Reer Soomaali ah oo cunsuriyad darteed uga guuray tuulada Tomelilla [Video]

Reer Soomaali ah ayaa cunsuriyad darteed uga guuray tuulada Tomelilla ee ka tirsan gobolka Skåne ka dib markii ay la kulmeen cunsuriyad aan la xamili karin iyo cabsi joogto ah. Gabadha Soomaalida oo magaceeda qarisay ayaa telefishinka SVT uga warantay dhibaatada ka qabsantay Tomelilla iyadoo markii ay dibada u baxdo ay si joogto ah ula kulantay aflagaado cunsuriyad ah iyo xitaa in moos lagu tuuray.

Qoyskaan ayaa hada cabsi darteed uga guuray Tomelilla iyagoo hada la nool asxaabtooda oo ku nool degmo kale. Dhibaatada ku dhacday qoyskaan ayaa laga dareemi karaa wareysiga ay siisay gabadha SVT iyadoo si joogto ah u ilmaynaysa isla markaana qarisay magaceeda iyo wajigeeda. Tomelilla ayaa ah goob ay cunsuriyiintu ku badanyihiin, iyadoo doorashadii la soo dhaafay ay xisbiga cunsuriga ah ee SD ay codod badan ka heleen degmadaas.

Ma ahan  markii ugu horeysay ee Tomelilla lagu cunsuriyeeyo Soomaalida, iyadoo bishii August ee sanadkii hore lagu weeraray 3 wiil oo Soomaali ah. Sidoo kale Tomelilla ayaa sanadkii 2010 waxay aad uga dhex muuqatay saxaafada Sweden ka dib markii si joogto ah cunsuriyad lagu sameeyay hooyo Soomaali ah oo tuuladaas maalinkasta lagu dhagaxyeeyay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

18 Responses

  1. Cabdiqadir says:

    Gabadha ma ahan Somali wa madow west african ah.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 7 Thumb down 5

  2. Yaab says:

    Jimcaale sxiib hadii webkaga la dhahayo somaliska ma waxaad u furatey in aad somalida ku cunsuriyeyso hada beenta aad sheegtey waxaa la dhihi kara adigaba ah cunsuri oo somalida ku ah waayo maxaa keney in aad been webka ku so qorto din jävla du som är rasist varför varför ljuger du med folken?Somali har eget röst som de pratar man vet att de är Somali eller inte vilken språk som helst man kan veta knyst om det är Somali eller annat land som ligger i Arika

    Fikrad lala dhacay Thumb up 15 Thumb down 7

  3. midba takoorku wa doqonimo says:

    muhimaha cid ay tahay wax muhima in cunsuriada lagu sameyey

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 4

  4. jamal says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 11

  5. omar says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 7

  6. geeydjaceyl says:

    sxb m,aahan nagta somali jimcale bro waa wadan kale africa ey uu dhalatay lakinsa cunsuriyada hadi swedan dorasho ka dhacdo daad lagu cunsuri yeyna hala is ka dhaho dorasho waayo dhib ayee keyne dorasho daad ki aa la faquuqa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. geeydjaceyl says:

    qof ku dhaha wadan keyga iga bax ceyb mahan kuma rabo damiir xuma aan ku jognaa wadamadan habeen malin war xumo aa lagugu heyna

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. Abdinasir says:

    Horta xaqiiqdi cunsuriyadu kuma koobna kaliya Tomelilla dalka oo idil ayee ka jirtaa balse xaqiiqda ayaa waxee tahay in dadka cunsuriyada la kulmo ee ayaga lugahooda ku raadsadaan 6 sano ayaan deganahay Tomelilla hal maalina cunsuriyad kalama kulmin 5 sano kahor markaan soo galay tuulada Tomelilla iyo maanta farqi weyn ayaa u dhaxeeya waayo qaxootiga sidooda banaanba waa dad qeylo badan wadooyinka taag taagan waxbarashana rabin oo kaliya lacag un u aada iskuulaadka una sii dheertahay jaahil nimo iyo indha xirnaan marka wixi la cunsuriyeeyo waxee qabaan sababti loo cunsuriyadeeyay wabilaahi tawfiiq.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 7 Thumb down 3

  9. ALI says:

    Gabarta somaali waaye maxaa laysku indha tiraa dadow!!!
    ma la iloobay in somaliya at ku noolyihiin jareer weyne dad la dhaho oo ka muqaal duwan somalida aqlabiyadeeda kale. qofkii dhao gabdhaan somali maahan waa mid aan ogayn taariikhda iyo xaaladda Somaliya ee saxda ah.
    somaliya waxaa ku noo dadka laga tirada badanyahay oo ay ku jiraan jareer weyne, carab, Hindi/pakistan iyo Iraniyiniin boqolal sano ka hor soo dagay dalka. badankoodna ku noolyihiin caasimadda Somaliya ee Muqdisho iyo gobolada ku dhow caasimadda.
    marka adiga hadii aa reer gobol tahay oo aadan waligaa arag cid aan asal ahaan somali ahayn oo somali ah hadda anaga og ee, waxaadan ogeyn ha iska spp qorin.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  10. dhuusa waaayne says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  11. jamal says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  12. sucaad nasir says:

    somaali ,aaha qoftaan walaalayaal

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

  13. Shakuur says:

    Jävla skit varför de ljuger, hatar såna äckliga människor som aldrig talar sanning 🙁 åss han tänka bara några kronor o lura sin läsekrets.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  14. cabdullahi says:

    akhyarta wan idinsalamey,fadhlan qofti war kahayo arinta 2sano,tedakale lawyer lacag inte lagahela gotenborg mise malmo sababta arinteyda 2sano bey iskahaystan migrationka micnaha casekeyga ,tak

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. ismail says:

    Somalidu ma carabaa kulahaa waa madoow west african kkkk aloow yaa ku tusa isaga saacaan. Daanyeeraad ugu dhaaran laheed.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  16. Shakuur says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  17. Shakuur says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  18. jamal says:

    abgaal xey kufsahee ,abgaal dameero lee kufsahee sxb ,shakuur awey dameerki hoyada wasijirey ,

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0