Wararka Finland

Jaamacada Helsinki oo bixinaysa koorso luuqada Af-soomaaliga ah

Jaamacada Helsinki University ayaa noqonaysa jaamacadii ugu horeysay ee cariga Iskaandineeviya ee bixinaysa koorso jaamcadeed luuqada Af-soomaaliga ah. Jaamacada ayaa bixinaysa Bachelors Degree oo Af-Soomaali ah, iyadoo qorshaha mustaqbalka xitaa lagu soo dari doono...

Finland oo joojisay in ay sharci siiso Soomaalida

Laanta Socdaalka Finland (Maahanmuuttovirasto) ayaa war saxaafadeed ay shalay soo saartay ku cadeysay in wax laga badalay aragtidooda ku aadan qaxootiga Soomaalida. Warbixinta ayaa lagu sheegay in xaalada amaanka Somalia ay soo hagaagtay sidaa...

Finland oo joojisay qaxootiga Soomaalida

Laanta Socdaalka Finland ayaa shaacisay in ay joojinayaan go’aamada la xiriira qaxootiga ka soo jeeda Somalia iyo wadanka Iraq maadaama ay qiimeyn ku samaynayaan xaalada amaanka ee labada wadan. Laanta ayaa shaacisay in guud...

Finland: 5 Soomaali ah oo lagu maxkamadaynayo kufsi

Shalay waxaa bilaabatay maxkamadaynta 5 nin oo Soomaali ah oo lagu haysto in ay kufsi u geysteen gabar ka soo degtay tareenka xaafada Mosabacka ee magaalada Helsinki. Bishii maarso ayaa la sheegay in raggaan ay...

Finland oo adkaynaysa mideynta qoysaska soo galootiga

Dowlada Finland ayaa qorsheynaysa in ay adkayso mideynta qoysaska soo galootiga ah ka dib baaritaan cusub oo ay samaysay wasaarada arimaha gudaha. Isbedelka lagu samaynayo sharciga Finland ayaa waxaa ka mid ah in dadka...

Finland oo bixinaysa kaarar cusub oo deganaansho

Finland ayaa bixinaysa kaarar cusub oo deganaansho ka bilaabata sanadka soo socda kuwaasoo ay ku jiraan faraha qofka. Nidaamka hada laga isticmaalo Finland ee ah warqada baasaboorka lagu dhajiyo ayaa guud ahaan la joojin...

Finland: Soomaali argagixiso loo soo xiray

Booliska dalka Finland ayaa soo xiray gabadh iyo wiil Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay taageerayeen argagixiso. Ninkaan oo sanadkii 2005 soo galay Finland ayaa la sheegay in lacago badan uu u diray Xarakada...