Shirka sanadlaha ee barayaasha afafka hooyo

4

Shirka barayaasha afka hooyo ee sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkaan isugu imaan doonaan qaar kamid ah macallimiinta 13 shirka-macallimiintaluqadood. Shirka ayaa lagu qabandoonaa magaallada Västerås ee waddanka Sweden,kaas oo dhici doona 30-31 oktober 2013 haddii uu Illaah yiraahdo.

Isdiiwaangelinta waxaa ugu danbaysa 03/10-2013 wixii faahfaahin ah kala xiriir Cumar Aadan telefoon:- 0735873063. Haddaba haddii aad tahay Bare afka hooyo,halkaan hoose iskadiiwaangeli adiga oo ku bilaabaya E mailkaaga:

https://response.easyresearch.se/s.asp?WID=923479&Pwd=35943693&key=65070,29

Luuqadaha lagu matalayo shirka ayaa waxay kaal yihiin amhariska, albanska, finska, kinesiska, kroatiska, meänkieli, persiska, romani ,rumänska, ryska, somaliska, thai iyo vietnamesiska

WQ:-Cabdicaziiz

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here