Sharciga ilmaha lala dhoofo.

2

Sida uu qoray Radio Sweden International.

“Dawladda dalkaan Iswiidhan ayaa hadda rabta in ay sharci ka dhigto in xukun iyo ciqaab lagu qaadi karo waalidkii ilmo uu dhaley dalkaan dibaddiisa ku haya,iyadoo uusan raali ka aheeyn waalidka kaleeto oo ay ilmahaas wada-dhaleen.

Maanta mid ka mid ah waalidiinta ilmahaas mas’uulka ka ah ,ayaa ilmaha dalkaan dibaddiisa ku heeysan kara isagoo aan wax sharci ah jabin ka dib markii  ay fasax dibadda ugu baxaan.

Haddii waalidka ilmaahaas dhaley isfuraan waxaa khasab ah in waalidka ilmaha dibadda ula baxayaa uu ogolaasho arrintaas ah ka helo waalidka kale,marka ay waalidku arrintaas isla ogolaadaana waa lagu heeyn karaa ilmahaas dalkaan dibaddiisa iyadoo aan wax sharci ah la jabin.

Xaalad noocaan oo kale ah ayaa sanad walba saameeyn ku yeelata qiyaastii 60 ilmood oo Iswiidhish ah.”

Xigasho Sveriges Radio.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here