Qof loo qabtay masjid shiicadu laheyd oo toddoobaadkii hore la gubay

Qof lugu tuhmayo inuu ka dambeeyey dabkii loo geeystay masjid shiicadu laheyd oo ku yaaladda  magaaladda Stockholm ee caasimadda Iswiidhan, ayaa boolisku  gacanta ku soo dhigeen.

Boolisku waxaa ay sheegeen ineey qabteen nin loo maleeynayo inuu ku lug laha gubashada masaajidkaasi shiicadu ku leedahay degmada Järfälla. Masaajidkaan la gubey ayaa waxaa lagu magacaabaa Imaam Cali. Wuxuuna ahaa mid ay ku cibaadeeystaan shiicadda.

Somaliska.com/wakaaladaha

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...