Safaarada Sweden ee Nairobi oo shaqadii joojisay

Saafara Sweden ay ku leedahay magaalada Nairobi ayaa joojisay qeybo badan oo ka mid ah shaqadeeda taasoo ay ku jirto dalabkii dacwada.

Warbixin lagu daabacay bogga safaarada ayaa lagu sheegay in safaarada laga rarayo dhismaheeda arimo amaanka darteed oo aysan safaaradu qaban doonin adeegyadii looga bartay. Arimaha la xiriira dadka dhalashada Sweden haysta ayaa lagu wareejiyay safaarada Denmark iyo arimaha visada oo ay qaban doonto safaarada Holland.

Si kastaba ha ahaatee, safaarada ayaa sheegtay in aysan hawshii dacwada hada qaban doonin oo cidii dooneysa in ay dacwo xareysato ay la xiriirto safaaradaha Sweden ay ku leedahay wadamada dariska la ah Kenya.

Safaarada ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in lagu soo booqdo dhismaha cusub ee ay u guureen. Waxay sheegeen in ay filaan in safaaradu shaqadeedii si guud dib ugu bilowdo waqti aan la cayimin balse lagu sheegay 3 bilood ee ugu horeysa sanadka 2012.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

16 Responses

  1. Nasro xaji says:

    Adunka dal hadu cunsiri iyo xumanjiro wa swidish,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  2. Dalmar says:

    Aniga waxan u arka waxan ay swidan shagayso e ah in lafududeenhayo dadka lagajiro swidan ama carurta inaytahay riwayad mana umalayn hayo in swidan ay sidi hore wax kafudud kudhaqaqi,thankz by dalmar

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Fatumo dahir says:

    Meeqa safaradod oo kawa wayn aya nairobi kuyalo,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  4. Siyad abdi says:

    Waxan leyahay dadka swidan lagajiro wakhtiga ha luminana swidan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Matt Larsson says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 16

    • Madridista says:

      lek inte svensson å din svenska e inte så bra heller va stolt att du e somali!

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

    • Najma says:

      Hej! du får inte skriva somaliska om du är inte Somalia medborgare.
      somaliska språket är inte tilllåtet till alla!
      Sverige är också mitt eget land. Du måste vara tiyst om du inte förstår vad
      man pratar om.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

  6. Axmed haybe says:

    Dadka waxan usheegi uso hanqaltaagi swidan war aada ingiris ama norwech ama yurubta kale amaa swidan xoriyad mataalo,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. maanka says:

    asc wr wbr jimcale dadka kuxayiran kenya oo dacwadii hore u furned maxay samenayaan ma sugayaan mise wadama dariska bey hadana adayan oo hada iyo kow iskaqorayan bal tas isheg walal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Swedan says:

    haaa taas ah in kenya lajogo o lasugayo jwb ama dalkale la aadayo jmcaale jwb abowe

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. rashka says:

    swedan suashada wax weeydis ubaahan ma ahan dacwa cusub hadaad xareeysan waxaad adaa wadamada dariska la ah hadey kuxareysneeydne sug inteey dhismaha cusub uguraan eey shaqada kusonoqdaan intaa lewaya fikrad ahaanteey waayo xalada maficna marka sida ficanaa loofahmaa un sorry hadaan wax qalday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. MOHAMED IFIYE says:

    safaaradda sweden ku taala Kenya ayaa xiran mudda hadda ku dhaw 2 bilood ama ka badan aniga hadda waxaan ku suganahay uganda safaaradda kenya nairobi waxeey ii sheegeen markii aan la xariiray in safaaradda dhismaheedda wax laga badali doono aaysan qabanaynaa dacwadaha mideeynta ilaa bisha march sanadka cusub, waxaa la igu dhahay tag mid ka ah wadamadda tanzania, ethiopia ama uganda sidaa awgeed waxaan imi uganda, safaaradda uganda sweden ku leedahay waa safaarada ugu shaqada yar intaan arkay waxaa ku arkay labo mar aan tagay hal gabar oo soomaalia kaliya marna kaligee baan ku ahaa 2 saacadood aan joogay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. nasra says:

    asc walaaha dhamaan horta somaliyeey alle u dhawaada oo an u xamdi naqno alle mida kale hadaa nahay shacab wanaagsan ma dawarsaneen shisheeye waliba gaalo ah waanaga dhulkeenii qayraadka bad iyo bariba lahaa oo labada bad eey marayeen wabiyada jubba iyo shabeelle lahaa weynagaas ka fadhino galgalin maran oo magan u ah gaalo afrikada aay joogaan familadeenu waa aragteen urka iyo qurunka dhulkooda ayaal war jooga iskuma talisooy waataa dunidu na yastee hooyooyinkeenii meelkasto ku ooyayaanee hada sweden waxbay noo ogoshay inay noo qabato xerooyinkii ayeey ka soo qadaysaa dad dhibaataysan oo soomaliyeed goobtaasna waxa na dhigay oo sas noo kala qoqobay waa rag soomaliyeed oo an eegin danta shacabkan maatidaa iyo sumcada wadaniyadeed iyo cabsidii alle qon xaqa diido nacdalbaa ku dhacda war toowba dhaha gunbaa nahay norwey aadu yiri iyo yurubta kale maxay isku kaa dhaamaan maskiin ilaahow dalkan iyo dadkan dayacan u soo maciin aamiin

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  12. sverige says:

    sverige är bäst land i hela världen jag tror inte att ni har litte problem om detta.. om de sa så där de betyder igen roll de har sagt att de ska gav den bäst hand att de skulle hjälpa att jävla somalier ,, det är som de skulle att göra . så ni måste gav respekt till sverige ni vet varför alla som kommer i sverige de fick all möjlighet att bo och stanna den bäst bra liv så ni måste hjälpa de igen man säg dålig ord till ditt andra land man man ha respekt

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  13. SVERIGE 1 says:

    Hi guys show some respect to our land!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Khadro says:

    Dalalka deriska waxaa ka mid ah safaarada iswiidhan ay ku leedahay Soomaaliya Muqdisho, halkaa hala tago oo aan kuuja iyo leete kibaandho laguugu odhanayne.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0