Sacuudiga: Ramadan waxa uu bilaabanayaa Isniinta

Sacuudiga ayaa sheegay in maalinta isniinta ay tahay bilowga bisha Ramadaan sida ay sheegtay Al-Arabiya.

Sacuudiga, Masar, Qatar, UAE, Kuwait iyo inta badan wadamada carabta ayaa xaqiijiyay in Ramadan uu bilaabanayo 1-da Augusti Isniinta haddii ale idmo.

Meel laga arkay bisha Ramadan lama sheegin.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. DEEQO says:

    Waa mahadsan tahay jimcaale waan kaa sugeynaa xaqiijin bisha soon iinsha allaah kuna dadaal in la soo xaqiijiyo aragtida bisha walaal sababtoo ah Ilaaheey wuxuu yiri aragti ku sooma kuna afura

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  2. Madina Cumar says:

    07/30/2011,#
    Madina

    Wad mahadsantihin dhammaan bahda somaliska.com waana idinka sugeynay inaad noo soosheegtaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana idin leenahay ajar iyo xasanaad Alla ha idinka siiyo;

    U codee:

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  3. rashka says:

    a.s aqyaarta dhamaan , tan kale Deeqo waxan filayaa aragti looma baahno waayo bisha shacbaan waa 30 manta oo axad ah sida la ogyahayna bilaha hijriyada 29 ama 30 ayey ku dhamaan marka kor iyo hoos berri insha Alaah waa soon

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. Massago says:

    Su,aal anaga sacuudi maa nalaka xakumaa xaa noogu juro sa,udi xiliga laga soomaa
    Nabiga Scw waxaw dhahay arigti kusoom aragtina kufur hadaad arki weysiin ee cad idinka daboolo dhameestira soondheere. tan kale waxa laga arkaa buurti marka kutiil iyo shalaambood iwm wax soo sheego lama weeynaayo inkastoo wadankaan joogno ay adagtahay in la,arko 1–ga ,2 soon wnaaagsan kuligiiiiiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  5. Seven says:

    Weeeee, what a quick and easy souoltin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0