Sanad wanaagsan ayaanu idiin leenahay haddii aanu nahay bahda Somaliska

1

Akhristeyaasheena qaaliga ah waxaan anagoo ku hadleyyna magaceena iyo kan maamulka iyo shabakada iidiin rajeynaynaa sanad wanaagsan oo kheeyreeysan.

Sanadkan kiisa kale kuwii sammo ku gaara Allaah naga yeelo. Horumar iyo guul ayaan sidoo kale adiinka rajeyneynaa adiinka, eheladiina iyo cid kasta oo aad jeceshihiin. Mahadsanidiin booqashadiina joogtada ah iyo fariimahiina aad noo soo dirtaan had iyo goor. Talooyinkiina iyo tusaalooyinkiina markasta waa lama huraan, waxaan u adeegeynaya waa adiinka iyo bulshadeena. Da daalka iyo hufnaanta waan ka sii labo jibaareynaa idam Alla.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here