Wararka Norway

200 qof oo isku wareejisay masaajid ku yaala Norway

Iyadoo ay maalmahaan socotay olole laysku wareejinayo kaniisadaha Yuhuuda oo ay sameynayaan dad Muslimiin ah, ayaa hada waxaa bilaabatay in Masaajida laysku wareejiyo. Masaajidka Central Jamaat Ahle Sunnat oo ku yaala magaalada Oslo ayaa shalay...

Oslo: Imaam faas lagu weeraray

Imaamka masaajid ugu weyn Norway ee ku yaala xaafada Grønland ee Oslo ayaa xalay lagu weeraray faas isagoo dhaawac aad u culus la gaarsiiyay. Imaamka oo da’diisa lagu sheegay 60 sano ayaa ku sii jeeday...

“Iskuulada Somalia ayaa ka tayo fiican kuwa Norway”

Waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool Norway ayaa caruurtooda u diray wadamada Afrika qaasatan Kenya, Somalia iyo Masar. Ujeedada ka dambaysa arintaan ayay waalidiintu ku sheegeen in ay tahay in heerka waxbarashada ee iskuulada Norway...

Xisbiga garabka midig oo ku guuleystay doorashada Norway

Xulufo ay ku mideysan yihiin xisbiyada garabka midig ayaa ku guuleysatay doorashada Norway. Iyadoo raysal wasaaraha talada haya looga adkaaday doorashada. Haweenayda lagu magacaabo Erna Solberg oo hogaamisa xisbiga lagu magacaabo Høyre ayaa la filayaa in ay...

Raysal wasaaraha Norway oo taksiile noqday [Video]

Raysal wasaaraha Norway Jens Stoltenberg ayaa bishii Juun waxa uu go’aansaday in uu ka mid noqdo taksiilayaasha magaalada Oslo. Mr Stoltenberg ayaa taksiile nimo ku shaqeeyay galab isagoo xirtay dharka taksiilayaasha iyo ookiyaale. Sababta uu taksiilaha...

Weerarkii Norway: 1 sano ka dib maxaa is beday?

Maanta waa sanadguuradii kowaad ee ka soo wareegtay markii nin cadaan argagixiso ah uu bombaano ku qarxiyay xafiiska raysal wasaaraha Norway, ka dibna intuu doon qaatay 69 qof ku dilay jaziirada Utøya ee ku taala...

Norway oo Soomaalida qasab ku celinaysa

Norway oo Soomaalida qasab ku celinaysa

Dowlada Norway ayaa doonaysa in Soomaalida sharciga loo diiday in ay qasab dib ugu celiyaan Soomaaliya qaasatan Muqdisho iyo deegaanada ku dhow. Isbuuci la soo dhaafay ayaa waxaa shir qarsoodi ah magaalada Muqdisho ku...

Norway ninkii lagu dilay waxa uu ahaa Soomaali

Isbuucii hore waxaan soo daabacnay warbixin ku saabsanayd nin Soomaali ah oo nin kale oo Afghanistan u dhashay ku dilay Norway, balse arintaas oo ay qoreen warbaahinta Norway ayaa hada u muuqata in ninka...

Nin Soomaali ah oo magangalyo doon ku dilay Norway

Booliska Norway ayaa soo xiray nin Soomaali magangalyo doon ah oo lagu eedeeyay in uu midi ku dilay nin kale oo Afghanistan u dhashay. Dhacdadaan oo ka dhacday magaalada Bergen ayaa la sheegay in uu...