Shir ku saabsan körkortka oo ka dhacay Malung-Sälen

6

Degmada Malung-Sälen ayaa lagu qabtay shir ku saabsan sidii ay Soomaalidu kuqaadan lahaayeen Laysanka baabuurta (Körkort) kaasoo lagu barayo Soomaalida luuqadooda. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka ABF ee magaaladaas iyo Madaxa Isdhexgalka.

Casharada Teoriga ayaa la bixin doonaa axad kasta oo uu bixin doonaa qof Soomaali ah. C/Nasiir C/Rashiid oo u qaabilsan kamuunka xaga soo dhaweynta Soomaalida ayaa ii sheegay in koorsadaan ay ka soo qayb gali karaan qofkasta oo Soomaali ah oo ay ku soo dhaweynayaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here