Wararka Nolosha

1

Xaalada amaanka Malmö oo sii xumaatay

Xaalada amaanka magaalada Malmö ayaa bilihii la soo dhaafay aad u soo xumaatay iyadoo ay ka dheceen dilal is daba joog ah. Xalay ayaa waxaa wiil labaatan jir ah lagu dilay maqaaxi ku taala...

3

Hooyo looga qaatay Noorweey wiilkeeda oo bil jiray

Noorway ayaa haweeney soomaali ah oo wiilkeeda muddo bil jiray dowladda ka qaadatay, kadib markii ay ku eedeeyeen ineeysan xanaaneyn karin. Dhacdadan ayaa naxdin iyo amakaag ku riday hooyaadaas  iyo soomaalidaba dalkaasi. Hooyadan ayaa...