Raysal wasaaraha Sweden oo UK ku dhaliilay arimaha soo galootiga

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa dhaliilay raysal wasaaraha Ingiriiska David Cameron isagoo ku reinfeldt-camerontilmaamay mid aan wanaagsanayn qudbad uu shalay ka jeediyay London. Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa ku baaqay in dadka soo galootiga ah aan xaq loo siin in ay guryo qaataan, lacagta cayrta ah iyo daryeelka caafimaadka iyaga oo aan shaqaysan.

Arintaas ayaa raysal wasaaraha Sweden waxa uu ku tilmaamay mid aan habooneyn, isagoo sheegay in qofkasta uusan Yurub u soo galin si uu cayr u qaato. Waxa uu sheegay in ay haboontay in David Cameron uu ka hadlo sida dadka imaanaya ay shaqo ku heli lahaayeen.

Sidoo kale wasiirka Arimaha Bulshada Göran Hägglund ayaa ku tilmaamay dhawaqa ka soo yeeray David Cameron mid foolxun. Waxa uu sheegay in hadalka Cameroon uu dadka u kala qeybinaya “Inaga iyo Iyaga”.

Cameron oo ilaa markii la doortay waday qorshayaal uu cadaadis ku saarayo soo galootiga wadanka Ingiriiska ku nool, ayaa arimaha socdaalka ka dhigay qeyb weyn oo ka mid ah siyaasadiisa. Qudbadiisa ayuu si kulul uga hadlay lacagaha ay qaataan soo galootiga, isagoo sheegay in ay shuruudo badan hordhigi doonaan dadka wadanka soo gala.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

26 Responses

  1. Cali says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 8

  2. LÄKARE MOHAMED says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 6

  3. cadde says:

    sweden ayaa ka hadlee arimo soo galooti oo uk ku dhalile waa layaab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. eng m,ibrahim says:

    kkkkkkkkkkk horaa loyidhi maroodiga takarta saran ma arkee ta ka kale saran buu arkaa fedrik waxaa ka wanagasanayd inuu ka hadlo cunsuriyada dalkiisa ka jirta iyo inuu soo dhawayn soo galootiga u fidiyo malin dhawayd uunbay ahaayd marku lahaa waa inaay shaqeeyan dadka doonaya inlala mideeyo reerahooda sharcigaaso dhaqan galin wali hadan wuu u oloolaynaya ninkan dhagihisa iyo afkiisu isma maqlaan birtshka ayuu hadana indha ku tagayaa habar dhali wayday aleelo ku waalatay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

  5. jamac says:

    Kkkkk walayaab RW swedan warba kamahayo miyaa arimaha socdaalka e wadankiisa?? Mideenti reeraha waxa kujiro cagajiid dadki sharciyada sugayay wa laga amusanyahay wasiirkiisa socdalka wakii malinhore cunsuriyada bananka lataagnaa,mrka Ma isagaa ajaanib uroon:waxan goowso abeeso gudo kaxiriirsan waayo sheekada

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  6. Madka says:

    Asc aqayaarta dhamaan sharafta leh waan idin salaamay . Yaa war cusub ka haya arintii dadka lagu heestay 2sano ismaadnaan qabin wabilaahi towfiiq jawaabtaadu waa muhiim

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. raaxeeye says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk la yaaaaaaaaaaaabka aduuuuuunka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Daada adam says:

    asc dhaman bahda somaliska hadan ka hadlo fikradayda aniga wxn oran laha mr fredrik reinfieldt wali ma usan ka fakarin shaqada hortalo tasna wxn oran kara waa nin aan wx bdn ka warqabin tan mr cameron hdlkisa mrna wa sax mrna ma ahan tan kowad wxn is leyahay wuxu kala jeeda ineey baraarugaan soo galotiga ku nool uk haba ugu horeeyan dadkena somalida ah kuna bararugan inay ahadan dad wx soo saar leh wxna qabsan kara dadkana wx so galin kara,ama inuu is ula jeedo inuu rabo inuu yareyo soo galotiga dhan taasna ay tahay siyaasad u taalo xisbiga asaga u ka tirsanyahay mrka wynu arki doona halka u sal dhigto hadalka mr camerpn wdna mhgsntihin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Waaberi says:

    Kkkkkk uk dad ka Qaxey ayaan maqley.. Sweden ayaaba la Qaatey waxaana ka sii fiican dalkaaga aad nabad ugu nooshahey horumar Qofka isaga ayaa sameen kara ,, dadka 2da sano Aqbaar aad ku faraxdaan anaa idiin Hayo. Ha murugoonina mardambe

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  10. YAASIIN says:

    DADKA LABADA 2SANO MAXKAMADA YURUB AYAAA SOO OGOLAATAY KIISKIINA LA XIDHIIDHA XAFIISYADA RED CROSSTA DADKII DIIMADA HELAY DIBA U XAREEYA DACWADIINA MIGRTIONKA BISHU MARKAY DHAMAATO AYUU SOO QORAYAA GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. shooble shaati eelaay says:

    WALAAHI WAX FIICAN AYUU KA HADLAY MIDA KALE SWEDAN YAAN LA CAMBAARAYN WAA WADANKA UGU FIICAN SHARCI BIXINTA MARKA SOOMALIDA MEELNA UMA ROONO SWEDAN YURUB AYADAA UGU FIICAN WAX QAABILIDA WAX BIXINTA EE DHIBKA DHAAFA JABKA JANAALE

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Madka says:

    Asc yasiib bro arinkaas ma hubtaa bro xageedna ka heshay bro jawaabtaada waa ii muhiim bro cade

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Madka says:

    Yasiin sxb magacan qalday ka raali noqo bro ii soo jawaab bro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Waaberi says:

    Sweden waa dalka ugu xuquuq fiican yurub… Ee soomaali meel u roon malahan. Iney iska Qax Qaxaan ay jecel yihiin

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  15. osman says:

    haa lkn malmahana somasido ee wa maxay sabata
    kadambeyso in dadka shib lagadhaho ilaa 6bil aa shib
    laygayaalaa asxaab badana sido kale
    ar see waxkayihin siyaasad qarsoon aa jirto
    mase anaga ayaa nalo jiir xumeynaa
    shibta xa lagomacnayn karaa asxaabey balkajawaaba taas
    mahadsanid mahadsanidin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. omar says:

    asc dhamaan bulsho weeynta soomaaliyeed ee swedan aniga ra,yigeeyga, waa wax aad u fiiican in qof walbo oow shaqo helo oow reerkiisa iyo caruurtiisa waxbaraashadooda iyo caafimadkooda iyo nolol maalmoodkooda uu asaga lasoo baxo, oo laga baxo ceerta laqaadanaa, hadii dawlada swedan eeysan dadka shaqo doonka ah shuruud ku xireeyn sida luuqad iyo shahaado iwm

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. asad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. YAASIIN says:

    MADKA LOOYARKAYGA II SHEEGAY WAA WAR LA HUBO BISHU MARKAY DHAMAATO GO,AAN LAGA SOO SAARAYA WAAYO WIXII WAX ISKU DHALAY DNA KALIYA LAGU XIDHAY NO MORE 2SANO MARKAA WUXUU DHAHAY CIDAAD TAQAANA U SHEEG DACWADA CUSUB HA XARAYSTAAN KUWA DIIDAMADA HELAY ABOOWE CADE

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  19. Madka says:

    Asc sxb yaasiin qeer badan iyo farxad baan kuu rajeena wax kaa farxiyo alaha ku tuso bro aadbaan kuugu mahad celinayaa bro aniga weli diidmo ma helin lkn waan ka baqayey bro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. hanad says:

    yasiin war lagu farxo shegaysa bro masha allaah ilahay wax khyr qaba ha inoga dhigo isha allaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. hanad says:

    YASIIN BRO TELLKAAGA BAL ISO QOR SIFICAN ISKU WARESANEE HADI SURTAGAL TAHAY AADNA WAA UMAHADSANTAHAY

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Hilal 2sano says:

    asc salan kadib walal yaasiin telkaga nosoo qar adoo raaliya waaa naga farxisaye allaha ka farxiye mahadsanid.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. jaabir ali hussein says:

    asc all ….. wale kan isku sheegaa in wadakan sweden xukumo maalin walba caynaayo somalida xitaa qudbad hadda ka hor ka jeediyay waxa u dhahay somali wax ma bartaan mana shaqaystaa ……. war asigana ayaa shaqeysanyn oo dowlada lacagteeda cuno dhamaan waa moryaaan yurub

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. nin feejigqn says:

    asc war maxaa kawadiin dadka labada sano ma fahmine aqyaarta noo bayaaniya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. safiya says:

    waa cunsurinimadii ingiriiska awalba sida wax loo gumaysto basbay yaqaanen war bax swedhan maba gaaran

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0