Nin somali ah oo weerar mindi ah dad ku weeraray Mareykanka

Dahir Aden oo asalkiisa soomaali yahay  degan dalka Mareykanka ayaa habeenimadii ay soo galeeysay isniinta  wuxuu dhaawac u geeystay sagaal ruux oo ka adeeganayey suuq ku yaala gobolka Minasota ee dalka Mareykanka.

Ninkan oo mindi ku hubeeysnaa ayaa waxaa toogtay askari aan markaas heegan ku jirin. Ninkan ayaa wararku sheegayaa inuu u shaqeyn jiray shirkad kuwa amaanka suga ee sekuuritiga loo yaqaaano, hase ahaatee shabakadda wararka Amaq News ee wararka u faafisa kooxda Daacish ayaa sheegay i Dahir Aden oo 22 jir soomaali ah uu, howlgalkaasi uu fuliyey. FBi-da Mareykanka waxaa ay ka gaabsadeen  sugnaanta warkaasi. Bale waxaa ay ku tilmaameen “weerar suuragal ah”

Mareykanku waxaa uu ka mitten yahay dalalka ay dhalinyarro badan oo soomaali ah ay ka soo hayaamaan kuwaas oo ka bar bar dagaalama kooxaha argagaxisada ah ee ka dagaalama Soomaaliya iyo Suuriya.

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. luul says:

    asc
    waa arin la yaableh oo dad badana dhib u keeni karta naceyb badana abuuri karta
    koleyba wax walba ammar alle ayey ku dhacaan ilahey ha inaga gudbiyo masiibooyinka anaga iyo intii islaam ah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. nuurtomacalin12 @hotmail. com says:

    Asc waa arin naxdin badan ee Allah ha naxariisto insha Allah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. saleh Ahmed says:

    bahda Somaliska Idin ka oo aan magaca wadanka uu ka soo jeedo ayaa dhihi kartaan nin midi ku hubeesan oo dad weeraray sida warbaahinta aduun ka ay isticmasho waa ciwaanka Qormada waa gaf aad u geesanedaan Umada somaliyeed

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. saleh Ahmed says:

    bahda Somaliska Idin ka oo aan magaca wadanka uu ka soo jeedo sheegin ayaa dhihi kartaan nin midi ku hubeesan oo dad weeraray sida warbaahinta aduun ka ay isticmasho ciwaanka Qormada waa gaf aad u geesanedaan Umada somaliyeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Habiiqleyso says:

    Wiilka Somaliga alaha u naxariisto lkn waxa oo sameeyay wax fiican maaheyn
    Teeda kale qofka webka qora jimcaale waxaa mooda inoo ka gaawiyay so qorida dhacdooyinka swedan gudaheeda ka dhoco oo u leexday wadamada kale sida England oo rabta ineey darbi dhisto xadka Ay laleedahay France maxa ka galay Somalida swedan kunol wadamada kale hadii xitaa Adan heynin war cusub kusabsan Somalida swedan xitaa so qor isbadalada swedan ka socda sida ina skatt ka laqaaliyeeyay shurucda marwalbo labadalo SI dadka swedan kula nool Ay uga faideystaan madama webkan uu quseyo kaliya Somalida swedan mahadsanid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. ahmed says:

    kusodhawada walalyala qolka dawah ilalah dhaman inta jogta qurbaha iyo uk iyo canada iyo nawaxigeda walayal waa qol diniya waxad kyuso gashan num,mberkan markad garacdan numberka dheer waxad galisan pinka ama furaha 222# ad iyo aad ban idin kuso dhawaynayna walalalayalm gacmo furan kuso dhawada
    712-432-3552 or
    712-432-3564 or
    712-432-3566 or
    712-432-3582 or
    712-432-9906 or
    712-832-5220
    UK:443301240262
    Canada: 774-556-8102

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. ahmed says:

    waa qol; diniya o furan 24 hours 7 days waxa laga barta cilmiga quranka tafsirka
    waxa kabaxda arimaha bulshada sida ilatali iyo fatawada iyo kutubio qofki danaynaya
    ha ilaso xidhidho viberka
    ahmed yasin
    tel 612+876-1077

    aad iyo aadbad umahadsantihin dhamantin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0