Ninkaan ma garanaysaa [Video] ?

2

Ninka halkaan ku sawiran waa nin naxariis daran oo nacas ah. Waa ninka Johny oo 38 sano jir ah oo isaga oo cabsan ku dhacay wadada tareenka ka furtay alaabtiisa ka dibna uga tagay halkaasi si tareenka uu u jiiro.

Ninka tareenka ku dhacay ayaa waxaa jiiray tareenka balse waa badbaaday in kastoo ay soo gaareen dhaawacyo aad u culus. Ninkaan meesha ku sawiran waxaa raadinaya booliska, waxa uu horay u furtay dad kale oo cabsan. Haddii aad garanayso ninkaan ama aad aragtay fadlan ogeysii booliska. Waa nin doqon ah, waa nin tuug ah, waa nin aan aqoon qiimaha ay leedahay nafta bani’aadamka.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here