Sawirkaan waa haweeney Soomaaliyeed oo sanadkii hore lagu cunsuriyeeyay magaalada Tomelilla ee gobolka Skåne.

Nin Swedish ah oo lagu haysto aflagaado uu ku sameeyay Soomaalida

Nin 59 sano jir Swedish ah ayaa maxkamad dambi ku soo oogtay (hets mot folkgrupp) ka dib markii la sheegay in uu video ka duubay dad Soomaali ah ka dibna internet uu galiyay isagoo ku qoray hadalo bahdil ku ah Soomaalida. Xagaagii ayaa ninkaan waxa uu tagay xaafada Österängen ee magaalada Jönköping isagoo video ka duubay Soomaali isugu jirta dad waaweyn iyo caruur.

Ka dib ayuu videoga waxa uu soo galiyay bogga Youtube isagoo ku daray hadalo meel ka dhac ah sida in Soomaalida ay yihiin dambiile yaal. Muuqaalka ayaa bogga Youtube ku jiray ilaa november 2013 iyadoo markii dambe uu ninka laftiisa meesha ka saaray ka dib markii booliska u sheegeen in uu dambi ku jiro.

Ninkaan ayaa qirtay in uu muuqaalka duubay isagoo ku dooday in xiligaas uu walwal sanaa isla markaana uusan eegin caruurta. Waxa uu sheegay in uu ka xanaaqay ka markii ragga Soomaalida ay ku amreen in uu joojiyo duubista. Ninkaan ayaa sidoo kale ku dooday in uu xanuunsanyahay oo taasi ay tahay sababta ka dambaysa ficiladiisa.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

22 Responses

  1. okasha says:

    Asc walaal marka waad ku mahadsan tahay sida macquulka ah oo aad u daadiheyneyso barnaamijyada macluumaad faraha badan leh oo kala duwan oo usoo gudbiso bulshadaada , Tan kale qofkan liidaya dadkeena wax abaal ah inooma uusan samayn shaqsi ahaantiisa balse hadiiba xukuumadii ay arimaha faraha kula jirto bal aan aragno halkee uga soo harto . Annaga bulsho ka Somali ahaan Sweden wey nasoo dhaweysey waana ku ceeshnaa waxii Alle inoo qorey iyadoo saas ay tahay far xumaatey qofkeeda iska leh mahadsanidiin wabillah towfiiq

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  2. Ali surad says:

    Ninkaas talaabadii uu u qalmay ayuu la kulmay ka dib kolkii dacwo lagu soo oogey xadgudubka uu soomaalida ku sameeyey awgeed.bra! Balse waxaa iga su,aal ah xadgudubka inagu dhexdeena isku samaynaa ma banaan yahay? fasax miyaa kaas? miyaan cidna loo qabsanayn? Waxaa soomaalida qurbaha iyo swedenba aad ugu badan isxaqiraada, isxasadka, isfaquuqa, meel iskaga dhaca ay soomaalidu isu geysato?
    Arimahaasna waxaa haboon inaan booliiska u gudbino. oo sheegno xagudubka dhexdeena ah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. Ayaan says:

    asc waxan ka yabay horta kii cadaan ah ee wax falama ma xanunsan yahay wa yabe midhaa iyaga oo caafimaad qaba waxba ma falaan mise waa sheeko ay kaga baxan danbioooda cajiib

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  4. waryaa says:

    Ayaan, scandanavia waxaa kubadan waalida looyaqaan TICKING BOMB marka wexey ku qarxi kartaa meelkasto, saacadkasto…kkkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. 2 sano says:

    asc aqii jimcaale ayaantaa cunsuriyadaa aad wax uga qortaa lkn anaga waxaan kaa codsaneenaa arinka 2 sano dadka lagu heesto in aad baaritaan ku sameeso wax yaabaha ka soo kordhay taasna waa codsi bro

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  6. daade says:

    Det går inte waxanun sanahay aaaaaaaaaaaaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. jawaab dade says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 9

  8. Yusuf says:

    Wa Arinkii 2 sano. 5 isbuuc ka dib bartamaha bisha April ayuu soo bixi doona go’aankii maxkamada la wada sugaayay.
    ha loo duceeya asxaabey kheerkooda allah na soo aadiya. Warbixintaan waxaa ka kobiyeyay weebsaadka Lena Rösel. waa looyarad u dooda xaqootiga.

    Jag vet att många väntar hoppfullt på att den dom som skall komma i det somaliska ärendet skall innebära att de får möjligheter att kunna leva tillsammans i Sverige med sin familj. Jag får flera samtal i veckan där någon orolig mamma eller pappa undrar om jag hört något………….

    Jag har därför idag talat med den person vid Migrationsöverdomstolen som handläggar det somaliska anknytningsärende som beviljades prövningstillstånd i oktober 2013.Läs här tidigare info om ärendet.

    Ärendet är nu klart för att föredras under nästa vecka. Huvudregeln är att när ett ärende väl har föredragits så skall det komma en dom inom fyra veckor.

    Vi kan alltså om inget oförutsett inträffar förvänta oss att det kommer beslut i ärendet senast i andra hälften av april.

    Jag ställer frågan vad det skulle kunna vara som eventuellt fördröjer beslutet i det här läget. Handläggaren svarar mig att det kan handla om frågor som inte är tillräckligt utredda – alltså någon fråga som ytterligare behöver belysas? I så fall kan domen bli fördröjd.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  9. qosleye says:

    sxbyaaloow dhamaan somali dhan waa dulmane waxeyna ku jiraan bahdilaad go aan ey ka qadatey sweden ah in la cunsuriyeeyo dhankasta ha uga sii weynaado dhanka oo sharciyada hada waxaa arkeysaa kaamamko somali tiro dhaaftey oo ku jiro 5 years amo 6 yeras amo ka yarbo oo aan la siin wax sharci ah hada waa ka warqabnaa ka biloow 20012 ilaa hado soomali dhan waxaa ku socota diidmo bilaa sababo ah taasno waxay ka mid tahay cunsuriyada ugu ween sababta oo ah waxaa arkeysaa wadamo ay dawlado ka dhisanyahiin oo hadno sharciyada sweden ku siiso miiska sida ereteriya xataa nageria hada waa qataanoo marka halkaa waxa ka muuqato cunsuriyad u gaar ah somali dhamanteed waxaana ugu wacan inta ka masuulka ah arimaha somalida sweden hadabo waxaa kula talin lahaa somalida oo heesata diidmada oo ka buuxdo kaamamka in eey mudaharaad balaaran sameeyaan hadii kaleeto oo tani la diido somalida dhan halmar inte is raacdo ha aadaan wadamada kale halmeelno heeska dhiibaanoo sida norwey amo danmarka marka caalamaka waa ogaanaa somali dhibka ey ku qabto sweden horeena wax iska badalaan xaaladahooga saas aan qabaa oo ah rajado dhabta ah kaam iska fadhiiso sxbyaaloow caqli maahan dadaal aa la rabaa dhaq dhaqaaq aa la rabaa hadii kaleeto waxaa u diyaar garobeysaan dhib iyo rafaad sababtoo ah idinka aa isku soo xiray kaam xabsi ah inta sababo la aan la idinku siyeey negtivyo qalad ah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. filsan says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 10

  11. salmaan yare says:

    Yusuf sxb waxan ku weydiin lahaa go aanka lasugayo maku jiraan dadka singelka mise waa arinka 2 sano bro no faahfaahi alah qeer ku siyee

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  12. jaceyloow says:

    Filsan tan la magac baxday , waxeey ila tahay adiga dhibka dadka laga maqanyahay kuma gubaya. Hadaad nanac qorigaada aad iska dhuuqdhuuqeysid dadka kale ha ku jeesjeesin , Marka habeyn kaasta luguugu xurbinaaya ogaaw macaankaas dad baan heeysan. Hadaad diidana in reeraha na loo keeno adna ma naga nabad galeeysid hadhootina dhaha wiilashii weey halaabeyn naagaha la qaba xitaa ma dhaafaayaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  13. Yusuf says:

    Salmaan yare sxb Arinka aan soo qoraya waxuu ka haadlaaya kiis somali maxkamada sare horyaal waana dadka lugu heesta 2 sano ma soo wada nooleyn. Allah kheer ka keeno . dadka single iyagana umuuraha allah u fududeeya kuli waa la wada dhibanyahay.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  14. sahra says:

    dadka diidmada heestaane yaa umaqan waaba arkaa2sano rajo ee leeyihiinee allow amuuraha sahal ee wax nooka sheka see laka yelaa diidmada

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  15. filsan says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  16. xussen says:

    dadka soomaaliyeed waa dad aan laheen dhibka loogeesta dad aan kadagaalin mana lahan safaarad udacdoodo
    taasi waxa eey dhashay waxyaaba badan oo eey kamid yihiin sida midaan hadaan heli laheeynay safiir dadka matalo weey yaraalahaayeen wax yaabahaan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  17. hanad says:

    Somali dhib ka haysto waxa kamid ah malaha community si daacad u sha qaynaaya marka dad waliba meeshee is dhigaan ayay joogayaan

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  18. zaynab says:

    asc arinki 2da sano wali diidmo ayaa dadka lasinayaa waliba baryahan si aad ah ayaa loo bixinayaa, ilaahay ayaa nomaqan. qofkii wax aqbaar ah kahayaw noosoo gudbiya fadlan

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  19. Yusuf says:

    Zaynab , walaal dad adiga taqanid miyaa la siiyay diidmada ? Meeqa quf waaye tiradooda? waadna mahadsantahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. zaynab says:

    haa walaal waa dad aan aqaano iyo dad la iisheegayba.inta aan aqaano waa 2,anigana weegan ayaan jawaab sugayaa. iisoo duceeyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. qof laga maqanyahay alla u maqan says:

    filsan adiga taada ayaad ka hadashay lkn nag ama nin laga maqan u madaneen lkn in aad garoobtahay ayaad ka cadeysay lkn adiga xitaa allaa ku maqan

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  22. Filsan says:

    Halkaan la baxay quf laga maqanyahay, Haa garoob ayaan ahay kaalay wax iga qaad hee. Hadad wax isku heysid tan aad u dacwooneysid iska fur ka dib i soo haweysa. Aniga nin naag qaba No way. Hal habeyn in leega ag fagooye Saaruukha ma rabi noh.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3