Sidii ay noo sheegeen laanta socdaalka Sweden (Migrationsverket) wareysigii aan layeelanay dhowr bilood ka hor waxay rajeynayeen in ay isbedel ku sameeyaan shuruuda adag ee lagu xiray Soomaalidu in ay keenaan baasaboor taasoo ay cambaareyn badan kala kulantay Sweden. Hadaba beryahaan dambe ayaa waxaa soo baxaayay warar lays la dhexmarayo balse aanan xaqiijin oo sheegaya in Sweden ay qorsheyneyso in ay isbedelkaas sameyso bishaan Janaayo. Walow aanan cadeyn karin isha warkaas laga soo xigtay ayaan xiriir la sameeyay Laanta Socdaalka Sweden isbuucan anigoo ka sugaya in ay ii soo jawaabaan isbuuca soo socda haddii alle. Beryahaan dambe waxaa sidoo kale soo batay in saxaafada Sweden ay xiiseyneyso arintaan oo ay wax ka qorayaan dhibaatada haysata Soomaalidu taasoo ah horumar ay gaareen dadaalada Soomaalida. Si kastaba ha ahaatee guud ahaan wixii ku soo kordha  arintaan waxaan ku soo daabici doonaa Somaliska anagoo xiriir joogto ah la sameyn doona Laanta Socdaalka iyo dhamaan ilaha kale.

Rajada Soomaalida iyo wararka laysla dhexmarayo

Sidii ay noo sheegeen laanta socdaalka Sweden (Migrationsverket) wareysigii aan layeelanay dhowr bilood ka hor waxay rajeynayeen in ay isbedel ku sameeyaan shuruuda adag ee lagu xiray Soomaalidu in ay keenaan baasaboor taasoo ay cambaareyn badan kala kulantay Sweden.

Hadaba beryahaan dambe ayaa waxaa soo baxaayay warar lays la dhexmarayo balse aanan xaqiijin oo sheegaya in Sweden ay qorsheyneyso in ay isbedelkaas sameyso bishaan Janaayo. Walow aanan cadeyn karin isha warkaas laga soo xigtay ayaan xiriir la sameeyay Laanta Socdaalka Sweden isbuucan anigoo ka sugaya in ay ii soo jawaabaan isbuuca soo socda haddii alle.

Beryahaan dambe waxaa sidoo kale soo batay in saxaafada Sweden ay xiiseyneyso arintaan oo ay wax ka qorayaan dhibaatada haysata Soomaalidu taasoo ah horumar ay gaareen dadaalada Soomaalida.

Si kastaba ha ahaatee guud ahaan wixii ku soo kordha  arintaan waxaan ku soo daabici doonaa Somaliska anagoo xiriir joogto ah la sameyn doona Laanta Socdaalka iyo dhamaan ilaha kale.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. Massago says:

    Jimcaale Tusen tack sida aad goor walba isha ugu heeyso arimaha somalida qaasatan arimaha M/Tionka, o ah caqaba ugu adag ee 2010-11 lasoo diristay Somalida wan ka war dhawri donna wixi kusoo kordho.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. najma says:

    asc.walalasha uu dadalayaan .walalohoda.waa mahadsan tihiina.
    dadalka aad wadaan alle haa inga siyo meel kale aamiin.
    waxaa kale idin le yahay waa ku mahadsan tihiin aqbarta aad no soo gudbisan.
    allene.gacan haa ingu siyo aamiin.qof walibo somaliyana.alle haa uu fudedeyo waxey rabaan .>

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. ahmed diriye says:

    jimcaale wad mahadsantahay sidaa ugu dadaalayso arimaha somalida waxaan lugu siinayaa abaal marin markay somaliya dowlad hesho waxaa kaloo amaan mudan daladaha somaliyeeed ee doonaaya xuquuqdoodii wad mahadsantihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. mustafomar says:

    WALALKAY JIMCAALE AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY ILAHAY NA WAXAAN KAGA BARYAAN IN UU ADINA MURAADKAAGA KU SIKHRO INTA AAD IFKA JOOG

    XOOG IYO XININBA ILAAHAY HA KU BARKEEYO

    INSHA ALLAH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Uma maxamed says:

    Asc walaalahayga soomaaliyeed ee arimahaan oo kale ku soo dadaalo in ay halkan ku soo daabacan waa wax loo baahan yahay in aad noo dadaashaan ama aad garab nagu siisaan haday run tahay iyo hadaay niyad dhis tahayba waan ku faraxsanahay anigoo kamid ah hooyoyinka wax sugaya ilaahay ha inooga soo qaado hana noo rumeeyo saadaashiina intii inoo dadaashee jecel walaalahood in ay u hadlaana waa ku mahadsan yihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. umu abdirahmaan says:

    ASLC WAAD MAHADSAN TIHIIN DHAMAAN WALALAHAYGA SOMAALIYEED GAAR AHAAN WALAAL KEEN JIMCAALE OO KALIN FIICAN KAGA JIRA HALGANKA XAQUUQDA WALALAHEENA SOMALIYEED EE DHIBAA TAYSAN WAXAN KUDARSAN LAHAA NIN AMUSAN HOYADII QADISAY AYAA LAYIRI AYNU SII LABAN LAABNO DADAALKEENA OO AYNU ISKU DUUBNAANO MEELKASTA OO AYNU JOOGNO ILAHAY IDANKIINA WAY INOO RUMOOBAYSAA RIYADEENU HADII AAN U DHABAR ADAYGNO ISKUNA DUUB NAANO INSHA ALLAAAAAH ANIGOO KAMIDA HOOYOOYINKA RAJA KU NOOLKA AH WAXAN UMAHAD CELINAYA ILAHAY WAXAN KALOO U MAHAD CELINAYAA DHAMAAN WALALAHEEYGA UGUNTADAY SIDII AY UGU HADLI LAHAYEEN XAQUUQDA SHACABKA SOOMALIYEED EE QAXOOTIDA AH WAXAN LEEYAHAY GUUSHA WAA DHOWDAHAY EE AAN GARBAHA ISQABSANO0′

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. jeyjey says:

    sxb meeshaada kasiiwad qoraalada sooowad war bixinada laanta socdaalka dano badan ayaan kalee nahay waxaan kaala soconaaa ugaandha sxb laxariir oolahada ayeeyadeey ayaa kudhahooso mandhow sweden ayaa la iidiidey ee warfiican iga keen qeer aha kusiiyee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Abdirixam Hassan abdi Guure( Sanquruf) says:

    Asc…….Waxan halkan Mahadweyn oga jidinaya walalkay Jimcaale oo musuuliyad iska saray Arimaha somalida ee Sweden anigo kaga mahad cilineyna Hadaa nahay dadyowga Sugeya Visaha Sweden oo ku Go,ay Ethiopia– Addis Qasatan Bole Michael 2009/ up 2011.
    Wadna ku mahadsantahay Sida Uma Mohamed ay sheegtey Sida ad niyada naku dhistan iyo wax qabadka weyn ad no qabatan insha,alah khery ilahay ka dhigo Marka imado sweden Ba Abaal marintada ku sinaya insha,alah Jimcale sxb dadalkada haka Dalin bro thnx alot
    asc.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  9. abdi ismail says:

    asc walaalaal aad baad u mahdaantihiin hawsha aad u hayaan umada soalaiyeed allah idinka abaalmariyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. abdi ismail says:

    qofkii wanaag suubiya wanaagbuu helaa inshalah wax lagu farxo allah ha inooga soo qaado waxaynu nahay umad dhibaataysan ilaahbaan baryayanaa inshalalah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  11. xasan xariir says:

    waad mahad san tahay ugaas warkaana oo faah faahsan noosoo gali oo wadaxa kkkkkk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0