Reer Somali ah oo la xiray 7 caruur ahna laga qaatay

Reer Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Väsrterås ayaa bishii la soo dhaafay booliska magaaladaasi xabsiga dhigeen hooyadii iyo aabihii, halka 7 caruur ahna laga qaatay oo ilaa hada ay gacanta ugu jiraan kamuunka Västerås.

Hadaba si aan wax uga ogaado halka ay marayso xaalada reerkaas ayaan wareysi la yeeshay Xamse Cumar oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga Dhexe ee Sweden (Centerpartiet). Xamse ayaa isbuucaan ka qeyb galay shir looga hadlayo arinta reerkaan oo ay ka soo qeyb galeen booliska iyo kamuunka Västerås.

Daawo Video

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

26 Responses

  1. ramla says:

    waanka xumahay walahi alah ha u saqiro hana usoo daayo waalidkooda iyagoo nabad ah alah isku soo celiyo insha allah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 1

  2. Ahmeddek says:

    S-C.
    ILAAHAY WAXAAN UGA BARYAYAA FAMILKAA SOMALIYEED IN UU U BADBAADIYO CARUURTOODA,

    ILAAHAY HA ASTURO INSHA ALLAH.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 1

  3. Abdul says:

    SC dhamaan,

    Waa arin aad u xanuun badan… labada waalid iyo caruurtoodaba ALLAH ha isu soo celiyo waayo waa arin aad u murugo badan. Waalid kasta wuxuu ka fekeraa caruurtiisa inay u noqdaan baariyaal. Caruurteena ALLAH haka dhigo kuwa baari ah anagana kuwa yaqaan masuuliyada waalidnimada.

    Waxaan dhihi lahaa reerkaan aan ku duceyno si ay caruurtooda u helaan. Ma ahan arin sahlan.

    Mahadsanid Jimcale..

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  4. Jamac fäarah says:

    Talada Ninkan waaya araga waa in laqaataa Somaaliyeey…..oo cidii awooda Foster ahaan isdiwaan galisaa si caruurteena ay dhaqookooda diintooda iyo afkooda u badbaadinaa, waana arin Aaakhiro iyo aduunba faa’ido noo ah……..Allaha arintaan reerka ay haysato usoo fududeeyo….dibna isugu keeno ayaga iyo caruurtoda,

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

    • mr aniga says:

      Jibcaale wad mahadsan tahay waxaan ku dhihi lahaa inaad war bixin kasoo qorto sida la isku diiwaan galinkaro foster ka iyo hababka loo marayo si somalidu ugu hawl yaraato mahad sanid

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. Layaab aduun says:

    Alla ayaa mahad iskaleh anagane inaan ku shukrino walaahi waa arin naxdin leh inaan uduceeeno mooye wax kale aan awoodno malahan qofwalba oo maqla ha,uduceelo oolaada nimco allah nasiistay si fudud hadii lagaaga qaato nolol aduun kuumataalo marka hada way dhacday ee dadka kale hataxadiraan insha,allah waana kaguuleesaneenaa maxkamada ducada hala badiyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. abdirisaaq says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 17

  7. Malingur says:

    Waa arin aad iyo aad u wanaagsan in somalidu arimahaas kawada shaqeeyaa. Runtii waxaad moodaa in somalida aragtidoodu iyo iskuduubnidoodu ay isisoo tareeso maadaama ay dhibaatoyin farabadan ay kala kulmaan wadanka. Dadkuna waxey ubaahanyihiin in ay helaan dad udhaqdhaaqa sida Xamse iyo inta lashaqeysa.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Sihaam says:

    ABDIRISAAQ walaal maxaa ugu qoslaysaa waa qoys soomaaliyeed oo muslim ah , alla ha uga soo badbaadiyo ubadkooda .

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  9. Shiine says:

    Waa arrin runtii aad iyo aad murugo leh lagana naxo, xaqiiqda dhabana waxay taabaneysaa qofkasta oo soomaaliyed saameyn wayn ayey ku yeelanaysaa, waxanina wa wax dhaca kuna dhacay dad badan o somaaliyed taasna sababteeda wayn waxa iska leh waalidiinta oo aan waajibkii sidii loogu talo galey uga so baxayn maxaa yeelay wadanku wadankeenii maaha sharciga lagu dhaqmayo waa mid ka duwan ki somaaliya lagaga dhaqmi jirey sidaa darteed wa mid lo baahanyahay in lala qabsado oo sida uu ku tusayo ama uu kuu tilmaamayo ay tahay inaad raacdid hadii aadan raacin tan iyo dhibaatoyin kaleba way kula so darayaan kulana soo gudboonaanayaan, midan maanta reerka ku dhacday ama horeba reero somaalideed ugu dhici jirtey waa mid bari ka maalinba sugeysa reerkasta o somaliyed hadii aysan ka taxa darin waxa ku soo socda o aysan ilaalin xaquuqda ilmahoodu ka mudanyahay, Ogaada somaliyed ilmuhu waad dhashay o kaliye lakin waa lagugu ilaashanayaa adigu waxbadan xaq umalihid, Hadaadse rabtid inaad ilmahaaga sidaad doonto u garaacdo ama ula macaamisho markii horeba somaliya inad iska joogtid aya kuu wanaagsaneyd tas ayad kuna dili karta saad doontana ka yeeli kartaa aysan ahayn la qabso wadanka aad ku nooshahay sharciyadiisana kuna dhaqan waxbadana badal,
    Alle reerkaa ha isu soo uruuriyo wax kale o manta lo tari karo ma jirtee sharci ayaa haye biyo kaa badan iyo dad kaa badanba waa ku hafiyaan ayey somalidu dhahdaa soomaalay is uruuriya wadankeenii inagaa soo cunaye kan ad ku noshihiin dad ayaa is ka lehe.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  10. marke says:

    Jimcale aad iyo aad ba umahadsantahay sxb. Arinta oo ka hadlay Xamse Cumar waa arin muhim ah, laakin arinta oo isdiwaan galinta fah faahin managa siin karta?

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  11. mandeeq says:

    ad iyo ad ayaa ukaa xumahay ilahay ayagaa oo nabad ah ha isku soo celiiyo wlh waa muug ad uwaayn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. ahmed says:

    allaahu akber aad iyo aad ayaan uga xumahay familka walaaladay ah ee somaliyed dhibka ku dhacay illahay waxan uga bar yaya in uu ubad kooda usoo celiyo iyagana ilaahay quluubtoda dejiyo waan dareemaya waalid caruurtiisii laga qaatay xaalada uu kusugan yahay marka walalayal ha dhayalsanina arinka gaalo naf inoo ma hayso ubad keena ayey rabaan ilaahay wadankeena nabad haynooga dhigo aamii n

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. fatima says:

    waa xanuun walaahi arintasan ALLAAH WAXAAN AGA BRYAYAA IN FIMILKAAN ISU SOO NOQDAAN OO CULEESKA MAANTA HEESTA FUDEED UGU BADALO AAMIIN YAA RABI SOOMALIYEEY IS DIIWAAN GALIYA

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. fatima says:

    WAAN U ILMEEYAY FIMILKAAN 1 ILAA SANAD U YAR YAHAY WALAAHI

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. fatima says:

    16 ILAA 1 SANO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. axmedkhayraad says:

    waa nasiib daro inaanay somalidu fahan sanayn sharciga dalka qofkasta oo soomaliyahi waa la socodaan in caruurta la iska qaaado hadii aad wax yeelayso caruurta.
    swden somalidu waxay soo gashay 20 sano ka hor ilaamaatna waxaaad arkaysaa dad mudo dheer joogay oo aan aamin sanayn in caruurta la iska qaado waa nasiib daro inaan markay wax dhacaan uun meelah meelaah ka qaylino ama aan mudahraadno Somalidu waaa ianay dhego yeeltaa oo ay uugyaraan waxa wax yeeli kara bartaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. tayo says:

    maxoow sameyay hee sow kama horeydo ninka ama nagta caruurta laga qatay mase gabadhihore danbigedi malagu hesta mase kuwakale ayaa sidi okale noqday yaya qaanhee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. hudda says:

    Allah haxifdiyo carurtas galada gacanta ugashay hana usoceliyo waalidkoda insha Allah…..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Maraxoow says:

    qaladka ma lahan gaalada ee aabayaasheena aa leh ee qoriga noo dhiibay ee gurigeena dabkaas ku shiday oo aan hooygeenii ku harsan weenay maanta asaageena ayaa xabsi dhigaaya walaalaheena misna caruurtoodii ka qaadaya waa wax aad looga naxo lkn qalad ka dhan waxaa leh waalidiinteena oo qoriga u dhiibay walaalaheena misna gurigeenii naga gubay oo aan ku harsan kari weenay asc ilaah ha inooga soo furo ilmaha iyo waalidkaba gacanta gaaladaan dhamaanteenaa cabiid u eh gaaladaanuyee asc

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  20. Hawa says:

    waan ka xumahay caruruta iyo walidka lakala qaday ilahey ka fududeyo waan uduceyah waa walalehen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. Gabadh Sool says:

    ilahay hakasoo badbadiyo waa wax laga naxee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Nihaal says:

    Xasbiyalaah ninkan qoslaaya Ma wax lagu qolaa nonyahow kalkan Facebook Ma ahan Waa waalidkada Iyo walalahada oo kale hadaysan walid Iyo walal halkan kuu joojin Waad ku dhalin doontaa martaas ayaad xanuunka ogan dontaa kole Waxan u arkaa inaadan wali dhalin yaro tahay waayo mahan arin qosal mareyso qos walba oo Islam nimo Iyo beer naxa leh Ma ahan waxay ku qoslan ee walal cabdirisaq ilaah utoobad keen meelaha munaasibkada ahayna haka hadlin. Allaah subxanahu watacaalaa waxaan kabaryenee inuu raxmadiisa gaarka ah u fidiyo cubad kaas oo qustaqbalka islaamka ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. deqa says:

    ILAAHOOW WAXAN KABARAYAY INAAD ARINKOODA FARAJ DAG DAG AH UFURTO NAXARISTADA ILAHOOW GARSII ILAHOOW U MICIIN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. Najma says:

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun!! Ilaahoow ummadda soomaaliyeed dhibaatada kasaar meelkastooy joogaan!! Aamiin. Reerkaana ilaahay idankiis ilmahooda Illahay ha,u sooceliyo ayagoo nabadqabana dib haukulansiiyo. Waaridkana qalbigiisa allaha sugo insha,allah. walaala yaal aan usooduceyno!!!!!!!!!!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0