Safarkaygii Islaamka: Barnaamij taxane ah

Diinta Islaamku waa diinta ugu kobaca badan aduunka iyadoo kumaan qof ay sanadkasta soo galaan. Qaar badan oo ka mid ah dadkaas ayaa soo bandhiga khisada iyo sababta ku dhalisay in ay diinta Islaamka qaataan.

Isbuucaan waxaan bilaabi doonaa barnaamij taxane ah oo aan isbuuciiba hal mar ku soo qaadan doono khisada Muslimiinta cusub. Waxaan ka sheekeyn doonaa qofka nolosha uu ku noolaa ka hor inta uusan islaamka qaadan, waxyaabaha ku soo jiitay Islaamka iyo isbedalka ku yimid noloshiisa markii uu Islaamay.

Hadaba la soco barnaamijka. Waxa aan soo daabici doonaa mowduuc kasta maalinta sabtida.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. okash says:

    asc bacda salaam walaal jimcaale runtii waxaan ugu jeclahay barnaamijkaanoo kale wax walboo laqoro waana ku faraxsanahay inaad bilowdaan wax quseeya diinta islaamka iyo wanaageeda waxaa dhici karto in qisooyinka dadkaan qabsaday ka hor diinta islaamka.ay ku cibro qaataan kuwa hada haysto diintaan macaanka badan oo sida qaldan u fahmaayo diinta kana dhigtay wax sahlan amaba aan fahamsaneyn waxa ku dhex jira islaamka.waad aragtaa dad muslim ah oo ab ka ab soo ahaay ayaa hada si xun oo qofna ku faraxsanayn sameeynaayo .ilaahay waxaan ka baryaa inuu soo hanuuniyo walaala heena aan sii dhex gelin islaamka iyo wanaagiisa kuna dhashay. mahadsanidiin , hadaan qalad soo qorayna halayga raali ahaado

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  2. bravom says:

    kanon bra !! videona hala socdo, that should be great !!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. hodan says:

    waa marnaamij xiisa leh inaa harsanna alah diinteena wanaga badan haku soo hanuuniyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. maxamed muqtaar says:

    maasha allaah illaah ayaa qeer ladoonay maasha allaa.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. hibaaq says:

    asck walaal waad ku mahad santahay inad soodayso barnamij diinta ku sabsan ilahay khayr hakusiiyo aamin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. Adow says:

    As,wad mahadsantihim walalaha kuxiran webka,blse waxan idinka codsani inad iga jwbtan suashan hadad awodan waxan joga s/africa xaskaygana swidan waxan haysta pasport kenyan ah marka ma lamidba dadka somalida ah iyo kuwa kenyanka sharcigan swidan mise wax kaduwan aya jiro o dacwadu wa cadi dadka paspork haysto?jwb igasiya walalayal?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. geeljire libaax dile says:

    wll aad baad umahadsan tahay sida aad nooga haqab tirtay waxa aduunka korkiisa kadhacaya dhinac kaste oo ay noqotabaa mahadsanid halkaa kaga hay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. said mohamed says:

    masha allaah illaah kheyr ha idinka siiyo waayo waa barnamij muhiim ah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. farxaan says:

    qofkasta oo diinta u gargaaraba Allaha isagana ha u gargaaro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0