“Qaxootiga ha la deymiyo lacagta nolosha”

Xisbiga Dhexe  (Centerpartiet) ayaa isbuucaan soo jeediyay fikrad cusub oo haddii ay qaataan xisbiyada kale si weyn wax uga badalaysa qaabka ay Sweden u qaabisho qaxootiga. Gudoomiyaha xisbiga Annie Lööf ayaa soo jeedisay in halkii qaxootiga la siin lahaa lacag bilaash ah, in la deymiyo lacagta ay ku noolaanayaan labada sanno ee ugu horeysa wadanka.

Qorshahaan ayaa la mid ah nidaamka ardada lagu deymiyo lacagta ay bixiso CSN. 72% lacagta qofku uu ku noolaanayo ayaa deyn ah inta kalena ay tahay deeq. Qorshaha xisbiga C ayaa ah in qofka qaxootiga ah la siiyo muddo 72 bilood ah in uu lacagtaasi isaga bixiyo isla markaana uu bixiyo ribo saaran lacagtii la deymiyay.

Xisbiga ayaa sheegay in haddii qorshahaan la dhaqan-galiyo in dowlada ay u baaqanayso lacag gaaraysa 16 bilyan oo karoon.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Bashiir says:

    Europe way xumaatay halaga tashto

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

  2. Mohamed says:

    waa dhaatay maada aan halkaas marayso Europe

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  3. Anzalooti says:

    Ok Waaye… Hal mar maleey siihaa,, xamaraan KU aadi lahaa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 15 Thumb down 1

  4. umu Munasib says:

    Asc walaalayaal inta soo socotaa ku lug go’ayan inta joogta waaba lagu dhacay shabaqee Alow dalkii noo hagaaji inshalah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. ali says:

    kkkk taasi waxee la mid tahay qof ama famil soo qaxay oo wadankiisaba baahi uga soo qaxay oo koob biyo aanan heesan ma ku fekertay waxii lasiiyo ee uu cuno kuma ganacsane xabuu ka soo celinaaa???

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. jamal says:

    Hej
    Jag undrade om Sverige det är bra landet.
    Men om du har jobb och bostäder.
    Invandrare många som utan jobb och bostäder.NU Centerpartiet Annie lööf säger
    Att invandrare måst få pengarna från CSN men dubbelt måste du tillbaka pengarna
    Tack

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. xusen says:

    csn du mer pengar än vad du tar i är tillbaka

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  8. saamir says:

    war waa caadi deeyn ka dhiga dheh maxeey tahay soo lama bixinaayo qofka markuu shaqo helo csn xittaa sidaas waaye waxne ha dulsaarteen, waxaa meesha ka baxaya in aa bilaash wax ooga cuno xantooodii halkaas Ayaan ku dhaafnay Shaqo aan ku bixino deeynta waa in eey noo keenaan waa bilaahi toowfiiq hano qoto fikradaan mid lala dhacay

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0