Shirkada baabuurta Linnebilar oo Soomaalida siinaysa deyn ribo la’aan ah

5

Soomaali badan oo doonaysa in ay deyn ku iibsadaan baabuurta ayaa dhibaato ka haysataa dhinaca ribada oo ka hor-istaagaysa linnebilin ay iibsadaan baabuurka ay jecelyihiin. Arintaan ayaa hadda waxaa xal u helay shirkada Linnebilar ee ka dhisan magaalada Växjö taasoo macaamiisha Soomaalida diyaar ula ah baabuur casri ah oo ay ku qaadan karaan deyn ilaa 50.000 kr iyaga oo aan wax ribo ah bixin.

Shirkada Linnebilar waxaad ka helaysaa dhamaan nuucyada baabuurta oo kala duwan. Waxay kaa iibinaynayaan baabuur cusub ama la soo isticmaalay ama kaa iibsanaynaan baabuurkaaga. Qofkii u baahan shirkadu waxay siinaysaa deyn ribo la’aan ah ilaa 50000 kronor, shuruudna maha inuu qofku shaqo haysto. Shuruudu waa in qofku ugu yaraan 1 sano wadanka sharci ku leeyahay.

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa telefoonadaan 0701456678 ama 0701440101 ama 0470543390. Emailka shirkada waa info@linnebilar.se.

Booqo bogga shirkada: www.linnebilar.se ama Blocket ka daawo baabuurta beeca ah: http://www.blocket.se/linnebilar-i-vaxjo

bilar2

 

Mowduucaan waxaa suurto galiyay shirkada Linnebilar.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here