Ramadan waa Arbacada, Insha Allah

Wararka naga soo gaaraya Sacuudiga iyo inta badan wadamada Muslimiinta ayaa sheegaya in maalinta Arbacada ah ee bisha ramadanLuuliyo ay ku beegantahay 10-ka ay bilaaban doonto soonka bisha barakaysan ee Ramadan. Bisha ayaan laga arkin sacuudiga iyo wadamada Muslimiinta ee kale taasoo ka dhigaysa in la buuxiyo bisha shacbaan.

Waxaan u rajaynayaa akhristayaasha bogga Somaliska iyo guud ahaan Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka Ramadan kareem, Allah ha naga dhigo kuwii loogu dambi dhaafo. Insha Allah

Saacadaha soonka ee Sweden ayaa sanadkaan noqon doona kuwo ka dheer sanadkii hore iyadoo uu Ramadanka ku soo aadayo xili ay soo bixitaanka qoraxda iyo dhicitaankeeda u dhaxayso 18 saacadood iyo 11 daqiiqo.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. ahmed naruuro says:

    ASC MUSLIMIINTA MEEL WALBA JOOGTO QAASATAN UMADA SOOMAALIYEED ILAAHEY WAXAAN UGU BARYAYAA SOONKAN FADLIGIISA IN UU DHIBKA KA QAADO IYO COLAADAHA AY ISKU HAYAAN SOOMAALI MEEL WALBA JOOGTO WAA KU DHIBAATEESAN TAHAY ANAGAN ILAAHEY WAXAAN KA BARYEENAA KUWII SOONKOODA LA AQBALO ALAHA NAGA DHIGO AAMIIN

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  2. F.M says:

    Soo bixitaanka qoraxda in la xisaabo maaha waa xilga salaadu ay galeyso subax iyo xiliga salaada maqrib ay galeyso ee dhicida waa 20 saacadood iyo daqiiqado waa xiligii ugu dheeraa intaan Sweden joogay Allow noo gargaar waa tijaabiyey waana la soomi karaa waana agu qasban yahay.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. liban says:

    asc walalaha website ka.iyo aqristayasha Illah ayaa.mahad u sugnatay Ramadan Kareem
    marxab marxab Yaa Ramadan
    marxab marxab Yaa Ramadan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. mandeeq says:

    Ramadan kareem dhamaan muslimiinta melwalbo oo ad aduunka kaga joogtan ilahay hanagu daro 10 lodanbi dhaafo iyo 10 naarta laga xuureyi iyo 10 loo naxaristo sha alaha ilahayna barakad aRamadaanka hana soo xiji AAAAAAAMiiiiiiiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Amina says:

    Ramadankariim dhaman muslimiinta melkasta oo ayjogaan insha Allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. maandeeq says:

    Ramadaan kariim. insha allaahu ramadaankaan ilaahay waxan ka baryeyna inuu na gaarsiiyo oo naga aqbalo Aamiin yaa rabi. Ramadaan kariim.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sumayo says:

    Ramadaan kariin dhamaan muslimiinta meelkasta aad joogtaan. ilaahay nabad hanagu gaarsiiyo ramadaankaan, kuwi ka faaiideesna hanaga wada dhigo. Aamiiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Daysane says:

    Kulu caam wa antun bil qeyr ramadaan kariim asxabta 2 sano maxa so kordhay malmahan qofki aqbaar cusub hayo hanala socod siiyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. wadani says:

    Asc dhamaan asxabta ku xiran webkan somaliska marka hore ramadan karim.tan labad waxan idin haya arin kusabsan dadka 2 sano manta waxa iso dhacday diidmadii 3ad maxkamada wen ee stockholm ayana isodirtay.marka waxan leyahay dadka ay qusuyso arintan 2sano oo an anigabo ka mid ahay inan gamcaha isqabsano oo an ka midaharadno arintan dulmiga iyo xasidnimada xambarsan oo anan qarsan dhibkena wayo mid walbo oo inaga nagamid ah hadu qarsado dhibkisa waligena kama baxeyno marka idinko mahadsan dhaman asxabta webkan an waxqabsano tankale ninka webkan soqoro ee jimcale layirahdo waxba inomaqabankaro ee anaga aya wax qabsankarno maba ahan inan wax kasugno isaga insha allah bisha 8ad aya mudaharad ama kulan laisugu imanayo xisbiyo katirsan wadankan iyo somalidena kale aya kadhicodono stockholm marka cidkasto uu dhibkan hesto haisudiyariso kaqebgalka bananbaxasi anigabo madagani halkas lkn wan tagayaa si an u mijino mowqifkeyga marka qofwalbo kadamqanayo arinkan imow adigo mahadsan ASC RAMADAN KARIIM

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. sofia says:

    asc kära,
    Jag har fått 3 avslag. Det finns inte möjligt fortfarande.
    all Ramadan Kariim

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Amina says:

    Asc wadani walal waxad nagasowacdaa telka 0767413038 Ruun waxa kutagan aniyo ruun riri wacan wadani

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0