Wararka Somaliska

Wasiiradda gar gaarka Iswiidhan oo Soomaaliya booqasho ku tagtay

Haweeneyda dalkaan Iswiidhan uga ah gar gaarka dibadda Isabella Lövin, ayaa shalay booqasho ku tagtay magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Wasiiradda oo ka warameeeysay ujeedada socdaalkeeda ay ku tagtay Soomaaliya ayeyy sheegtay ineey dooneeysay sidii ay...