Shaqaale ka tirsan Laanta Socdaalka oo lagu hayo dambi baaris

Dhowr ka mid ah shaqaalaha Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ee magaalada Malmö ayaa waxaa ku socda dambimigrationsverket-logo baaris la xiriirta sharciyo ay iibiyeen. Mid ka mid ah shaqaalaha ayaa xabsiga la dhigay halka dhowr kalena lagu hayo baaritaan.

Dambi oogaha ayaa sheegay in uu filayo in qaar badan oo ka tirsan shaqaalaha Migrationsverket ay lug ku leeyihiin iibinta sharciyada wadanka. Laanta Socdaalka ayaa sheegtay in ay abuuriyaan qeyb cusub oo la dagaalanta musuqmaasuqa ay ku kacaan shaqaalaha Laanta.

Baaritaankaan ayaa ka dambeeya ka dib markii bishii Janaayo xabsiga la dhigay 2 qof oo ka mid ah shaqaalaha Laanta Socdaalka kuwaasoo lagu eedeeyay in ay iibiyeen sharciyada. Dadkaas ayaa la sheegay in sharcigii ku iibiyeen lacag gaaraysa 50.000 ilaa 100.000 kr. Dadka sharciga ay ka iibiyeen ayaa la sheegay in ay ka soo jeedaan Afrika iyo Bariga dhexe. Xitaa waxaa la sheegay in ay dadka u sameeyeen baasabooro bug ah.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

40 Responses

  1. ramla says:

    Kuligood saas waaye wax baaro ay rabaan dhamaantoda

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  2. somali citizen says:

    daa habartaan musuqmaasuqa iyagunneee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. layla says:

    Salaan dhamaan raxmo abaayo wali jawaabtii makusoo gaartey nalasoo socodsii wixii aa kala kulantid thanks.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Abdullahi says:

    Asxaabey wa idiin salaamay see tihin beryahaan maxa war cusub . arimihii 2 sano waa laga wada amuusay u egtahay. dhanka maxkamadaha ayaa badanaa dadku jiraan allah ka soo qaadaa. ya jawaab helay, muddadaan uugu danbeesay. wcs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. cadde says:

    thanks for your report

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. scadeey says:

    waa lakala war la,yahay dadna2sano ayaa murug ku heeso dadna sharcikii dhamaa ayaa ka maqan alloow amuuraha sahal dhamaanteen waxaan ku fisqino iilllahay hanaka haayo dhamaanteen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. scadeey says:

    ileen shekaba ka socoto anagana sharcikii aan sugonaa iyagana baaris ayee isku hayaan ee ishega hadaad arakteen dad sharci la siiyey 2biloow aan soo dhaafnay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. hanad says:

    s cadeey sharci malin walba dad baa hela walalo waa calaf waxkasta ma fahantay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. hanad says:

    asxaabti 2sano maxakmada yaa kahelay jawaab isha allaah dhamaanteen wax khyr qaba rajenaynaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. somali boy says:

    wan idiin salaamey asxaabey waxaan rabaa qof safarda swedhan ay ku lee dahay roma itlia qof wax ku soo xarestey oo aqbaar iga siin karaa mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Hilal 2sano says:

    asc asxaabta salan kadib walalayal aniga maxakamadgöteborg jawaab ka helay waana la idiiday waxana iga maqan odagaygi waana la idiiday ilaa 4jer hada kuma jidhan dadka maxakamada fududeysay inla isu keeno ayaa la iyiri marka walaal arinta 2sano waa adaytahay allaha noo fududeyo insha allaah wabilahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. su,aal? says:

    aniga ayaa maxkamada war ka helay inkastoo anay arinkaygu ahayn labada sano oo uu ahaa khalad kale, hadana waxaan ka sugayey inay i siiyan manay i siinin kiiskaygii waxa dib loogu celiyey migrationkii markii horeba ii diiday markaa rabi talo ku filan, samir iyo iimanbaa sadka lagu helaa, aan samirno.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Abdullahi says:

    To Su,aal , marba hadii kiiskaada dib loogucliyaa migrationka waxeey ka dhigantahay insha allah in lagu ogolaaday. warqad jawaab fcn ayaad ka helee tokadaan insha allah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. layla says:

    To hilaal walaal maxaad kamid ehed 2 sano dadka lagu xirey ciyaal maa halkan ku heesataa oo odeygii kaliyaa kaa maqan miyaa. Walal waan xiiseynayaa arintan ee jawaab wanaagsan. Anigana maxkamadan jawab kasugaayaaye.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. hani yusuf says:

    Hilal 2sano wan ka xumahay teeda kalewaxaan ku weydiina odeygaga sidee laguga diidey oo ilmo maa idiin jooga mise sing ayaa tihiin dad ka hada 2 sano lagu hesto waa mala noolen wax 2 sano aan dhamen waaye ayaa lagu hesta adiga sabab maa laguga didey manoo sharxi karta mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Hilal 2sano says:

    leyla abaayo waxan ka mid ahay dadka 2sano lugu hasto markii hore ee aan bilabay dadka ayaa la xiray kadib markii la furay ayaa bilabay hadana magareshinka iidiiday kadibna hada ayaa maxakamada idiiday abaayo 1ilma ayaa nojoga oo wadanka ku dhashay lkn markan imid wadanka waan is qabnay ee 2sanoayay san dhamen asc abaayo hadii ad suaalo kale iwedinaysa waka telkeyga 0767420281

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Hilal 2sano says:

    hani abaayo ilma noo jooga 2sano ma inaan wada noolen ayaa la iigu diiday marka hada dadka maxakamada inla keeno fududeysay kuma jidha iyo ninka somalinimadiisa ma cada ayaa la iicuskaday saan horaba u sheegay abaayo asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. sucaad naasir says:

    allaa kariim irdaha ilaahey ood masaarna ee ilaahow adigaa kurbo feyde ahe kurbada naga qaad adoomadaada ayaan nahaye qofwalbo oo umada nabi maxamed ah SCW allaha qaniga ah ha u soo fududeeyo amuurtiisa tii san oon lagu fasahaadeynin

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  19. cadde says:

    m

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. salah says:

    Asc aqyaarta sharafta leh dhamaantiin waa idiin salaamay maxkamaada göteborg qofkii ey diidmo siiso yowna abiil ka qaadan sababtoo ah waqti ayey kaa dilayaan form cusub hasoo xareesto waxaa dhici karto in migrationka ku ogolaado waayoo kiiskaada dambo laguma celinaayo göteborg lkn ogow maxkamada malmö wey kafiicantahay maxkamada göteborg waxaan filayaa inaa taladeyda qaadan doontaan ilaahey ha inoo fududeyo amuuraheyna dhamaanteynaba xaasidkana allah naga qabto amiin dhaha

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  21. buule yare says:

    kkkkkkkkkkkkk haday ogaadeen miyaaa waxaa la sheegi jiray 2008 ragb ku aaday canada kkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. TO.HIILAAL2 says:

    In a judgment delivered in January 2012, the Migration Court of Appeal opened the door to the possibility that parents with children under the age of 18 can be reunited in Sweden by confirming their family relationship through DNA tests.

    Parents to children under the age of 18 who cannot prove their identity with an approved passport can now be granted a residence permit in Sweden if they can confirm the family relationship through DNA tests. This applies to the following persons:

    -biological children who want to relocate to a parent living in Sweden;

    -a parent who is applying for a permit together with the biological child; and

    -a parent who wants to relocate to the biological child living in Sweden.

    The judgment of the Migration Court of Appeal does not apply to persons who have recently married or are intending to marry. These applicants must also in future prove their identity, for example, by presenting an approved passport. HIILAAL 2 WALAAAAL GOAANKA MAXAKAMADU WAA KAAA SHARCIYAN WANAD KU JIRTAA DADKA LAMIDAYNAYO HADAY SAAA TAHAY AAAD SHEEEGAYSID LAAKIIIN CILADA AQOOONSIGA BASABOORKA CUSUB EE SOOMALIGA MA KU XARAYSAY TEEEDA KALE DNA MA LAGAA QADAY TAKALE NINKAAAGU XAGEEE KA SOOO XAREEYAY FORMKA OOO UUU JOOGAAAAA SU ALAHA FADALAN IIGA SOOO JAWAAAB ASC

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  23. Cade dhere says:

    From: Italy.

    To: Somali Boy.

    Asc Somali Boy bro waa iska sida Safaradaha Addis ababa iyo Nairobi waxba ma dhaanto,

    Dhanka kale aniga ayaa ka raxeystay 2010 waxey isiyeen diidmo hada markii la furayna wali kama hareysan lakin hadda rajeynayaa inaan soo xareeyo,

    Maxaa yeelay Migration-ka ayaa i dhahay waxaa laga qadayaa DNA ee so xaree dacwo cusub,

    Dhanka kale Safararada dad ay wax siisay malahan ilaa waqtigaas saan maqlay, lakin 2 week ka hor ayaa maqlay inay wiil la ii shegay ay wax siisay marka bro waa saas xaalka

    Amuraha Alaha Sahlo. Wabilah Towfiq.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. Hilal 2sano says:

    walaal basaborka cusub kuma anaan xaren ee ii hore ayaan ku xarenay odagana itobiya ayuu jooga DNA aabaha ayaa laga qaday lkn ilama lagama qadin markii dacwada sweden timid aya fom nalo soo diray kadib waan celinay marka ayaa diidmada nala siiyay maxakamada ma la idin ka qadayo ayay tiri hada marka walaalayaal hadiii aad garanaysaan sidii an mar kale uga dacwoon laha iisoo sheega aad ayaan ugu bahanahay taas waayo meelan ku celiyo ma garanayo fadlan wixii talo ad haysaan ama hadii aad garanaysaan qof maxakamada diiday oo ciliyay dacwo kale igu caawiya wad mahadsan tihiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. layla says:

    Hilaal aadbaad umahadsantahay walal amuuraha allaha sahlo amin aniga iyo adigana isku sistem baan nahay walina waxaan sugaayaa jawaabtii maxkamada koley wadankaan waa isku sharci gotaborg malmo stokhom. Intaba shuruucda waa isaga mid ee waxaa kala duwan gacanyarayaasha oo kala naxariisbadan. Marka abaayo niyada kheyr usheeg waana kaaalasoo xiriirayaa telka insha allh

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  26. layla says:

    Abaayo looyer qabso hadey kaasoo xirantey dacwada inaad ku guulesataa dhici karta.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. Allemagan says:

    Asc walalyaal waxan idin wedina adinka oo raali ah sushan cidi wax igu dhant n aad ii shegtaan fadlan waxa ay tahay su,asheyda sharciga magacisa yirahdo AT iyo sharciyada kal ee magacyada kaleleh sida AC kale iyo waxa la mid ka ah maxay kaga duwan yaha AT macnahisa oo kooban fadlan in leyga siyo sharaxaad koba waad mahad san tihiin dhaan walalaheyga muslimta ah kuwa ku hadla afka somaliga ascwww

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. cadde says:

    k

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. saara says:

    ilaa heey intii kala maqan ha isku keena laakiin yurub wax loo soo orda oo waqti liis kaga dhumiya mahan wlh aniga ayaa arkay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. cadde says:

    Hilal abaayo arimaha allah ha sahlo walal waxad la xariirtaa ICRC ama laan kheyrta cas ayaga ayaa ka cawinaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. cadde says:

    Hilal abaayo arimaha allah ha sahlo walal waxad la xariirtaa ICRC ama laan kheyrta cas ayaga ayaa ka cawinaa anigu adiga ayan kula mid ahay waxan celiyay. bishii. 10. 2012 waxana ii qoray codsiga ICRC waxaana ku daray dhamaan ticket-yadii an ku safri jiray iyo visayashii waline jawaab kama haayo wax kheyr qaba alah hano qadaro.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. somali boy says:

    to cade dheere sxb waad mahad santahay sida qiimaha leh aad iiga soo jawaab tey teeda kale sxb anba waxaan ka mid ahay dadka 2010 xarestey lakin sida aad shegeyso waaye hada ayaa hadana mid cusub in aan xareeyo aan baa teda kale ma aqaano africa iyo itali waxey ku kala duwan yihiin waayo sida aad shegeyso weli safarada roma ku tala qof wax ay siisey malaha ayaan maqley sida aad ii sheegeyso marka ilaah ayaan tala saaraneynaaaaaaaaa meshi qerka ku jiro ilaah hana waajiyo aaaaaammiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. cadde says:

    ww

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. mjama imaan doonaa says:

    a/c walaalaha somaliya waxaan anigu fikir ahaan ugu darsan lahaa meelwaba ee ay joogaan illaahay in ay kacabsadaan oo ilaaliyaa sharaftooda iyo akhlaaqdooda ha ogaadeen maalin maalmaha kamid ah in ay iska hor imaan doonaa ayaga iyo waqtigoodii qaaliga ahaa ee ay kafaa,idaysan waayeen intaa kadib marwalba oo ay kulmaan dadka somalida ah warka iskama dhagaystaa ee way isku buugaa kadibna waa kala tagaan markay isku soo laabtana meeshii ayay kabilaabaan (su,al) maxay dadka somalida ah intay isusooraadsadaa meel u dhoobtaa mayse isu sheegaan???????? haday wax isku sheegaanse maxay kafuliyaa???????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  35. cadde says:

    mj

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. akram says:

    asc dhamaan walaalayaasha meeshaan isaguyimud bacda sln waxaan maqlay in dadka aanwax iskudhalin in aaysooxareenkaraan foomka bisha may maxaa kajira warkaas yaasa waxka ig in aaay ogalaatay dadka aannwax iskudhalin in aay iskudacwiinkaraan plz plz jawaab qofkii intaas warkahaaya plz plz waad mahadsantihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. nin feejigqn says:

    muuduuca mesha ku qoran iyo waxa ad ka hadleeysiin ma islaha ee moowduuca ku soo noqda arintaan musuqmaasuq qatarteda ayey leedahay ee arita musuqmaasuq laanta socdaalka ra yigiina ka dhiibta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  38. nin feejigqn says:

    aniga waxeey ila tahy hadii aan ra yigeeyga ka dhiibto musuqmaasuqa ay ku kacen shaQAALAHA LAANTA SOCDAALKA IN BAAARITAAN DHEER LAGU SAMEEYO QOFKII LAGU HELONA LAGU XUKUMO XABSI DAAIM

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. anwar says:

    talo wa atii ale balse talo kaa maqan walaalkaa ayay kujirtaa walaalayaal markaan dhageestay hadaladiina waxaan u qaatay dad kaquustay dalkooda war dal ayaad leedihiine kiina dhista oo kulabta waa nabade mid kale qofwaliba waxuuleeyahay dal ee kan maahan kiina ee dib ufakira wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  40. abdiosman says:

    asc dhaam saas waye waa loo bahan yahay baaritaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0