Raysal wasaaraha Sweden oo canaantay wasiirkiisa Socdaalka

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa canaantay wasiirkiisa Socdaalka Tobias Billström ka dib Fredrik_Reinfeldtmarkii ay isbuucaan la soo daristay fadeexad la xiriirta dadka sharci darada ku jooga Sweden. Raysal wasaaraha ayaa hadalkii wasiirka ku tilmaamay mid “aad aan u haboonayn”.

– Dhowr jeer ayuu sameeyay fashil taasoo ah mid soo noqnoqatay. Sidaa darteed waxaan u cadeeyay in wadada uu ku soo ceshan karo kalsoonida ay tahay in uu ku dhaqmo siyaasadeena bani’aadanimo iyo in uu dadaal dheeri ah u galo in uu soo ceshado kalsoonida” ayuu yiri raysal wasaare Reinfeldt mar uu ka hadlaayay fadeexada Billström ee soo noqnoqatay.

Canaanta raysal wasaaraha ayaa quburada siyaasada ay ku tilmaameen mid ku cusub siyaasada Sweden. Horay uma dhicin in raysal wasaare uu si cad u canaanto wasiiradiisa, sida caadiga ah waxaa dhici jirtay marka wasiirka uu lumiyo kalsoonida in uu shaqada iska casilo balse arintaan ayaa la yaab keeda leh iyadoo uu wali sii joogo Billström.

Shalay ayay ahayd markii aan soo qornay in Billström ay fadeexad la soo daristay ka dib markii uu wargeyska DN wareysi uu siinayay si cunsurinimo ah u qeexay dadka soo galootiga ah, isagoo yiri “Dadkaas kuma dhuumanayaan guryaha dadka cadaanka ah ee wanaagsan ee indha buluuga leh, balse waxaa qarinaya dadka ay isku wadanka yihiin”

Hadalkaas ayaa waxaa cambaareeyay dhamaan siyaasiyiinta Sweden, iyadoo qaarkood ay dalbadeen in wasiirkaan shaqada iska casilo.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

15 Responses

  1. Sihaam says:

    HADDII AY DHAB KA TAHAY MUXUU SHAQADA UGA CEYRIN WAAYAY

    Fikrad lala dhacay Thumb up 15 Thumb down 2

  2. anwar says:

    asc all aniga ahaan waxaan leeyahay hadii ayba dhabtahay hadalka kasooyeeray wasiirka in uu raaligareen kabixiyo sababtoo ah waa laqaldamaa waana bini aadam waxa kujirane waa maskax maskaxdane waa mashquulikartaa mar marka qaarne waxaaba dhacdo hadal aan loobaahneen in la iska dhoho marka waxaan leeyahay waa gaf gafkane bini aadam ayaa looyahay thxx

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  3. ex ALI says:

    waa runta sihaam waba qosoley

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  4. MUSTAFE says:

    KKKKKK SIHAAM WAAN QOSLAY WALAAHI MALAHA SHARCIYO BADAN BAA LAYNA SIIN LAHAAA NINKA WAKHTIGIISI WAA DHAMAADAY

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  5. samiryare says:

    asc dhamaan waan idin salaamay aqyarta ku xeran somaliska iyo dadka kashaqeyaba marka 2 baad waxan leyahay re isul wasaaraha hadey run katahay ninkaan cunsuriga ah haka buriyo shaqada sogalotiga ayoow nafta ukenay qasatan somalida illaah hanaga qabto wa siir mahan kane waa cunsuri mana rabno ( Tobias Billström ) hadhaco walagu nacay cunsuriyahow iska dhac

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  6. raxma says:

    asxaabta aad baan idiin salaamay dhamaantiin ilaahay haynoo sakhiro arimaha if iyo aakhiraba
    walal waxan goaan ka sugayaaa wiigan maxkamaa malmo soo duceeya asxaabta insha alla waxay dhaheen goaan ayaan idinka gaadhnay waa hooyo caruurtu ka maqan tahay oo taariikh khaldan lagu hayso

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. SYL says:

    Tobias Billström han bör avgick som minister av migrations-och asylpolitik och konservativa bör klargöra partiets linje i förhållande till regeringens politik och återgå till en principiell argumentation.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. salma says:

    waan idi salamay dhamaan bahda somaliska marka hore waxey ilatahay in uu si cad o cunsuriyad ku jirta in uu marar badan u hadlay cambareyta reysul wasaraha waxba maso kor dhineyso ee waa na dhibay midkan alaha naga qabto waxan idin weydinaya somaliska maxa uga amusten ina barnamijyo arimaha socdaalka ah soo tebisaan ma waxad modaan in soomalida dhan ey yimadaan waxa jiro dad dhiban oo lamanahooda ey ka maqanyihiin mana jiro cid u maqan oo xatee so hadal qado saxafada xatee alaha ka dhigee waxan kuso gebagebeynaaha dhaco Tobias Billström mid bani aadanimada yaqano alha no keeno

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  9. scadeey says:

    waan idin wada salaamay aqayaareey war maka hesaan dad iyaan sharci lasiiyey aniga sharci suga ayaan ahayee plz isoo jaaaba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. ahmednuur says:

    Kvar i Mazar-e Sharif står sex rädda män och ­deras arbetslösa kollegor.

    I flera års tid har de visat sina ansikten tillsammans med de svenska soldaterna. I talibanernas ögon är alla Isaf-soldater ockupanter, vilket gör alla som ­arbetar för dem till förrädare.

    Många vill tona ner hotbilden mot tolkarna, men deras egen rädsla är äkta.

    – Jag vet att jag har ­filmats av personer som tillhör talibanerna. De kan dyka upp på möten som vi håller ute i byarna, säger gruppens samordnare Murtaza ­Bigzad.

    USA, Norge, Tyskland och Nya Zeeland garanterar sina tolkar asyl efter att deras styrkor rest från Afghanistan.

    Det gör inte Sverige.

    Förra året lämnade 24 tolkar in en asylansökan till den svenska ambassaden i Kabul, men alla fick avslag. Regelverket säger att asylsökande själva ­måste vara på plats när ansökan görs.

    Men få eller ingen av tolkarna har råd att ta med sig sin familj till Sverige. Särskilt inte utan en garanti om ett nytt och säkert liv.

    Hamidullah Armans misslyckade försök avskräcker.

    Tvingades resa hem

    Han reste hela den långa vägen, men när han väl kom fram till Stockholm sa Migrationsverket nej.

    – Eftersom Tyskland var det första EU-land jag kom till var det där jag skulle ­söka om asyl, fick jag veta.

    Men inte heller tyskarna ville ta emot honom.

    – Hade jag arbetat åt dem, hade saken varit ­annorlunda, men nu var det Sverige jag har varit ­anställd av.

    Han tvingades resa tillbaka till Mazar igen.

    Resan kostade sammanlagt 10 000 dollar. Samma pris som talibanerna har satt på hans och de övriga tolkarnas huvuden.

    Männen vågar inte låta sina döttrar gå till skolan utan eskort. De visar sig ­inte på fester eller offi­ciella tillställningar, inte ens på bröllop.

    De har alla hotats mer än en gång.

    Ofta är det diskreta signaler. En hatisk blick från en byäldste, eller telefoner som plötsligt ringer nattetid utan något meddelande.

    Andra gånger är det tydligare.

    – En regeringssoldat jag pratade med ute på ett uppdrag frågade om han fick ladda över lite låtar till min telefon. När jag senare ­tittade på låtlistan innehöll den en hyllningssång till ­talibanerna, säger ­Murtaza
    ninka aad ka hadalaysaan waa ninka xataa dowlad dadka ugu shaqaynaya afgaanistaan udiiday magan galyo aya soodalbadeen iyadoo cidamada swedan ka sooobaxayaan afgaanistan 2014

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. layla says:

    Muxuu uuga cayrinaa shaqada waaba wasiirka kaliya ee howl fiican.u qabanaayo. Dhamkooda dhanka dadweynohodana ey karaban iney shacbiyad badan ama tageerayaal badan.yeshan waxan wa siyaasad.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. sumayo says:

    waxa dhan weey isla ogyihiin , raysalwasaaraha shacabka ayuu hadalkaas kuqancinayaa kaliya ee waa siyaasad eey isla wada ogyihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. muna says:

    asc wan idin salamay dhamaan walalaha kuxiran webkan waxan ahay dadka singalka ah ee carur isku dhalin waxan udacwoday ninkeyka 3jeer ayaa diidmo leysiyay didmadii uku dan beysay waxaan helay 10 naad 2012 dacwadiina wey ika xireen ana waxaan ahay qof xanunsan taqdarkeykii ayaa waxa iku yiri wanu kucawineynaa waxey isiiyeen warqad waxeey iku yiraahdeen udir magareshinka wan udiray warqad ayey isoo direen ey leeyihiin ninkada dacwad cusub hasoo furo asna wuxukaso furay intarnedka walalayaal qofkii arkay ama shircika wax kayaqan maxan kala kulmayaa arintaas maxeyse dacwadan kabadalikartaa warqada taqtarka iso jawaba wabilahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. bonaya says:

    Hej
    jag heter Fredrik
    jag tycker att Tomas billström (migrationsminster) borde verkligen avgå, han har gjort samma misstag och fel flera gånger! Hans syn på invandring är totalt oacceptabelt och fel och jag förstår inte varför han inte har avgått=/!
    Han sköter inte sitt jobb som han borde göra.
    Jag har sökt min familj, har jobb och bostad men fick avslag.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. akram says:

    asc dhamaantiin waanisalaamay iqyaareey yaakawarhaaysa in aay sweden furtay dacwada dadka single ka ah oo aan wax iskudhalin plz jwb xaaskaaygii baa igamaqanee thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0