare ee xisbiga Miljöpartiet (MP) isla markaana ah gudoomiye gobolka Dalarna.

Mursal ayaa sidoo kale qeyb weyn ka ahaa aasaaska kooxda kubada barafka ee Somalia Bandy.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. luul says:

    asc
    dadka ku bahoobey isirnaceybka waa soo saa ideen dowladana wax talaabo muuqda ma qaado

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  2. Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 22

  3. dadnimo says:

    waryaa illaah yaqaan ninkaan abdifatah jiifdiid layiraa ka qabto ninkan walalkeen jimcaale ee warka fiican umada ukeeno waxmatarahan layira abdifataf

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  4. Amin says:

    Naagtan xildhibanada ahi waa iiraniyad sidaa awgeed waxba yaan lagu mashquulin isku doonbaan saaranahaye waanay is ogayn, qoloda ay iska gadaysaa iyadana naf uma hayaan oo waa inala mid. ee malaha waanay is ogayn waxa ay tahay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. Dadnimo suufi aqli gaab ayaa iska tahay, marka kula yaabi mayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  6. sahra elmi says:

    KKKKKKKKKKK WALEE HABARTA ODAYGA LASAAR BAA LAYIRI NINKAAN MAXAA KU DIRAY NINKAAN XAGEEBUU KALA DAGAALSAN YAHAY DAGAAL HOOSE BAA KALA DHEXEEYA SIDAAN ISLEEYAHAY WAR NAGA LEEXO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0