Safaaradaha Sweden oo bilaabay qaadiska dhiiga

Sida uu soo diray wariyaha Somaliska u jooga magaalada Addis Ababa ayaa safaarada Sweden ee ku taala dalkaasi Ethiopia waxay bilowday qaadiska dheecaanka DNA iyo in ay dadka ka dalbato foomam cusub.

Wariye Axmed Dhicis ayaa soo tabiyay in safaaradu ay shaqadeedii toos u bilowday oo hada dadku ay xareynayaan foomam cusub. Safaarada ayaa sidoo kale dadka ka qaadaysa faraha iyo indhaha.

Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay go’aan soo saartay Maxkamada Sare ee socdaalka kaasoo shuruudii aqoonsiga looga qaaday waalidiinta caruurta leh.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

144 Responses

  1. craxaman rooble says:

    asc ool umada somaliyeed gar ahan dhicis sxb aniga maxkamada waxey igu dhaheen goaan ayan ka garnay magareshinka ayan ka sugeyna in adiga ilamahada eey kuu kenan walina waxjawab aha kama haayo marka ma foom baa leygaga bahan yaahay sxb adigoo mahadsan jawaab tanks

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

    • Ahmed dhicis says:

      Go.ankay kagaren ma cada , marka walal ka war sug , ana wax jawaba midas kama hayo,

      THANKS

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • ruqiya says:

      asc walal waxan rabay in aan ku waydiayo aniga waxaan u dacwooday reerkayaga walal waxaya mar isoo tureen warqad ah maxaad ku cadaynaysa hooyada anigana dhiig ayaan ka dhahy walina mayna isoo jawaabin markaa wlala maxaan samyn karaa ma dib ayay u soo xaraynayan reeku

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • Ahmed dhicis says:

        Ruqiya, jawab sugan kama sin karo , marka an kawarsugno go.anka march,

        THANKS

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • cadefidow says:

      bal waxaa su aashuu doonaayo inlooga jawaabo fiiriya uu hadana leeyahay foom miyaan xareenaa waa nin maxkamadu siisay ogolaasho ayuu heestaa welina suaal reerbaadiyonimaa

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. safiyo says:

    asc
    WALAL AHMED DHICIS WAXAN KU WEYDIINAA ADOO MAHADSAN ANIGA WAXAAN RABAA INAAN UDACWOODA GABADH AAN DHALAY IYO WIIL IYO GABAR LADHASHAY OO ABAHEED DHALAY WAXAANA II QORAN IN AABAHOOD IYO HOOYADOOD DHINTEEN MARKA MARKA WAX JAWAAB AH MA IGA SIIN KARTAA INTAANAN FOMKA BUUXIN MAHDSANID

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

    • Ahmed dhicis says:

      Safiya, walal wax saida mahan o wa koriski marka o ilmahaga ayay lakoren, ayaduna waxaa go.ankoda o burxa lahelaya bisha nagu so fodleh, kaliya waxa lagugu xiraya masuliyadoda wax qada hadaysan ahayn qangar,

      THANKS

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. safiyo says:

    qan gar maha walal ahmed dhicisow

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Safiya walal hadaysan qangar ahayn waxay u bahanyihin qof joga addis ababa, oo ka noqda masul , o so sameya waraq cadaynaysa inu ciyalka kayahay masul,

      THANKS

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Istiila bologna says:

    Dhicis bro waxa ku weydinaya december ayan adis ababa foom cusub ka xareeyey walina jwab kama haayo marka hadana ma inaan foom cusub xareeya mise? jwb bro

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. Raaqia says:

    asc
    wall waxan raba inad ii kala shegtan caruuraha hada adis foomanka ka soo xaraysana fiimalaga qadaya mise laga qadi mayo jzklh jawaad dhakhso ah aan ka helo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Walal caruurta wa laga qada xata hadi sharcigagu yahay (ac) balse walidka ayan laga qadayn markay watan sharcigas

      THANKS

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. fatima says:

    ASC WALAALAYAAL waxaa la iisoo diray warqadihii foomka caruurteyda iyo ninkeyga ee adis ababa kasoo buuxsaden maxay ka wadaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. fatima says:

    maxay ka wadaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Cadan says:

    Asc fatima maxay ku dhahen oo amar ah ma so saxiix mise so buxbuuxi. Na fahansi waxay ay kuso dhahen formka la socda. Gorma ay reerkada gaysten form safarada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. fatima says:

    cadan
    majoogtaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. fatima says:

    waxay xareesteen bishii uagost 2011

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. ruqiya says:

    asc walal qofki joga europa ee dona in uu uu soo warega swedan maxa asaga sharuda ah ma sida africa oo kale ayuu maraya mise waa ka fududahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Hassan says:

    A.C akhyaarta web master ka ah waxaan idin weydiinaa hadii ay xaaskeygu iigu soo dacwoto ninkeyga ahaan oo aan aniga Nairobi joogo maxaan sameeeyaa ma hada ayaan safaaarada Nairobi tagaa mise Adis Ababa ayaan aadaaayaa halkee ayaan wax ka bilaawaaa markii hore dacwada way naga xirantay oo hadana dib ayay u furantay ayaan maqley????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. fatima says:

    foom cusub meeshaad joogto ka xareeso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. fatima says:

    hasan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Faiza says:

    Walal dhicis waxa ku weydina ac iyo sharciga geneva maxe kala yahin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  16. Faiza says:

    Walal mida kale waxa ka hilmamay kebaa qaxoti la aqonsayahay ah dhalashada ma geneva mise ac ga ad malmahan shegesin. Inkasto anaga kan qaxotiga rasmiga u naqano geneva so walal kepa fican o si fican lo aqonsanyahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Faiza walaal sabtida ayaan barnamij arintas kusaabsan , so galindona , oo jawab hada kama sin karno sorry,

      thanks

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Naajix says:

    Asc dhamaan somali boys n grls wlh wa run arintaan aniga ayaapa joga adsapapa lkn dadka fomka cusub soxareya layiri wa kuwa ay lasocdeen koris
    dhb ahaanti dadka fomka cusub lotuuray waxa kamid sxbkeyga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. fatima says:

    ahmd dhicis waxaa iisoo diray maxkamada magareshinka ee diid mada isii say

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed Dhicis says:

      Fatima walaal , hadad qadatay 2 imbiil ama wax lamida waxaad ku khasbantahay inan xarayso form cusub, taasna waxay wadada u furaysa isbedalka dhacay , mida kale formku waxa uu noqon dona mid balan loqabanayo hadadan hada ka faidaysan , thanks

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. fatima says:

    waxaa iisoo diray förvaltningsRätten

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Faiza says:

    Jimcale nd dhacis plz jwb nasiya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. ali says:

    asc dhaman bahda somaliska wadku mahadsan tihiin cawinada qiimaha badan aadnoo hesaan hal suaal ayan qaba oo ah waxale siiyay sharciga ah AC wamaxay bal ii sharaxa waxa laga soo qabiyay AC mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. ali says:

    jimcale waad salaman tahay bro mideda kale waxa ii sharaxd iga siisa waxa laga soo gabiyay sharciga AC sharcigas aya lee siyay si fican uma fahansani mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. ikraan says:

    asc wall waxan kuweydinaaa sharcigeygaa waaaaaaaaaa AV sii ficanaaa umaa fahaansanii wall wax sharaxaad ah ma iga sinkartaa adoo rali ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. sharaaaaaaaaaaf says:

    asc dhamaaan somali weeyn! wall jimacle waxan kuu weydinaa adoo rali ah sharcigeygaa waaa AF wax uu yahayanaa maa garanyo tan kalenaa aniga waxaa iga maqan Odaygeyga iyo 2 caruur ah uu dhalay ayan uu xareyay 2 diidmana waa la isiyay waxana maqlay ina an dad an wax isku dhalin la keneynin wall xagen taldaa ka bilawaa wana walbharsanahay wall jawban ka sugaa adigo mahad san ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. Ahmed Dhicis says:

    sharaaf walaal waxba adoon wal bahaarin waxaad xaraysaa formka cusub wadadaasaa kuu fiican inaad marto

    thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. fatima says:

    ahmed dhicis aaway war bixintii cusbeed e aad na tiri sabtidaan idiin keeni

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. ikraan says:

    wall jimacle suasha an ku weydiyay ayan ka suga wall iga so jawab ado mahad san

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. Abdirahman says:

    Armidkan wariyaha ladhahaayo ee Addis ababa jooga yaad dadka kaqabta? Muxuu been kabuuxshay webka.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. ali says:

    asc walal jimcale suaal ay rabto mama aya ah sidan sharci ayan qatay mar dhaw dacwo in aan furo ayan raba carurteda marka ma qasaba inla siiyo guri mise ayada oo ah adres aye xarenkarta dawacda mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0