Safaaradaha Sweden oo bilaabay qaadiska dhiiga

144

Sida uu soo diray wariyaha Somaliska u jooga magaalada Addis Ababa ayaa safaarada Sweden ee ku taala dalkaasi Ethiopia waxay bilowday qaadiska dheecaanka DNA iyo in ay dadka ka dalbato foomam cusub.

Wariye Axmed Dhicis ayaa soo tabiyay in safaaradu ay shaqadeedii toos u bilowday oo hada dadku ay xareynayaan foomam cusub. Safaarada ayaa sidoo kale dadka ka qaadaysa faraha iyo indhaha.

Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay go’aan soo saartay Maxkamada Sare ee socdaalka kaasoo shuruudii aqoonsiga looga qaaday waalidiinta caruurta leh.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here