Säpo: Qatarta ugu weyn waa argagixisada Islaamka

Laanta Amaanka ee Sweden (Säpo) ayaa shir jaraaid oo ay qabteen ku sheegay in qatarta ugu weyn ee Sweden ay leedahay ay wali tahay waxa ay ugu yeereen “Argagixisada Islaamka”. Shirkaan oo looga hadlaayay heerka argagixisada caalamka ilaa sanadkii 2001 markii la weeraray maraykanka ayaa Säpo waxay sheegeen in ururka AlQacida la wiiqay balse ay waliyihiin qatarta ugu weyn.

Agaasimada Säpo Anders Danielsson ayaa sheegay in aysan wali sharaxaad ka bixin karin weerarkii ka dhacay Stockholm sanadkii hore balse waxa uu sheegay in ay aaminsanyihiin in ninka isqarxiyay uu raacay hadalka AlQacida ee ah in reergalbeedka lagu weeraro dhulkooda.

Inkastoo bilihii u dambeeyay ay soo siyaaday qatarta argagixiso ee laga filayo dhinaca cunsuriyiinta midigta fog oo ka dambeeyay weerarkii Norway lagu qaatay bishii Juli ayaa hadana Säpo sheegeen in ay aaminsanyihiin in qatarta ugu weyn ay tahay Muslimiinta.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. HASSAN KAAMILL says:

    Illahey idin ciqaab iyaga ayaa argagixiso ah e iska daaya muslimka waa diinta kaliya e aduun&lagu badbaadayo
    lkn ma idinka wax ka yaqan melaha ayaaaa sanamya caabudan &kuwan waxbo heysan kuwaan waabu cunsuriyiin iyaga ayaabu isku diraaayo hadi la iska deyn lahaaaaa ku faariin is bahestay iga dheh alle ha guuleyso islaamka iyaga ayabu guleysan duna adun iyo aakhiro lkn cunsuruyinta heer galbeedka&kuwa is qarxiya oo islaamka sheganaya waa isku mid waa wada argagixiso wax isma dhaaman alle haka qabtu dadkisa asa aburtay kuwane aman ma ogii ha iska aamusaano!!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. Abdiraxman says:

    Asc all muslim sln kadib dintena islamka waa nastexo iyo nabad galyo lakin nimanka argagaxiso kutulmayaya iyo kuwa islamka sheganaya oo asal ahanto qawarijta lobadodaba dintena wey kala xugmisay oo alah ayaba qurakisa yushegay yahud iyo nasaraba eneysan nagarali noqoneynin ilaa aan dintoda racno mahane marka kuwan ismalka sheganaya negigena muxamad caleyhi salato wasalam ayaba noshegay xadis saxixa oo ah humsharun qalqa walqaliqati oo maqluqa elahay aburay kuwa uqu sharta badan eney yihiin dintenkula sheganayan islamkey hagardamo kuwadan hadana adeyba kuqaleysinayan marka munafaqintas dintena loma af lagadey karo lomana xugminkaro egaloy waxba makumar marsiyo nina munafaqintas dintena suban alaha quweyo amin amin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. Maaxi says:

    ASC Dhamaan walaalaha Aqrista somaliska, Run ahaantii waa wax aan wada ognahay in ay neceen inoo qabaan gaalada oo dhan oo ay doonayaan hadii aan ku noolnahay wadamadooda in aan ka tagno diinteena sharafta leh ee Islaamka, Waan wada og nahay ninkii dhibaatada weyn ka dhigay Norwey oo dhameeyey dad badan, wixiisa oo dhan waxaa la rabaa in Islaamka dusha loo saaro, waa isla markii la qarxiyay ay yiraahdeen waxaa ka dambeeysay Alqaacida, Magaca Alqaacida waa waxa ay reergalbeedka ku adeegtaan oo ay lacago ku raadsadaan. wax walbo oo dhaca waxa ay jecel yihiin in ay anaga dusha inoo saaraa, Wadankaan aan ku noolnahay Sweden waxa ay ku socotaa wadadii Qodxaha laheyd oo Mareykanka ku faqriyoobay, Inshaa alaah aan noqono dad diintooda aan ku xadgudbin, kuna dhinta Muslinimo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. sahruja says:

    ASC WR WB SOMALIDA WAXAN UGA YABAY MARKA WAX LASO SHEGO AYE ISKA DHIGAN DAD HADA OGANA AME HORAY U HURDAY EE HADA KACAY GALO INE CADAW NO TAHAY MAR WALIBA WAN OG NAHAY HAADE WAN LA NOL NAHAY WANE RACNAY HADA RACIDA U TANAN SI KALE MA GRN LKN JIDKA MANTA SOMALI KU JOGTA CIDI KAMA HARSANA DIINTA IN LAGA DHIGTA MAGAC KALIYA MAHA MANTA WAXA WADANKENI KA JIRA MA DIIN IYO ASAL WAX LEH BA WAA MEY WAXA SWEDEN GUDA HEDA SOMALIDA JOGTA KU DHAQANTA MA DIIN BA WA MEY ISK DAYA HADALKA AAD MODO INA HADA DIINTA SO GASHEN EE AH ISKA HADAL IN GURYAHINA LA IDINLA DHAQA MA DIINTA DHIGTAY IN ADAN UBAD KAGI U TALI KARIN KALIGA MA DIINTA DHIGTAY IN XASASKINA LA IDINLA MAMULA MA DIINTA DHIGTAY MISE WAA CADI INA SAmbo KU ILMO DHASHAN ADINKO DIIN SHEGANA MA ISLAM KA DHIGAY WAN OGAHAY INA SAX LA ISU QABA LKN AGAYA LO SHEGAY LKN KUWA INE KU RUMEYS TEN ISAGA KA DHIGAYA WAY LA SOCDAN DINTA ISLAMKA INE DHIGIN LKN ADIGE RABAN INE KU DULEYAN ADNE WAXAD MODA INE BEENTA U SHEGTAY RUN MODEN IN MAGAC RAG WAXI LAHA EE ALLAH MASULIYADA U DHIBAY JIDKA ILKAHA DHERADEN OO AY GABEN XILKI ISLAMKA IYO ALLAH U DHIBAY NINKA RAGA IYO UBADKISA IYO XASKISA USAN HEYN MA DINTA DHIGTAY DINTU MAGAC MAHA YA SOMAL WAA LA HURDA EE KACA HADA RUN SHEGESAN ILMAHINI MALINTA GADATEN AAA DIIN BA ABDE ALLAH U GAR GARO ISLAMKA MEL WALIBA JOGA LKN MANTA SOMALI IYO DIIN KALA DHERE ALLA XAFIDO DIINTA ISLAMKA

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. hamdi says:

    islaamku mahan argagax ee hanogafina waxa is qarxinaya wafidnolayal idinkana aburay argagaxisada rergalbedoo islam mataqanan waa nastexo waa nabad wa diin bad bado u ah umada mahan diin duli iyo qof naftiisa qarxinaya mahan sad modeen kuwa waxssamayanay alaha naga qabtoo fa ido ma sokordhinayan ciriri inay sii gasha umada mahe dintan ilahay ba leh isagan ilashanaya insha alah argagax hanagu shegina manihin kuwa waxqarxiya islamka ayy masajidada ku qarxinaya waxka dhacaya wad ujedan pakistan masajid jimce lagu tukanayo ayay qarxinayan dadmasakina oo sooman bay qarxinayan qof manto dhan soman oo masajid kasobaxay ayay qarxinaya anagab dhibkas ay idin kuhayan ayaynaguhayan wayo magacaygi iyo naftayadiba wa ba bashen balse dadka calamku islamka yay kugafin islam waa nabad iyo nastexo argagax shuqul kumalahan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. cabdi says:

    Reer galbeedku waxa ay ugu yeeraan argigixiso waa islaamka, waa muhiim in la ogaado iney tahay ulajeedada koowaad oo ay beegsanayaan.
    Haddii ay reer galbeedku ay u maleeynayaan in islaamku inuu qatar ku yahay nolosha aadamiga, kuma aha runtii. Waxaa kaloo jira haddii runta la fiiriyo in qatar weyn ay kasoo fool leedahay reer galbeedku oo kaga imaaneysa xagga cunsurinimada oo ay reer galbeedku beereen oo ay isku dayayaan iney ku hakiyaan faafida islaamka ee qaarada Yurub.
    marka ma aha reer galbeedku in ay ku fakaraa sidii ay ku hakin lahaayeen faafida islaamka. Reer galbeedku waxa ay ka dambeeyaan cudurada halista ah sida HIV oo ay ku beereen Afrika taas oo ay ula jeedaan in ay ku yareeyaan dadkaan iska badanaya iyo ayagoo sii dhamaanaya, marka waxa ay ugu talagaleen in ay is le´ekeysiiyaan, Shinahana waxaa la yiri hal cunug ka badan ma dhali kartaan. Sidoo kale waxa ay ka dambeeyaan dagaalada , daganaasha la´aanta ka jira daafaha dunida, sida Soomaaliya , Ciraaq, Falastiin ,Afgaanistaan iyo bariga dhexe oo hadda lagu bilaabay bililiqaysi sida Liibiya wadamo badana ay kusoo xigaan.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. Madina Cumar says:

    A.S.C. Dhammaam waxaan idinku salaamay salaanta Islaamka marka xiga Islaamka ma

    Ahan Argagax ee gaalada Ayaa ah argagax waxa diinta islaamka diidaya ayaa ku sheega

    Argagixiso wax lamid ah diinteenu waa nasteexo waa qaboobi waa Iimaan waana diinta

    kaliya ee ilaah loogu dhawaado qofka diinta islaamka dhab u heysto dhibaato ma arko

    gaaladane ayagaa argagixiso ah oo jecel iney islaamka isku diraan ee gaalada Allaha

    jabiyo islaamkana Allaha qawiyeeyo Aamiin Aamiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. A A A says:

    Salaan Dhamaan ! Fadlan Iska Ilaaliya In Aad Qortaan fikrad Qoraal xanbaarsan Naceyb Iyo Xumaan Iyo Cadowtinimo Aan U Qabno Gaalada ama dadka aan aamin saneyn Diin aan aheyn Diinta Islaamka Waayo , Fikradiina Waxaa Akhrista Caruur aan qaangaar aheyn ilmaheyga ayaa su aalo badan iga weydiiyey fikirka aad qorteen oo ah ah fikir xanbaarsan Naceyb aan u qabno gaalada , Fadlan qofka wuu kala garanayaaa waxkastaa , Laakiin Ogow Qofka Yar waa ku Dhib

    Mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. cabdi says:

    Waxaa kugula talinayaa inaa ku beerto naceebka gaalada aan u qabno si ay uga digtoonaadaan, mida kale waxaa ogaataa haddii aad qaadato diinta ama dhaqanka gaalada raali kaama noqonayaa sxb marka u sheeg ilmahaaga gaaladu iney cadaw ku yihiin islaamka.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0