Wararka Waxbarashada

Ardada Al-Azharskolan “Baroortu orgiga ka weyn”

Isbuucaan waxaa doodweyn ka dhalatay iskuulka Muslimiinta Al-Azharskolan ee ku yaala xaafada Vällingby ee Stockholm ka dib markii ay soo baxday in ardada loo kala qeybiyo gabdho iyo wiilal casharada isboortiga. Hay’ada la socodka iskuulada...

Jaamacada Helsinki oo bixinaysa koorso luuqada Af-soomaaliga ah

Jaamacada Helsinki University ayaa noqonaysa jaamacadii ugu horeysay ee cariga Iskaandineeviya ee bixinaysa koorso jaamcadeed luuqada Af-soomaaliga ah. Jaamacada ayaa bixinaysa Bachelors Degree oo Af-Soomaali ah, iyadoo qorshaha mustaqbalka xitaa lagu soo dari doono...

Abshiro oo dadaal dheer ka dib dhamaysay dugsiga sare

Abshiro Ahmed Barre waxay dadaal dheer ka dib ku guuleystay in ay dhamayso dugsiga oo ay noqoto kalkaaliso (undersköterska). Abshiro oo hada 48-sano jir ah ayaa wargeyska Hallands Nyheter uga warantay wadadii dheerayd ee...

Lernia oo iskuul SFI ka furaysa Vällingby

Iskuulka caanka ah ee Lernia ayaa bishaan November waxay xaafada Vällingby ee ka tirsan Stockholm ka furi doonaan iskuul cusub oo lagu barto luuqada SFI (Svenska för invandrare). Macalimiinta iskuulka cusub wax ka dhigi...