Wararka Waxbarashada

Dowlada oo ka noqotay yarayntii taageerada ardada

Ka dib cadaadis iyo cambaarayn badan oo kaga timid dhinaca ardada, mucaaradka iyo macalimiinta ayaa raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt waxa uu ku dhawaaqay in dowlada ay ka noqotay qorshihii ay ku doonayeen in...

Dowlada oo yaraynaysa lacagta taageerada ardada

Wasiirka dhaqaalaha Sweden Anders Borg ayaa ku dhawaaqay in ka bilaabata sanadka 2016 in la yaraynayo lacagta taageerada ah ee la siiyo ardada (Studiebidrag) , halka la siyaadin doono daymaha ardada. 300kr ayaa laga...

Dadka SFI dhigta oo aan luuqada ku hadlin

Cilmi baaris uu sameeyay machadka Eductus ayaa lagu soo bandhigay in sadex meelood meel ka mid ah ardada dhigata koorsada luuqada ee SFI-ga aysan ku hadlin luuqada Swedishka marka ay ka tagaan fasalka. Sababta...

Taariikhda biladaha Nobel iyo ninkii aasaasay

Maanta ayaa la shaaciyay cida ku guuleysatay bilada Nobel Peace Prize oo qeyb ka ah biladaha Nobel ee la siiyo dadka aduunka ku soo kordhiya waxyabaaha muhiiimka. Bilada nabada ayaa sanadkaan waxaa la gudoonsiiyay...

Gunadii SFI-ga oo la joojinayo

Dowlada Sweden ayaa miisaaniyada cusub ee sanadka ku soo bandhigtay in la joojinayo lacagtii gunada ee la siin jiray qofka sanad gudahiis ku dhameeya koorsada luuqada Swedishka ee SFI-ga. Wasiirka isdhexgalka Erik Ullenhag ayaa...

SFI oo isbedal weyn lagu samaynayo

Dowlada Sweden ayaa ugu dameyntii qiratay in Waxbarashada luuqada Swedishka ee la siiyo dadka soo galootiga ah ay noqotay mid fashil ah isla markaana loo baahanyahay in isbedal weyn lagu sameeyo. Sadex wasiir oo...

Xaflada xiritaanka Iskuulada & kaniisadaha

Xafladaha xiritaanka iskuulada ayaa lagu soo roggay shuruud cusub oo ka mamnuucaysa in ay arimaha diimaha soo galiyaan haddii xaflada lagu qabanayo kaniisadaha. Madaxa haya’da qaabilsan arimaha iskuulada Anna Ekström ayaa wargeyska DN ku qortay...