Shaqaalaha Soogalootiga ah ee Sweden ka shaqeeya waxay kordhiyeen badeecada Swedan dibada u dhoofiso

airliner with a globe and autoloader with boxes in a container
Daraasad dhawaan soo baxday oo ay si wada jir ah u sameeyeen laba dhaqaale yahan oo ka kala tirsan jaamacadaha Lund University iyo Örebro University ayaa daaha ka qaaday in shaqaalaha wadamada kale ka yimid oo ka shaqaysata Sweden ay sara u qaadeen badeecada Sweden u dhoofiso wadamadii ay shaqaalahiisi u dhesheen. Cilmi baarista waxay tilmaantay in markasta oo 10% ay ku kororto soogalootiga Sweden ay 5% sara u kacdo badeecda Sweden wadamada kale u dhoofiso.
Waxaa tijaabo laga qaaday qiyaastii 12,000 oo shirgado wax soosaar ah iyo ganacsiga ay la leeyihiin 170 wadan ayada oo la eegayo shirgadahu sida ay badeecda ugu dhoofiyaan wadamada shaqaalahoodu ka yimaadeen waxaan natiijadii noqotay in cilmi baareyaashii ay u aqoonsadeen shaqaalaha soogalootiga ah furaha looga gudbi karo caqabadaha hortaagan ganacsiga casiriga ah.
” dhaqaalaha aduunka maantay canshuurta iyo badeeco-xadidida maahan waxa dhibka ku haya ganacsiga warshadaha ee dhibku waa caqabad luuqadeed iyo mid dhaqan,” sidaa waxa website-ka The Local qaytiisa Sweden ku yiri Hatzigeorgiou oo ah dhaqaalo yahan daraasadaan wax ka sameeyey la taliyana u ah Wasiirka ganacsiga Sweden wuxuuna intaas raacshay in aysan asaga wax uu la yaabo ku ahayn natiijada daraasadu.
Waxaa kale oo baaritaanka lagu ogaaday in soogalootiga wax barashada fiican leh ay aad oga saamayn badanyihiin kuwa xirfadoodu hoosayso iyo waliba waqtiga qofku Sweden uu joogay in ay saamayn weyn leedahay. ” Waxbarashada iyo xirfadu dabcan waa muhiim si qofku macluumaad uga helo ogana gudbiyo shirgada uu u shaqeeyo, xataa waxaa saamayn leh inta qofku oo ka maqanyahay wadankiisii iyo sida uu war oga hayo oo xiriir oga helo karo dadka xaga looga baahan karo” mar kale waxaa sidaa yiri Hatzigeorgiou .
Daraasadani waa mid ka mid ah wararka wanaagsan oo waayadaan dambe ka soo baxayey soogalootiga iyo suuqa shaqada. Bishii Julaay warbixin xaafiiska shaqadu(Arbetsförmedlingen) soo saaray waxaa soogalootiga lagu tilmaamay furaha suuqa shaqada ee mustaqbalka xaafiiska howlgabnimaduna (Pensionsmyndigheten) wuxuu kol dhaweyd ku dhawaaqay olole shaqaalaha soogalootiga ah lagu barayo xaquuqda ay leeyihiin markii ay howlgab noqdaan waxayna sheegeen in todoba luuqadood oo soomaaligu ku jiro ay macluumaadkooda ku soo bandhigi doonaan.

Faafi mowduucaan

Saciid Cabdi Cusmaan

Asc, ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. waxaan raba halkan in aan kuso bandhigo codsku kusaabsan codsigasna waxuu yahay waxaan ahay wiil kunol kampala waxan la iigu dacwoona qaab walalnimo oo walashay iso korsatay ayaa idacwoonaysa marka goorma ayay dowlada swedan qabilaysaa dadka kayar 18sano ee ubahan magalyada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. sofia says:

    Så här tänker Migrationsverket….

    Mikael Ribbenvik, Operativ chef, Migrationsverket, Foto: Göran Billesson

    Under förmiddagen idag inkom ett mail från Migrationsverkets operativa chef Mikael Ribbenvik där han svarar på min fråga som jag ställde i rubriken till inlägget igår:

    Så här skriver han: ”Jag förstår din farhåga om att familjeåterföreningsärenden får stå tillbaka under rådande omständigheter med många asylansökningar.

    När resurserna inte räcker till allt tvingas vi prioritera. Det är enkel matematik som jag tror alla förstår.

    I viss mån görs prioriteringarna åt oss. Regeringen prioriterar asyl i regleringbrevet.

    Den humanitära aspekten är enkel. Utan asyl, ingen familjeåterförening. därför är asyl en viktig prioritering även ur ett familjeåterföreningsperspektiv. Om man ställer härvarande grupper som
    t ex somalier, som du speciellt värnar, och nya grupper som t ex syrier mot varandra är det klart att denna prioritering kan synas slå fel men det är omöjligt för oss att ställa grupper mot varandra på detta sätt.”

    Angående det som han sa i intervjun i Sveriges Radio om att de som söker tillstånd på grund av anknytning väntar hemma påpekar han bl.a. att: ” I mediala sammanhang har vi några sekunder att leverera korta svar som ska vara lätta att förstå. Du vet att jag känner till Dadaab, afghanerna i Iran och syrierna i Turkiet, Jordanien och Libanon. Jag vet hur dessa människor har det. Jag har själv varit i sådana läger och jobbat”

    Jag välkomnar verkligen att Mikael Ribbenvik tagit sig tid att skicka mig ett svar.

    Men jag känner fortfarande tveksamhet över att Migrationsverket kallar det för att man prioriterar asyl av humanitära skäl.

    Orden är viktiga och man skall vara aktsam om dem.

    Helst borde man inte prioritera något verksamhetsområde alls på bekostnad av ett annat! Asyl är redan så prioriterat. Besök och bosättning är lika viktigt i ett land där integrationen tycks bli allt mer av en gåta hur den skall lösas.

    Om man inte får hit sin familj utan skall ägna all tid och kraft och pengar åt att se till att de överlever, tänka på hur de har det och när dom får komma så kommer man inte alls att kunna tänka på att skaffa jobb, läsa svenska, utbilda sig m.m.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. sahroo says:

    ahmad walaaloow shekadaas aad shekoso hada meshaan kama jirto lkn ma aqaan waqti lafuri dono lkn hada mashaqeso waxaas dhan halahaan ogahay aniga walaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. sahroo says:

    aqayaarta dhaman waan idin wada salamay horta qof walba alla amuuraha ha usahlo mideyda hadan kahadlo aniga waxaan ahay qof sharci suga ah oo wali lasiini halsana iyo biloyinka jokto laba diidmana heesato waxana ledhahay waa laku masaa furinaa ee wali majirtaa qof sweden laka masaa furiyey oo wadankii laku celiyey si qasab ah waxaan kaloo maqlay manta wiil somali ah si xoog ah looku soo masaa furiywey holland oo muqdisha laka soo dajiyey ee hadaad kawar hesaan qof sweden si qasab loka masaa furiyey isheka walalyaal mahadsanidiin dhamaantiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. indhowayne says:

    – I det läget bedömer patrullen att de inte har något val och öppnar verkanseld, berättar insatschefen Johan Rosengren för VF:s reporter.

    Det var vid bostadsområdet Paradiset i Geijersholm som dramat utspelade sig på tisdagskvällen. Polisen fick larm om en man som uppträdde stökigt och åkte till platsen.

    Väl där ser de en man som bankar på en dörr och när de tar kontakt med honom vänder han mot poliserna med en höjd kniv.

    En polisman öppnar då eld men det första skottet har ingen verkan och han skjuter igen. Den knivbeväpnade mannen faller till mannen och avled på platsen.

    Hur många skott som avlossats och var de träffade mannen är i nuläget oklart. Gårdsplanen mellan två av byggnaderna i Paradiset har spärrats av med blåvita polisband.

    – Utredningen fortsätter. Vi kommer att hålla förhör med grannar och boende i området som kan ha sett det här, säger Johan Rosengren.

    Omkring fyra polispatruller fanns på plats under tisdagskvällen. Polisen som avlossade de dödliga skotten omhändertogs av personal, fick krishjälp under tisdagskvällen. Händelsen ska nu utredas av Riksenheten för polismål.

    – Det är en särskild enhet för polismål som utreder det och rapporteringen dit är en rutinmässig åtgärd från vår sida, säger Tommy Lindh, pressinformatör på Värmlandspolisen, till nyhetsbyrån TT.

    De boende på asylboendet bor i egna lägenheter varför det inte fanns någon personal från Migrationsverket på plats.

    Mannen är identifierad och ska vara född 1968, men det var på onsdadgsmorgonen fortfarande oklart om han bodde i Geijersholm eller om han var på besök.

    – Han är inte svensk medborgare, men jag vet inte om han bodde på flyktingförläggningen, säger Tommy Lindh till TT.

    Personal från Migrationsverket kommer åka ut till boendet under onsdagsmorgonen.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. mohamed says:

    GaraafWalaal sahro waan ku salaamay walaal Ma u maleynaayo on in ayjirto dad la celiyay qasab ah meeshaan sweden. Insha allah waad heleysa goor dhow

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sahroo says:

    mohamed walaal mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0