Shillinka ugu yar lacagta karoonka ee loo yaqaano 50 ore ayaa isticmaalkeeda lajoojin doonaa wixii ka dambeeya bishaan September dhamaadkeeda. Lacagta Sweden ee karoon ayaa waxaa ugu yaraan doona 1 karoon. Qofkii haysta lacagta 50 santiga ayaan awood u heli doonin in uu wax ku gato ka dib September. Bangiga dhexe ee Sweden ayaa go;aan ku gaaray in uu joojiyo isticmaalka lacagta yar ka dib markii afti laga qaaday dadka Swedishka ay 2 meelood 3 ay sheegay in lacagtaan ay tahay macno daro.

Shillinka 50ka santi oo isticmaalkiisa la joojinayo

Shillinka ugu yar lacagta karoonka ee loo yaqaano 50 ore ayaa isticmaalkeeda lajoojin doonaa wixii ka dambeeya bishaan September dhamaadkeeda. Lacagta Sweden ee karoon ayaa waxaa ugu yaraan doona 1 karoon.

Qofkii haysta lacagta 50 santiga ayaan awood u heli doonin in uu wax ku gato ka dib September.

Bangiga dhexe ee Sweden ayaa go;aan ku gaaray in uu joojiyo isticmaalka lacagta yar ka dib markii afti laga qaaday dadka Swedishka ay 2 meelood 3 ay sheegay in lacagtaan ay tahay macno daro.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...