Ramadan Kareem!

2

Dhamaan akhristayaasha Somaliska iyo Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka waxaan ugu bishaaraynaaramadaan kareem. Soonka bisha Ramadaanka ayaa maalinta khamiista ka bilaabanaya dhamaan inta badan wadamada Muslimiinta. Ururada Muslimiinta ee Sweden ayaa horay u shaaciyay in barito ay tahay maalinta uu bilaabanayo soonka.

Markale iyo ramadaan wanaagsan. Waxaan rajeynayaa in uu noqdo Ramadaan laga faaideysto oo dambi dhaaf iyo horumar aan ka faa’iidno. Ameen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here