Wararka Shaqada & Ganacsiga

Hey’adda hanti dhowrka oo eedeysay suuqa shaqadda

Suuqa shaqada ee loo yaqaano Arbetsförmedlingen-ka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano (AF), ayaa  waxaa dhaleeceeyn u soo jeediyey hey’adda hanti dhowrka ee dalkaani Iswiidhan. Hey’addan ayaa u kuurigalid ay sameeysay waxaa ay ku...

Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden

Iyadoo ay aad u sarayso heerka shaqo la’aanta ee dumarka Soomaalida ah ee Sweden ku nool, ayaa mashruuc laga sameeyay beer ku dhow magaalada Linköping waxaa haweenka Soomaalida laga siiyay shaqo ay beeraha ku falaan....

“Qaxootiga shaqada diida lacagta ayaan ka jarayna”

Xisbiga Kristdemokraterna ayaa doonaya in ay shuruudaha ku sii atkeeyaan magangalyadoonka Sweden sharci ka codsada. KD ayaa doonaya in dadka shaqo loo diro inta ay jawaabta sharciga sugayaan, hadii ay diidaan ayaa laga jarayaa lacagaha ay ka helaan...

Gabadhaan waxaa shaqada loogu diiday xijaabka dartiis

Gabadha lagu magacaabo Banin Maki ayaa bishii hore waxay shaqo ka raadsatay maqaaxida Subway, iyadoo loogu wacay wareysi. Ka dib markii ay soo xaadirtay wareysiga oo ay aad ugu faraxday ayaa loo sheegay in aysan...

Omar waxa uu Sweden ku lisaa lo’da

Wiilka lagu magacaabo Omar Mohamud Ahmed waxa uu Sweden soo galay labo sano ka hor, isagoo ka yimid tuulada Bulegaduud ee koonfurta Somalia, halkaasi oo kuu ku dhaqi jiray ariga. Markii uu Sweden soo galay...

Labo sano ayuu Sweden joogaa maantana waa dhaqtar!

Ninka lagu magacaabo Jawad Mirzad oo 45-sano jir ah waxa uu Sweden soo galay bishii December ee 2013 isagoo ka yimid wadanka Afghanistan. Jawad oo dhaqtar ahaa markii uu Afghanistan ku noolaa ayaa durbadiiba bilaabay...

Talooyinkaan raac si aad u hesho fikrado ganacsi

Muddo ayaad ku riyoonaysay in aad abuurato ganacsi, oo hada waxaa la joogaa xiligaa aad shaqada bilaabi lahayd? Hadaba sidee ku heli kartaa fikrad ganacsi oo faa’iido dhalin karta? Halkaan waxaan idin-kugu soo bandhinaynaa...