Nin 2 bilood ku xayirnaa barafka

Nin ayaa laga soo saaray babuurkiisii oo uu ku xayirnaa mudo 2 bilood ah agagaarka magaalada Umeå ee waqooyiga Sweden.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu 2 bilood ku xayirnaa barafka oo uu ku dhexjiray baabuurka. Sida uu ku badbaaday ninkaan oo 2 bilood aan ka bixin baabuurkiisa isla markaana aan haysan wax cunto ah ayaa lala yaabay balse waxaa la sheegay in uu sabab u yahay barafka.

Baabuurka oo uu daboolay baraf ayaa waxaa soo helay labo nin oo daawasho u tagay barafka iyadoo isla markiiba ay yimaadeen booliska oo loo cararay hospitaal ku yaala magaalada Umeå. Ma uusan hali karin xitaa ninkaan markii loo yimid.

Sababta uu ninkaan ugu xayirmay barafka iyo waxa uu ka qabanayay agagaarka Umeå isaga oo degan koonfurta Sweden ayaan wali ogeyn.-

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

10 Responses

  1. RUN SHEG says:

    JIMCALE Wax dhici kara la shega 2 bilod nin gari ku dhax jiray oo qabow -30 garayo waxne aan cunin det går inte han kan inte leva bara 2 dagar utan mat

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

    • bravom says:

      warkaan waa sax , qofkii daawaday nyheterka wuu arki lahaa !!!! wax hala hubsado inta aan la iska qorin comment lid ah !!!!

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. uma anfac says:

    ASC WALAALO YAAL.
    HADAAN WAX IKA IRAAH AMUURTAAN WAXAAN UMALEEYNAA WALALAAHA QORAAY ENEEY KAWADEEN LABO MAALIN EE MAHAAN LABAA BIIL.MAXAA YEKAAY QUF MANOOLAN KAROO CUNO AMAAA CABIID LAAN 2 BILOOD LAAKIIN HADUU CUNOO WATEEY WAA OK MIDAA KALEE NINKA ADUUNKA MAANTA WAA WADAA TELFOON ,MOBIL KUNBIIYITAAR NINKAA WAXNAA MAWADEEN MIYAA SEE KUDHACDEEY XATAA WAXAAN OKNAHAAY SWEDEN INEEY SOS LACAAG EHEEN OO TELKAA ISKAA DHACAAYO BILAA LACAAG LAAN HADAA TAHAAY XATAA MARKAA WALOO YAAL ARIINTAAS DIIB HALOO EEGO.

    WABILAAHI
    TOOFIIQ

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  3. abba says:

    waa wax aan macquul aheeyn bahda somaliska waxan u maleynayaa ineey qoraalada iskasoo qoraan ayagoon wax hubsan bal wax lagu qanco soo qora waxa lawada og yahay in sweden iyo yurub oo dhan saqir iyo kabir uu mobel jeebka ku wato wicitanka sos na waa lacag laan marka walalayal bogan yaan la haleyn oo wax dhadhan leh soo daabaca hadii kale xataa caruurtena maxiiseyn doonan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  4. Jimcale says:

    Qoraalku waa sax. Warbaahinta Sweden oo dhan ayaa qoreysa. Waa sida uu ninku sheegtay in uu labo bilood meesha ku xayirnaa. Bishii December ayaan xayirmay ayuu dhahay.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  5. MASSAGO says:

    RUN SHEEG JIMCALE HADALKA AW QORAY WAA WAX JIRO ANIGA CIDIRKEEYGA WAA IGU ADAGTAHAY INAAN RUMEESDHO LKN XIGASHO AFTONBLDT AYAA QORTAY OO ANAA ISHEEDA KU ARKAY
    19-DECM2011 AY EHEED XILIGAAAS WAXAANA LAGA JOOGAA 2-BILL OO BUUXDO MARKA MA,AQAAN SEY MACQUULKU TAHAY

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. haji ahmed says:

    Warheedhe dacwada iskadaaya. Waxi newska sweden ayqorayen ayu noo translate gareyay. Artii somali aheyd hadad dibadaha tagten o ad daqiqadiba waxcunaysan mawaxad uqabtan in aan lanoolaankarin cunto la’an? Fiiriya wadankad ka imaateen? Waxa lagahelaa qof an waxba cuno mudobadan lakin adinka macquul idinlama aha. Mise shekadina wa islaanti rer miyiga aheyd o roob inta kuda’ay dhahday udub islaameed abaar kama mudna.k.k.k.k

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. hoyo soomaaliyed says:

    walal jimcaale waan ku salaamay wala waa hoyo somaliyeed wala su alo yar ayaan rabay in aan ku weey diiyo ee walal tel ama email lagaa helo eey jirto walal i soo qor adoo mahadsan ona iga raali ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. GalMudug State Medborgare says:

    waar horta umadan somali layidhaa muran iyo jikaar badanaa miyaaney kaba waantoobin nimanyohow ninka yaan la aflagaadeeyn teeda kale dee malaa webyada somaliduunbaad malaa akhrisataane weydaan dhageysan nyheterka tvga. warka inanku soo qorey wuxu TVga ka arkuunbiuu soo qoree dee yaan la maagin mida kale intaad fadhi ku dirireysaan dhageysta oo daawada tvyada wadanka murankana iska daaya. Jimacaalana waxan lee yahay waar iska dulqaado umad aad u adeegeyso oo hadana aflagaado iyo xagtin kugu wada waa dhaqan somali, waligoodbey ka wax u sheega yidhaahdaan waa beentaa. waar hooy haleys daba qabto intaan la dabar goin waa iga dardaaran wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0