Wararka Waxbarashada

Soomaali badan oo ka qalinjabisay dugsiyada sare ee Sweden [Video]

Iyadoo isbuucaan la soo xiray iskuulada Sweden ayaa daafaha wadanka waxaa lagu qabtay xaflado lagu maamuusayo ardayda dhamaysatay dugsiyada sare (Gymnasium). Dhalinyaro badan oo Soomaalida ayaa ka mid ahayd ardada ka qalinjabisay dugsiyada sare sanadkaan. Magaalooyinka...

Iskuulka iyo fashilka waalidiinta Soomaalida

Horumarka ay ardadu ka gaaraan waxbarashada iskuulada Sweden waxaa qeyb weyn ka qaata waalidiinta, oo caruurtooda ka caawiya casharada iyo la socodka iskuulka. Doorka waalidiinta ayaa ah mid si weyn uga duwan kii Somalia....

Macalimad “madoow” oo lagu amray in ay fasalka ka baxdo

Gabar macalinimo ka barata jaamacada Malmö oo tababar u joogtay iskuulka ku yaala gobolka magaalada ayaa lagu amray in ay fasalka ka baxdo maadaama ardadu ay ka sheekeysanayaan filim ka hadlaya dadka “madoow”. Macalinka ka masuulka...

Dowlada oo ka noqotay yarayntii taageerada ardada

Ka dib cadaadis iyo cambaarayn badan oo kaga timid dhinaca ardada, mucaaradka iyo macalimiinta ayaa raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt waxa uu ku dhawaaqay in dowlada ay ka noqotay qorshihii ay ku doonayeen in...

Dowlada oo yaraynaysa lacagta taageerada ardada

Wasiirka dhaqaalaha Sweden Anders Borg ayaa ku dhawaaqay in ka bilaabata sanadka 2016 in la yaraynayo lacagta taageerada ah ee la siiyo ardada (Studiebidrag) , halka la siyaadin doono daymaha ardada. 300kr ayaa laga...

Dadka SFI dhigta oo aan luuqada ku hadlin

Cilmi baaris uu sameeyay machadka Eductus ayaa lagu soo bandhigay in sadex meelood meel ka mid ah ardada dhigata koorsada luuqada ee SFI-ga aysan ku hadlin luuqada Swedishka marka ay ka tagaan fasalka. Sababta...

Taariikhda biladaha Nobel iyo ninkii aasaasay

Maanta ayaa la shaaciyay cida ku guuleysatay bilada Nobel Peace Prize oo qeyb ka ah biladaha Nobel ee la siiyo dadka aduunka ku soo kordhiya waxyabaaha muhiiimka. Bilada nabada ayaa sanadkaan waxaa la gudoonsiiyay...

Gunadii SFI-ga oo la joojinayo

Dowlada Sweden ayaa miisaaniyada cusub ee sanadka ku soo bandhigtay in la joojinayo lacagtii gunada ee la siin jiray qofka sanad gudahiis ku dhameeya koorsada luuqada Swedishka ee SFI-ga. Wasiirka isdhexgalka Erik Ullenhag ayaa...