Safaarada Sweden ee Nairobi oo shaqadii bilowday

Safaarada Sweden ay ku leedahay magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa si rasmi ah u bilowday hawlihii qabashada dacwada. Soomaali aad u badan ayaa camiray maalmihii ugu dambeeyay dhismaha safaarada kuwaasoo laga qaaday dheecaanka DNA iyo kuwa kale oo xareeyay codsigooda.

Dadka doonaya in ay dacwo ka xareystaan safaarada ayaa inta aysan booqan waxaa laga doonayaa in ay waqti sii qabsadaan. Safaarada ayaa mudo u xirneyd iyadoo ka guurtay dhismihii hore ka dib markii ay soo wajahday cabsi xaga amaanka ah.

Cida doonaysa in ay la xiriirto safaarada ayaa waxay waqti ka qabsan karaa telefoonada hoos ku qoran.

Xiliga balan qabsiga – Isniinta-Qamiista: 09.00-10.00
Xiliga su’aalaha guud –  Isniinta-Qamiista 15.00-16.00
Telefoonka: +254 (0)20 423 4060

Safaaradu waxay ku taalaa

United Nations Crescent, Gigiri,Nairobi

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. ifka says:

    mansha allah in baadan wa la walwalay laakiin hada wa ilah mahadii wan aragna siiday shaaqadu u soocoto waxay u socota shaqada sii aan halkan ku sokobi karin meel kasta wa dhecan iyo intarfiiyuu afka ilah subxanalah waxan ka baryaya in uu qofkasta oo muslin ha uga dhiogo khayr meshan meel ma ahee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Geedi says:

    hadee adiga ayay kaa fuqdaye anaga wali waan walwalaynaa waayo naag ayaa iga maqan ee caruur igama maqna#lolol

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. mohazma says:

    thank u walal aad ayaad umahad santhay walal jimcale

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. carees says:

    asc dhaman radan kariin runti arintan wa arin aad u fiican wana ku faraxsanahay xaqiiqdi wayo hada kadib ayan raba in aan dacwo xaresano narobi shaki aya iigajiray lkn dadka malodiraya rajada da.da lagu oganayo mase jirta qof lodiray talow thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. XAMZA says:

    Asc/dhaman,,juma,mubarag,and,ramadan,kariim,,, hadan gudagalo fikirkeyga ku,aadan,safarada NBI. Ee lafuray runti wa arin wanagsan o dadka qar ayey dhib ku ehet in ey wadamada dariska la ah kenya ey kaso xarestan, wayo dadka mawada awodin dabcan? Hadan kagudbo furida o an ugudbo safarada shaqadeda, ma noqon donti ti hore cml mase wey kaduwantahay dabcan wey kaduwan tahay wayo, o ayada wixi lafaro eyey kushaqeysa mesha ay sarartu ka qurunsantahay wa sweden e maha safarada wadna wada oktahin in u mangareshinka marba dul,dulel uradiyo somalida waxan qaba sidi hore sweden marnaba in eysan kusonoqon donin lkn,ALLAAH, SW, aya kasoqadka leh? Walal CARES, hadan isku dayo jw waxat ogata DNA IYO KAN DA,DA Lagu ogadoba in ey hada kadib ey kadhigen darari wayo marki laxirayay 2009ki waxa logu talagalay in ey dad badan u waqtiga kudhamado si an losoqadin marki ey hadane dhahen halaso bilabo ayey hadana arken isla dadki o sem eej wata tas ayan kaliftay barista

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Mohamud says:

    Asc ramadan karim wan idin salamaya akhrsyash idil makan guda galo safarada nrb aad ayan ugu faraxsanahay sxb lakin tan addis khad aan xaraysay2009aya hada midka mida caruurta iga qaan gaaray kadibna warqado ogolansho dna ayay iga dalbatay maxkamadu markii carurta dhiga lo soo dhajiyana wayka reeben marka taaa maxad ka odhan lahayd oo laga rajaynayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. mahamed says:

    asc ramadan kariim umda musliminta ah meelwalba ey aduunka ay ka jooga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. inahabata says:

    ramadan kariim dhaman walalha muslimiinta meeelwalba ay jogan waa wax lagu farxo in laga sahqeeyo isku so dhawashaha dadka isdhalay o kalamqan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Maanka says:

    Asc Wr Wb Adban Ugufaraxsanahay Furitanki Safarada Sweden Diblogu Furay Kenya Shaqadeduna Waa Mid Hufan Dadal Leh Waloo Ay Ad Ubadanyihiin Umadii Xayirneed Balse Shaqadoda Waa Hersare Aniga Wala Xiriray Telfonadoda Weyna Igasojawaben Balne Wey Isameyen Waxwalbana 1day Ayeey Igaqabteen DNA Marsiyen Carurtoda Waxa Dhan Waxey Iguqadatay 2week Balanta Iyo Maristaba Jwb Ayan Kasugayaa Insha Alaah Waxii Qeyr Ah Alaha Nala Kulansiyo Qofki Donaya In Waxkaxarestana Hakudadalo Sida Ugu Dhaqsida Badan Wax Culesleh Malaha Telfonka Halka Sac Laisasiyay isniin ilaa qamiis haka cajisina haduu busy idinka noqdo online ahada subax walba wad helesan Anba Wanhelay Lkain hada Kacajistan Wadhibato Asc Ramadan Kareen Dhaman

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0