Ramadan wanaagsan!

Dhamaan akhristayaasha Somaliska iyo Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka waxaan ugu bishaaraynaaramadaan kareem. Soonka bisha Ramadaanka ayaa maalinta Isniinta ka bilaabanaya dhamaan inta badan wadamada Muslimiinta.

Markale iyo ramadaan wanaagsan. Waxaan rajeynayaa in uu noqdo Ramadaan laga faaideysto oo dambi dhaaf iyo horumar aan ka faa’iidno. Ameen.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. samaara says:

    dhamaan muslimiinta meel walbee jogaan waxaan leeyahay ramadaan kariim qieer kiisane alle hana wafajiyo aamiin aamin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. samaara says:

    dhamaan muslimiinta meel walbee jogaan waxaan leeyahay ramadaan kariim qeer kiisane alle hana wafajiyo aamiin aamin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. luul says:

    asc
    kuli muslimiin ramadan kaiim

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. saleh ahmed says:

    Amiin Amiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. alxamdu lilaah says:

    ramadaan kariim umada muslimka ah mel kasto aad joogtaan kusooma farxad iyo reyn reyn

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0