Reer Uddevalla oo markale ku celiyay mudaharaadkii

Sidii aan isbuucii hore soo qornay Soomaalida ku nool magaalada Uddevalla ee galbeedka Sweden ayaa dhigay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan shuruuda adag ee Sweden ku xirtay mideynta reeraha Soomaalida.

Axadii la soo dhaafay ayay markale ku celiyeen mudaharaadkale kaasoo xoogaa ka balaaran midkii sabtidii hore. Mudaharaadka ayaa waxaa soo abaabulay hooyooyinka magaalada Uddevalla iyo jaaliyada gobolka.

Reer Uddevalla ayaa wacad ku maray in ay sii wadayaan mudaharaadka ilaa Soomaalida laga qaadayo shuruuda iyagoo ugu baaqay Soomaalida ku nool Sweden in ay ku soo biiraan ololaha.

Abshir Macow

Uddevalla

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

21 Responses

  1. Norrköping says:

    Asc Waa dadaaleen walaalaheen waana inaan ku dayanaa dhamaan hadaan nahay jaaliyadaha kala duwan ee ku kala sugan magaalooyinka kala duwan ee Sverige, waliba waa inay abuubulaan dadka ururada uga diiwaan gashay kommunada wadankan Sweden. Maxaad la jiiftaan maad xaqa umadda dayacan u kacdaan oo wax kale hadaan qabanweynay maan codkeena mudaaharaad ku soo bandhigano oo ku biirino walaalaheenaas is abaabulay isku marna aan sameyno mudaaharaadyadda si xal deg-deg ah loogu helo loona bedelo go,aanka adag ee saameeyey qoysaska Soomaaliyeed ee kala maqan. amuuraha Alle ha sahlo,wabillaahi towfiiq. Asc.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. omar says:

    asc ugu horeyn rabiga ayaan gargaar weydiisaneynaa soomalida waxan leeyahey allaah caafiyo waayo cudurkii ku dhacey 20 sano ayey la buktaa weli isma maqasho waa xaasidiin aan isku gargaarin qabyaaladiistayaal ah ma kuwaas ayaan wax ka sugeynaa waa maya jawaabtu rabiga ayan gargaar weydiisaneynaa allaah nasoo hanuuniyo xaqa allaah na tuso kkkkkkkkk meel kasta oo aad ku aragtid soomali wey kala didsan yihiin hadii school ka la joogo iyo hadii tareenka la saaran yahey ama xitaa wadada aad iskaga hortimaadaan haye iska ilaali hee difaac ayaa galeysaa midaasna halkan ayaan ugu imid maxa loo kala cararaa ilaa goorma ayaan sidaan ahaaneynaa alow noo soo celi soomalinimadeenii somaliyey waxan idiinku baaqa inaa iska ilowdaan is neceybka aan salka laheyn waa inaan u soo jeeesano sidii aan u midoobi laheyn boorkana aan iska jafno xaqa allaah na tuso insha allaah inta kala maqana oo aan aniga ka mid aheyna waxan leeyahey aan badino mudahaaradka rabigana aan gargaar weydiisano insha allaah wad mahadsan tihiin wabillaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Gislaved says:

    Horumarkiina kor allaha idiinkaga yeelo umad isku xiran aana go,aan gaari karto xaqooda ka maqana raadsan karto waana gaaraysaan waxa idinka maqan ILLAAHEEY IDANKIIS siina laba jibaara howshiina. Magaalooyinka kale ee iswidhana waxaan leeyahay ku dayda SOOMAALIDA UDDEVALLA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. qunbe says:

    asc reer udepplla marka hore intaa kabacdi dadaal dheriya ayaa wadan oodadka kale ee sweden aanay ku kic waanad ku mahadsan tihiin anana waxaanu rajaynaynaa in anu idin ku dayaan doono hadii aanu nahay dadka kale ee ku dhaqan sweden waayo arinkani cid u gaarmaha waa mid umada somaliyeed wada quseeya waayo somaalidu arimaha noo cana umakala hadho markaynu eegno xitaadhan ahaan markaa waxaan ku buurinayaa inata caruutu kamaqantahay inata caruurtodu la joogtaaba waa in ay iskusi uga damqadaan arinta wayo mu kala hadhno arimaha nooocana in shalaa waxanaynu rajaynaynaa in aynu ku guulaysan doono

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. aabbe says:

    kkkkkkkkkkk, 13 qofood waaye horta yaa idiin jeedo, yacni waa la idin ogaadey inaad tacbaan tihiin sidii la rabo laga yeelan karo, iska dhaaf dadkii magalada degenaa xitaa boqolkiiba toban dadkii laga maqnaa ma joogaan sababtoo ah wey xoshoonayaan,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  6. mohamed awes mo says:

    asc dhamaan baadha somliska
    salaan kadib aad abaan u mahadsantihiin maamooyinka is abaabulay
    isna xilqaamay waxaan leeyahay waad dadaasheen siina wada waad gaari doontaan maalin uun hadafkiina
    wlhi waa dhibaato hadii hooyo ubadkeedii laga diiday in ee la noolaadaan
    hooyo habiinkii ku soo qarweyso ubadkeedii oo rafaadsan ku soo tooseeso
    illaah waaxan ka baryaa in ududeeyo arintan
    alloow amuuraha sahal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. mohamed awes mo says:

    ruuxaan isku magac daray aabbe
    waxaan ku dhihi lahaay hooyo dadashay miyaad ku qosleesaa
    intaan ku farxi laheed oo taageeri laheed
    13 qof waa dada badan xitaa hadii hal ruux is xil qaamo waa la taageeraa
    waayo ruux markuu dhibaato taagay ka damqanayo waa la taageeraa
    hooyo ubadkeedii ka maqan miyaa ku leedahay yaa idiin jeedo
    runtii ma aqaan waxaan ku dhaho ;?
    lkn caqligaaga ayaa sidaa ah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  8. buubshe says:

    walahi wa dad isku xeran an u arka e somaliweyn an isku xerano sida e isku xeran yihin carabta o kale

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  9. luqmaan says:

    aad iyo aad ayad u mahadsan tihin waxad qabaten wax wajib nagu wada ah wana in somalidu arintan u wada dubato si isku mid ah wayo waa midlagu kali yeelay somalida o qura on umadaha kale e naladegan wadankan aan quseyn ama aan laguso rogin sidena o kaleto wabilahi towfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. Aabir says:

    Maanshaa allaaaaaaaah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. fatima uqtu says:

    Soomaalidaan mar walba meshaan isku qab qabsanaayo,, wadankiina ka fekera sidaad u hagaajisan lahedeen wadan shisheeye wadan idiin ma,ahan,, dadkaan wadankooda iyagaa dhistey sharcina u sameestey oohinda iska daaya… soomaali aduunka dhanaa sanka ka heesta, waa la idiin nacey maadan fahmeynin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  12. Madina Cumar says:

    a.s.c. waan idin salaamay dhammaan bahda barnaajika somaliska salaan kadib

    waa fiicantahay in laysku duubnaado waxaase ceeb sh somali iyaga isku caayaan

    wabka iyo dariiqyada waxaam leeyaha gabadha isku magacaawday faatima uqti

    waan ognahay inaan u dhalan waddankan laakin ma ilowday dhibka adiga ku keenay

    dad waxaan nahay walaalo ah ee aan iskaashano waxna wadaqabsano sida dadkaan

    mudaaharaadayo yaanan annaga iscaayine fikrado hala isku darsado si aan horuma
    ugaarno wabillaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  13. qanciye says:

    as/c walaalaha is kutaagay in ay matalaan walidiinta ilmahooda kamaqanyihiin waxaan leeyahay dadaalkiina allaha idinla garabgalo waana idinku taageeyreey naa in sha allaah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  14. l K says:

    waxaa nagala rabaa in aan ka mudaharaadno magaalo kasta oo aan daganahay soomaalida aad ayay u soo qaxday oo u dagan tahay sweden ama ilmahiisa ha u joogaan ama haka maqnaadaan saas aa inoo balan ah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  15. MALAAQA says:

    Waan idin salaamay dhamaan axsaabta somaliska, Run ahaantii waxaa fiican in qof walbo uu yaqaano danta guud oo ah waad ogtihiin in familo badan ay kala maqan yihiin, Qaarkiinana ilmihiina caano aad siisataan ee ilaah ka cabsada u gargaara walaalihiina kaalmada u baahan, Ogaada Ilaaheey xal ayuu u bixinayaa hadii aad ku faraxdaan iyo hadii kale, Waxaan leeyahay Dadka soo Abaabulay Mudaaharaadka Uddevalla Garabkiina Alaha galo, wada dadaalkiina, Inshaa Alaah Qeyr Ayuu ilaah idinku badalayaa. Iska hadal waxba ma taro ama xaasidnimo. kuligeena soomaali ayaan Nahay, Waxaan kaloo Fariin u dirayaa Reer Trölhättan iyo Vänersborg ku dayda Deriskiina Uddevalla waa dad aad u dadaalay Runtii oo aan Cudurka Qabiilka ama Cudurka Xaasidnimada ku dhicin.Iga Raali noqda hadii aan qaldamay.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  16. aabbe says:

    ASC dadkan masakiinta ayaa u naxsanahay meshan ayee waxeey la wareegayaa dhuuso oo qaxwo ku jirto Allah ayaa idin maciini karo meshan dad ma la isku keenayo ee sidas ula socda mudaharadka iyo qeelida yeesan idinka dhamanin wadankan waa sweden anaga wadan baa leenaha oo la yirahdo somaliya mesheena ayaa noo wanagsan ciyalka iyo reeraha somali ku celsha dhuuso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  17. aabbe says:

    kkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  18. fatima uqtu says:

    Aabe nin kaan isku tilmaamey hadal soo baro ,, waxaan afka ku wanaagsaneen ha noo soo qorin anaga ,,, sida loo hadlaba ma yaqaan ,,, aabe ku lahaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  19. fatima uqtu says:

    Madina Cumar abaayo aniga wadankeega hooyo aan joogaa Qabow iyo stress ima haayo farxad ayaan ku noolahey ,,,,, dhibaato badan aan ka sheego meeshaan mahaayo aan aheen xabada wiiftada keliya,,, muqdisho waa nabad waana kala socotaa ee ka soo bax Qabowga iyo stress ka imow wadankaaga hooyo,,,,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  20. mahad omar says:

    hala dadaalo walaalaha hana la is dhiiri geliyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  21. ***somaliska says:

    *** alla somaliska som kommit i sverige om tio år ni kommer & förstöra sverige oxå . om ni är riktiga muslimer vad gör ni här i sverige ? tänk på nåtannat****

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0