Home Shirkada baabuurta ee Linnebilar i Växjö

Shirkada baabuurta ee Linnebilar i Växjö

Shirkada Linnebilar ee ka dhisan  magaalada Växjö waxaad ka helaysaa dhamaan nuucyada baabuurta oo kala duwan. Waxaanlinnebil kaa iibinaynaa baabuur cusub ama la soo isticmaalay ama kaa iibsanaynaa baabuurkaaga.

Qofkii u baahan shirkadu waxay siinaysaa deyn ribo la’aan ah ilaa 50000 kronor, qasabna maha inuu qofku shaqo haysto. Shuruudu waa in qofku ugu yaraan 1 sano wadanka sharci ku leeyahay.

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa telefoonadaan 0701456678 ama 0701440101 ama 0470543390. Emailka shirkada waa info@linnebilar.se.

Booqo bogga shirkada: www.linnebilar.se ama Blocket ka daawo baabuurta beeca ah: http://www.blocket.se/linnebilar-i-vaxjo

bilar2